Gemki kalo oo teamka amiiro iyo koko isku balami amiiro dhanka xalay nuqsiga ah iyo dad cusub aad ku gaday asad ❤😂
@user-zv3hi3tf6u
10 күн бұрын
Aad iyo aad👍
@Nawal871
10 күн бұрын
Haa amiiro way gaden dad cusub teamkeda kuso daren hadii kale queen amiira ciyalada way xasuuqi lahyd😂❤
@adoontiallesiman262
10 күн бұрын
ani xataa in prat 2 lasoo samaynayaan moodayay lkn malaha intaas buu ku dhamaaday xalay 2 qof oo aan aqoonin baa xalay Amiira la jiray waana wiilki la badalay iyo kii kale
Team amiira hdda nhy cwo waa faraxsan nhy halka xly team koko mesha haysteen anaga leh commentiga 😂😂😂caawa
@HAYAt_678
9 күн бұрын
Ani Amira iyo koko waiskujiclahay lwadodaba markey guulestan waiska farxaa💗💪
@MinhaajAbdullahi-of1wi
10 күн бұрын
Yes Amiiradeena caawa wey guuleysatay wllhi Hampalyo amiira video ga waan soo jiiday mesha ugu dambeyso ayan geeyay❤❤❤
@cuud_
10 күн бұрын
Dhulka isku jaf xaqa uledahe😂😂
@user-zv3hi3tf6u
10 күн бұрын
Ayyyyyyyyyy❤
@anzalmaxamuud778
10 күн бұрын
Thanks wlh waa iga farxisey😂
@user-zv3hi3tf6u
10 күн бұрын
Ayyyy❤
@MinhaajAbdullahi-of1wi
10 күн бұрын
@@cuud_ Naaa mar hore ayan isku jafay beee🤣🤣🤣
@Abshir_Ahmed_Hassan
10 күн бұрын
Team Ceyda One Like 👍🏿 👌 💪 🙌
@Abraar-tw1zt
10 күн бұрын
I dondon't like king CEYDA 🤢🤢🤮🤮❌❌👎👎
@mohaaali7658
10 күн бұрын
We ulitoka wapi
@xafsomaxamed1555
4 күн бұрын
@@Abraar-tw1zt😅😅😊
@Abraar-tw1zt
Күн бұрын
@@mohaaali7658 Maxaa soo qortay adiga ma fahmin 😒😒
@masbal9180
10 күн бұрын
Gamekan Amiira qurux aya iska leh kaseexda habrihi qaylada badan away oo dhihi jiray heee 😂😂
@naturechannel950
10 күн бұрын
Saxiix amiira game kasta ayadaa leh really 😂😂😂😭
@FarxiyeIbraahim-it5jv
10 күн бұрын
attttt hayeeelin akhwaan😢😂😂❤❤
@sukhramohamoud1735
10 күн бұрын
Mrwlba amira le😂🎉
@masbal9180
10 күн бұрын
@@FarxiyeIbraahim-it5jv maka daaya wad i ceshan kartan team Qabqab
@Tasnem_tasmah
10 күн бұрын
Meelahas bay sida eeyihii oga ciyayaan😁
@khaliilofficial597
10 күн бұрын
cida quraanka jecel loofta saara❤
@maryammacalinnuur4033
9 күн бұрын
Xageeen ka saarnaa love hee Reply 😂 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimaabdi1874
10 күн бұрын
3:50 alla amiiro marke dheleso talefanka ano luxay lee arkaa halahas amiiro caawi lee iga thy siito oo bakadaka la haayo cml guleso aqwan😂🥰❤️
@axlaamcumar5905
10 күн бұрын
Ala ani xitaa kaligay is moday mopilka aaba ruxaa team amiira is not easy😂😂
@masbal9180
10 күн бұрын
Wlhi isku mid aya nahay rooti ayan cunayay gacana biyo kuhaystay intan iska dhigay rotigi ban laruxayay 😢😢 jacayl aan u qabo gabadhan team ka iyada io ugbad ayan ugu jeclahy wilashana fadil wa daacad
@fardawsafilsan7311
10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 fans khataraa tahay😂😂
@fatimaabdi1874
10 күн бұрын
@@fardawsafilsan7311 soma ahan 😂
@IsmahaanXirsi-ns2zx
10 күн бұрын
@😂😂jahmasbal9180
@hindakahin5144
10 күн бұрын
Hmplyo Amira Qurux markste guul ku rajeyna Huno❤❤❤❤
@ladiifoahmed5612
10 күн бұрын
Amiradena always winner congratulations sis 🎉❤
@xanaandhuxulow
10 күн бұрын
Amiiradena Illahey ino xafid m.a congratultions🎉🎉 WE Love You 😩❤️🥰 waara Asad gabadha m.a ino dheh😅
@MaidoAbdullahi-rf4jy
10 күн бұрын
Yes team amiira is not easy
@deganahmedali
10 күн бұрын
Amiira qurux congratulations my dear sister ilove it wlhi 🎉❤❤
@user-qt3of6ir2x
10 күн бұрын
M.a Amiira qurux hamblyo hamblyo xppti❤️♥️🥰💯
@user-ec8tm5bh8u
10 күн бұрын
M.a amiiradeena guul ❤
@Nawal871
10 күн бұрын
Team amiira is not easy😩💗
@zahruujadeey4083
10 күн бұрын
Inta vedio jiday o o gaty ine amira badiyo ayyyy❤❤amira isn't esy ❤❤
@fatxoabdinasir3200
10 күн бұрын
Maba joogi karo in aan jiido oo soo ogaado in ay amiiradeena madisey iyo in kale maekaan arko in ay amiira qurux badisey ayaa misne soo celiyaa videow ga😂😂😂
@AishaMohamud-tz3jq
10 күн бұрын
Ay amiirada team 27 amiira qurux jecliyaa guusheega❤
@user-yr6yy7dr8g
10 күн бұрын
Amira m.a ayaantaan cadi ma ahan ❤❤❤❤❤❤
@fatumofatumo-oc4lc
10 күн бұрын
Amiira congratulation🎊
@Juweeriyo-eh9ph
10 күн бұрын
Amira masha Allah
@tuneeyyyyy
10 күн бұрын
Dadka dhn adi cml mee iska noqdan kuwa meshn cuqdad baa dishy wlhi
@maanomohamedali6135
10 күн бұрын
Amiiro qurux is ont easy guul ❤❤❤🎉🎉
@KeynaanMohamud-qy8tp
10 күн бұрын
Amiira qurux sida ceyda oo kale wey nasiib badan tahay guuuuul Amiira qurux mar waliba ❤❤❤❤❤❤❤
@tuneeyyyyy
10 күн бұрын
Jh nin rageed❤
@user-yu2yx7cq5b
10 күн бұрын
Team samiya one like 👍 👌 💪 🙌🏻
@ishwaaq868
10 күн бұрын
Amiiradeyda waligaa guusha saan uwado Amiirada❤❤❤❤❤❤❤
@FardowsoIsak
10 күн бұрын
Congratulations 🎉amiira gushada wan Ku farxay😊 tedakale asxabey cumeer mabaxay bes miyaa🙄
Congratulations🎊 amiiradeena wan ku faraxsanahay guushada❤❤❤
@huda3944
10 күн бұрын
Amiira congratulation 😍💃
@Hayat76752
10 күн бұрын
Amira m.a gacmaheda nool barakallah😍
@zeitunadan
10 күн бұрын
MashaAllah amira, congratulations 🎊 ❤
@zahruujadeey4083
10 күн бұрын
Ayy tem amiraqurux isn't esy ❤❤❤
@Samrosimin
9 күн бұрын
Jh amiira deyda markey.guuley sato farxad melan is geynayo maleh queen of queens gemkan ayada leh amiira.deena 🎉😊😊😊😊
@user-lh4zv1qe4m
10 күн бұрын
Amira qurux congratulation mcntoo ❤❤❤❤
@mumtazciidle6005
10 күн бұрын
Wow amiira qurux m.a❤ waxpa lagma gaban karo game ka yada xoreystE😂
@fcy-jo7pn
10 күн бұрын
Walalke asid waligey qof social media kama dhihin guurso lkn adiga waxan ku leyahay guurso awladadan rabna inaa argno inta yar tahay ka faaideso 💙💙💙✌️✌️
Asad iyo asxabtisa team 27 waa salamantihiin🙌 abowe waad kumahadsantahay wakhtigada qaaliga🙏 sirta waxaa waaye aamiro sidagan ayey uwarejineysa oo kulaha kor uma tureyso ama kuwa kale ey korton kulaha ey kor uturayaan ciyarta xarabo ayey ledahay ❤🙏
@hodanabdi6609
10 күн бұрын
Congratulations 🎊 princess Amiira qurux ❤
@user-tt5qd7px6p
10 күн бұрын
Congratulations amira❤❤
@MunaMaxamed-no2nl
10 күн бұрын
Coungratulation tydiiiii ala guushada jecliyaaaa❤😢
@user-zv2ri8sb6g
9 күн бұрын
Amira always winning 🥇
@xamduushxamduush5268
10 күн бұрын
Amiiro ilmaha se yeshy congratulations yaqei😂❤
@abdifatahmohamudsalad655
10 күн бұрын
MAMA AMIIR ALWAYS IS BEST 👌
@A.Muslim.girl.from.Yemen-
10 күн бұрын
Greetings from Yemen 🇾🇪🇾🇪 to all Muslims and free people in the world🇵🇸💪🏻❤❤
@Sahara-fc2bz
10 күн бұрын
Team Asad Hagio is muujiya 2M coming soon 🎉🎉❤ iinashaallah ❤❤❤
@Mm33447
10 күн бұрын
Hambalyo amiira qurux 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@NaciimoCali-yy5zy
10 күн бұрын
Markasta amiiro guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@masbal9180
10 күн бұрын
Amiira qurux 🎉🎉🎉🎉
@Xamdajk-tq5pu
10 күн бұрын
Gacan kutagay amiira wow m.a weybobsisay
@user-gu7bt4jv3b
10 күн бұрын
Congratulations 🎊 Amiira qurux❤❤
@user-mz6mp7qh6g
10 күн бұрын
5 disho is back ❤🏆
@user-lh5hf4fq9x
10 күн бұрын
Believe me Amiiro masaf bay haaadin jirtay ma shaa allh
@masnayy
10 күн бұрын
Gulyso amiira qruxeey❤
@rajorumeyn6633
10 күн бұрын
7:57 amiira maginada cajinka ayey ka shaqeyn jirtay si da u hadineysay another level ah 😂😂😂😂😂😂😂
@Xamdajk-tq5pu
10 күн бұрын
Makinada sheygosun amira mabataqene
@tuneeyyyyy
10 күн бұрын
Waliged ma tagin bee maseeka jooji
@Tasnem_tasmah
10 күн бұрын
Xasuus baa gashay miyaa shaqadaadi hore dib umilicsatay
@rajorumeyn6633
10 күн бұрын
@@Tasnem_tasmah haaa wlhi
@fadnamohamed8133
10 күн бұрын
Amiira always winer ❤🎉
@mohamedAhmedHasan-cx6so
10 күн бұрын
Amiira waa legendari
@shucaybhassan6252
10 күн бұрын
AMIRA
@Amirafan1
10 күн бұрын
Amira is not easy 😂😂❤
@adoontiallesiman262
10 күн бұрын
waa wareey Amiira 5 qof bay ka badisay waxayna heshay 50 Dollar xalay waxan arkayay team koko oo dabaal dag iyo ereyo qaldan isku daraya yacni dabaal daga caadi waaye way badiyeen lkn teamka kale ayay waxka sheegayeen iyagoo Amiira ku wada hadalkooda taasna qalad bay ahayd kolay ani labada gabdhood way ii siman yihiin lkn dadkaas ha arkaan inay kaligeed ka shay 50 dollar ee xalay 4 qof lagu helay waliba Game kii ka adag bay ku badisay iyo dad intii ka badan halkaa waxa ka cad in wuxu nasiib yahay markaa adoo qof amaanaya qof kale ha caayin baan dhihi lahaa team koko Team Amiirana waxan leeyahay waa markiiniiye dabaal daga lkn sida teamka kale ha caytamina 😂
@HaawoHaaji
10 күн бұрын
Anaga team amiira nahy caruurta ma caayno lkn waa buusnaa 😅game weligiisa liska badin jirey ayaga caay iyo balaayo ley ya qaanaan aqwaanii caay looma baahne wxii ta Wartiina ah la Imaada anaga Amiira kama kaftan no 😅😂ciyaalada lama xifaaltan No team amiira maal walba anaga noo xureysan tahy 💃team amiira hataliyaan 🦁inta kle haloo taliyo🐒wuuw😂💃maku xumeeyey😅
@adoontiallesiman262
10 күн бұрын
@@HaawoHaaji ani team Amiira in badan baan arkay inay dadka caytama u jawaaban maahe ma caytamaan teeda kale ani waxa iga yaabisay dadku waligeed bay kala badin jireene maxa cayda keenay hambalyo uun may dhahaan teeda kale dadkaas haday ogaan lahaayeen in video gani soo socdo wax bay is kula hadhi lahaayeen 🤣🤣🤣🤣🤣
@HaawoHaaji
10 күн бұрын
@@adoontiallesiman262 Haa wey fududaadeen ka xaxaabiya dhehe teeda kle team amiira caay ma bilaabaan hdii loo bilaabo Amiiradooda kama kaftamaan sunta cayayaanka naxsan sifiican ugu buufiyaan ilèen iyagaa soo kaxsadee libaax jiifo lama dadaansado team amiira kabtooda uma gasho🥰🤣💃hacaaytamaan wxy noo cadeynoyaan inay yihiin 🐒team amiira nah🦁maxumeeyey🙄
@nawaalhussein731
10 күн бұрын
Congratulations 🎊
@Tasnem_tasmah
10 күн бұрын
Amiira naag aan loo cabsanin hmblyo queen❤
@khadraaxmed4578
10 күн бұрын
masha Allah amiira guulayso weligaa qaali markasto kula jeclhy team amiiro congratulation
@abdixakimaxmed5757
10 күн бұрын
Congratulations Amraa❤🎉
@user-gi2rd2kg8j
10 күн бұрын
Yes team amira amiira gulesey gamka wuw
@abdallahussein83
10 күн бұрын
Congratulations queen of Malaysia #Amiira qurux ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SULTHAN27
10 күн бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Пікірлер: 936