Dhibka ina haysta(somaali)ayaa ah ! In inagoo 20tan dhaafnay aynu is waydiino maxaad rabtaa inaad mustaqbalka noqotid !? 😂😂 Xaga ay cadaanku su'aasha waydiiyaan ilmaha oo 10jir ka yar ! Waxa aynu nahay duni dambaysa, balse sababta wali somaaliyi may garan , waxa aan rajeenayaa in uu alle ina garadsiiyo
Пікірлер: 31