Hadii aad ku cusub tahay subscribe saar si aad ula socotid muqaalo kale oo cusub thanks for watching waan idin jeclahay my big fans caaq iyo caaqadba madaxa ayaad ii saaran tihiin
@omarrboyy8516
3 жыл бұрын
Legend 32 sano aya taageero ku ahay wa ku wataa😁😁😁✌️
Asad iyo libax salaan sare muqdishaan idinka salaamayaa, hore u socda.
@queen_azhwaaq9157
3 жыл бұрын
Wadankeeni wa horumaray mansha allaah allow nabad noga dhig🌺😘🌍🌍😫
@nadifoabdi8621
3 жыл бұрын
Aamiin alow
@hayatmoha9506
3 жыл бұрын
Azad waan kusalamay 🖐️ from jigjiga ❤️👑🤴
@karamoige7326
3 жыл бұрын
Legend Asad Diaby keep going From Ceergaapo 🔥🔥🔥
@abdullahiahmedmohamed3925
3 жыл бұрын
Reer Puntland waa dad mashalh ah, magaaloyinkoda isu socodka waa nabad. wadooyinka waa ok... Sidaa awgeed wee fududahy in adeegyada noocaan oo kale ah uu ka shaqeeyo. Ilaahow u ziyaadi yaarabi... I love puntland from marka cadey
@fowsiyobashiir6849
3 жыл бұрын
Keep going legend of mudug
@omarrboyy8516
3 жыл бұрын
Legend 32 aya taageero kuu ahay wa ku wataa
@mohamedabdulkadir5438
3 жыл бұрын
Rer xarfo is muujiya 🤩
@maryanmaxmuud168
3 жыл бұрын
Asad Diaby wan KU WATA GAR IYO GAR daraba Hore usoco legend Salan timo BADAN from to Hargaysa
@Sales556
3 жыл бұрын
Wa wax lagu farxo appkas hadu ruun yahay. Hurumarka adunka ayu ka mid yahay. (sharciga hala raco. Adunku wuxu herka ku gadhay waa kaladanbayn. Maha xoog ) Insha Allha wax badana dalka wan uu rajnaya. (GUUUL& GOBONIMO ❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@apdallaabbas4060
2 жыл бұрын
kkkkkk QozoL wlhi kep goin pro 🤣🤣🤣🤣
@miskiismaciil8269
3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk labo qof aaan jeclahay Asad iyo nadir libaax kabeye
@mrxudkaxuseen3392
3 жыл бұрын
Asad diyaawi brother salan sare wan ku tagera
@shafinhogaming5997
3 жыл бұрын
Waxan kuqoslay iila gor gortan😁😁
@shafaarmoha9479
3 жыл бұрын
wlhi mnshallh wadankii wuu hormaray oo uber ookale be weeye wa balan dhawan bn uso socda wadankee inaan airportkaba isaga ka dalbado tiktkana garowe aan so gosto si aan baravo urac rer bosasod bn ahaye thnkz zxb diaby hormar wcn
Пікірлер: 125