Hawada hadii la iibiyay waa Kulmiye uun Siilaanyo dhaafi mayso, waayo maxamuud xaashi wasiir buu ahaa u shaqeeya Siilaanyo marka hadii maxamuud xaashi qalad galay siilaanyo ayaa lagala xisaabtamaya kaahinoow
@museegeh5320
8 ай бұрын
Siilaanyo Qasrigan weyn ee la moodo kii Boqortooyadii Kuwait xagguu ka keenay, Dubai mid baa lagu sheegayay
@Dalkiiuhiiliye
8 ай бұрын
Filinkii snm wa so dhamaday dadku waabu ka xanaaqaya waayo idinka magaci ka dilay oo dalki baab'iyay qof dambo snm sheegta dalkani uma baahna e na dhaafa adeeer
@halilmamohamed4493
8 ай бұрын
Haduu dhamaday maxaad la xiiqsan tahay 😂😂😂
@Mamar6310
8 ай бұрын
Ina KAAHINOW ADIGAA WASIIRKII ARRIMAHA GUDAHA AH QABQABO NIMANKA AAN HOOS KU MAGACAABAY
@Abdullah11407
8 ай бұрын
Xoolo land
@Mamar6310
8 ай бұрын
WALAAHI hadaan salaadiinta waar IYO XIRSI maxamuud xaashi cirro ina jaambiir cadda gude ina good IYO KUWA parlamanka ee aan u aqaanno CIYAALA WEEROHA HADAAN IYO SULAAN XASANKA SACAD MUUSE OYO ICTISAAMKA WADANAK LAGA QABAN IN MEEL DHEER LAGA DAYDAYI SOMALILAND😮
@farahfahiye4050
8 ай бұрын
Ina biixi oo tii qanka iska daa tii dadka babay baad wadaa ader ee xiishood
@aminaahmed9352
8 ай бұрын
Hhhhhhhhhh
@qwertyaserty8404
8 ай бұрын
annagu hadaanu cise wayne nahay horta marka hore somaliland cidi naguma qasbin anago maaankayaga iyo miyirkayaga qabna ayaan u dhaaranay halkay umadayadu mareen iyo calankayaga iyo cidayada hadaan midi naga hadhayn oo maantaba abahay waa askartii militariga la shirqoolay ee mabdiyiissa iyo difaaca dalkiisa naftisa u huray maantana maxbuuska ku ah laascanood diidayna xitaa inaanu soo siyarano onaan cadowga u jabiniin kuna faraxsan maca haday tiisi noqoto anagana nagula wada dardaarmay difaaca qaranka iyo wadaniyada dalka iyo badbaadinta umadayada somaliland . ;akin issaqow shalay iyado 32 wadani ku aqoonsanyihiin ayaa abaaha adoonimo nogusoo badalay waliba bilaa shuruud dee kolkaa ina abu jahal anigu rajo kama sugayo musena hadaanay danbi noqonayn waa nabi ilaahay nasoo diray oo kii reer shidoon ee wasarada arimada dibada iyo xirsi miinaday somaliland u aasseen lascanood mooye cidi kumay dhiman formajona ma guulaysanin isdhexgalkii iyo maskax ka maydhistii koxdii heritage iyo citissam way saqiirtay👍🙏👍🙏 from saylac city somaliland republic
Пікірлер: 14