Inankayagu Ikaran tahlil mahaaa Well said 👏 hadii aad dhiiga umadiina aad ku maydhataan oo caadi idin tahay dee anaga noo maha ee wixii inanka dilay keena Noo so daaya kuwa xidheen
@MCC143
2 ай бұрын
Ikraan miyaan xaq lahayn iyaduba.
@user-sz7sn2rv9r
2 ай бұрын
@@MCC143 Ikraan maanagaa idinka dilay dee xaqway leedee doonta anagu kuwayagaan ka hadlay naaye
@MCC143
2 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r anigu reer hebel baan ahay kuma oran ee isdeji may be in aan isku reer nahaye.
@user-sz7sn2rv9r
2 ай бұрын
@@MCC143 reer hebelba ma sheegin ee ha raad sadaan wixii dilay anagu kuwayagaan raad sanaynaaye intaas baan idhi oo jawaab u ahayd ikraan miyaanay xaqlahayn
@ahmeddooddi4991
2 ай бұрын
Ilaahayoy xamar nabad ka dhig oo somalida ku arsaaq xasilooni iyo degenaansho waarta, qabyaaldana ka dhex qaad.
@nathra7351
2 ай бұрын
Dad wanaagsan kama dhalan odayaal malaha Dhaqan malaha hawiye iyo daarood intaba isaaq inay isdhexgalaan ba maaha ehlu beydkii rasuulka scw gobi waa isaaq maashalah
@sahraismail2230
2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@TripleA0825
2 ай бұрын
Kuwani kuwii sanadkii hore Madaafiicda masaajidda iyo hospitals ka laascaanood ku garaacay saw maahayn. Ee laga kari la naga kaxaysta 😂
@ahmedgaileh
2 ай бұрын
@@TripleA0825 ADIGU MA JIRTID OO WAXAAD TAHAY LAANGAAB INAN GUMEED BAQAYA, WAANA LAGU OGYAHAY!!!!!
@hassan-mp1pk
2 ай бұрын
Buule people garacdaha habar awale kaa xun laa dilo munafaqiintaa habar awale
@HusamNawaaf-ik7ou
2 ай бұрын
Hooyada ayaan lahayn dhaqan ma idoor ayaa dhaqan wanagsan leh ilma abaarso nacalaa kudhalay
@abdigah5364
2 ай бұрын
Waar hadalada dacfiga iyo baryada iska dhaafa ma jirto cid idinka hoos-qaadayse . Inta aad dawlad cadaw ah u cataabaysaan waxa idinla gudboon inaad u guntataan xoojinta dawladnimada iyo ciidanka Somaliland وبالله التوفيق
@kowsarayaan4752
2 ай бұрын
Good job ❤
@hassan-mp1pk
2 ай бұрын
Dhadiga isaaq oromo noqdeen
@user-sz7sn2rv9r
2 ай бұрын
@@hassan-mp1pk xasan dhedig maxaa ciil haya
@maxamedcabdi2232
2 ай бұрын
Allh haka soo daayo
@user-ul6fn9ie6q
2 ай бұрын
Masha allaah waa faraxad madax dhaqameedki oo dhan fariin wada diraya guul wilasha xamar lagu hasto illaahay xoriiyadoodi how soo caliiyo
@fahdiabdilahi7692
2 ай бұрын
Ugaaska guud ee Arab ayaa ugu hadal wanaagsan ❤
@83music43
2 ай бұрын
😂
@user-gb8tt8oq2e
2 ай бұрын
Villa war dhiigley haka sugina gar naqsi iyo cadaalad. Meesha cadaawad xoogan dad inoo haya ayaa jooga.
Ilaahay xaqa ha cadeeyo oo gacan ku dhiiglaha ha kashifo. Inta xaqdarada ku xidhana Allah haka soo furfuro. Musuuliyadu waxay saaran tahay dawlada Somalia
@zaynabzaynab
2 ай бұрын
Waar oday dhaqameed malaha reer Koonfur iyo culimotoona
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
2 ай бұрын
Run badanidaa waa sidaa aad ku sheegtay Abtiyaashay 😂
Somaliya waxa xukuma wa maafiya waliba maafiyadu caqli baay leeday iyagu caqli ma laha adeer ninkasi waxu uu shaqaynayay ekawa marka wa ina malfkasa lo gudbiya si aay iyadu uu badho dadka aay qafasheenay laga so fardamiya intay iyagana ciijin ilahayna shacbkooda Haka badbadiyo walhi wa maskin shacab laafiya ku hoos noole
@ashanor8035
2 ай бұрын
Muuse eersada Muuse eersada Alaah og
@user-sz7sn2rv9r
2 ай бұрын
Siil kaaga uray eerso uraysooy
@Tamsim3358
2 ай бұрын
Wax aan dhaqan iyo diin lahayn ba Mogadishu madax shaagata, dadnimo ha ka sugiina 🙄
@libanmoalim3386
2 ай бұрын
Arabmiyaad tihiin mise soomaali
@jamaadnuura10
2 ай бұрын
Wadani tools cabdinasir Allah ha u naxariistee qaranku ka baxay lamaydaan dareen ahayn isaga iyo kuwii kaleba
Hawiye waxay sameeyeen inankan aqoon yahanka ah na dila iidoorka u ooyaayana xidha xitaa siyaad bare taa muu samayn.
@HassanAliHassan1960
2 ай бұрын
Qaldaanka baa hadlaayo war naga aamusa Ee Xamar ka baxa
@karimhasan8967
2 ай бұрын
Wsd xanunsanaysa qudhunow kuwa dadka cunaya ayad difacaysa
@karimhasan8967
2 ай бұрын
War kuwa diyaraha transiteka ku ah qaar inoga reeba qaarbadoda ah oo cejiya qaarna ino xidhxidha markasay kubadu barajo tahe ragan abahod afwayne ayay ka dhaxal hayan munaqafada iyo cadawnimada
@ilyaasmaal742
2 ай бұрын
XASAN DUUFLE DOQON LAMAAN YAABIN WAXAANSE LA YAABAY KUWA MARCLABAAD DOORTAY IYADOO SHEEKH SHARIIFBA AG TAAGAN YAHAY.
@Abdiqadir_Omar
2 ай бұрын
Failed state of Somalia waa cadawga koobaad ee reer Somaliland. Reer Somalilandnow ogaada cadawgiina koobaad cada uu yahay oo meel iska dhiga walaalo ayeynu nahay iyo wanaagan aad ka sugaysaan failed state of Somalia. Reer Somalilandnow qalbiga laxaamata oo cadawgiina diwaan gashada oo meel ku qorta
@zaynabzaynab
2 ай бұрын
Waar sodinka in ay dadkay xukumayeen in taliyayaashii dadka afduubanayaan waar dadkani manaxaan oo maqoslaan oo waa dadqalato ee ee joojiya calaacalka.
Waar adeer wax aan somali dhaqan u ahaan jirin o gunimo ah baad ku faani Calaacal maaha adeer e magan lalaayo somaland is taajin mayso wana la ictiraafaya e Hawiyaha dawaarlayaasha iyo ganacsiga hargaysa ku leh uun bay galaafan anaguna kuwa naga maqan idinkay idin taal sa ka yeelaysan Magan lalaayo dhaqan somali may ahayn Lkn hada idinkaa bilaabe gurta midheheeda
@isseyusuf8888
2 ай бұрын
@@King-lp1my abowe adigu somaliland ba shegata no da modigsho unaka leh.
@user-wx5xf4sf8n
2 ай бұрын
War waxaasi waa argagixisadii aad soo dirteen
@mawliidhussein6927
2 ай бұрын
Dawlada somalia ayaa dishay waxba yaan hadalka la bidin inamadan dembe uun sidii loo sii daynlaha xalkeeda hala raadiyo
@user-cs8zm2rb3v
2 ай бұрын
Dad iyo dal aanku ogalayn hawadooda ma maamulo kartid xamar, markii hawada lagaga adkaaday maamulka xamar shacabkii usoo shaqo doontay ayay dileen
@xaalidahir8268
2 ай бұрын
Reer qadaadwheen in SOMALILAND we will come after you …. Be a awere 😷
@hooyokhara
2 ай бұрын
xaqa hadii afka laqabto fedhuhu kadilaca muqdisho meel maha xamar
@cabdiradhiidguuuleed6871
2 ай бұрын
Asc wiilka alle hauraxariisto qoyska iyoqaraabadana samir iyo iimaan saadiqa alle hakasiiyo wuxuu ahaa will academi ah wuxuu ahaawiilsoomaaliyeed umada soomaaliyedna qaali ku ah waxaa layaableh ninka xasanmoodaya ehel war xasan ehel mayaqan cadaaladna mayaqan waacadowga umada soomaaliyed damiirwaxgarta iyodubnaxa midna malahan masuuliyadna maqaadikaro idinkuse abaartiinii bad marteen
@sadamyusuf8676
2 ай бұрын
WAAR NACNACDA IYO CATOWGA FARAHA BADAN IGA DAAYA OO ...WAAKUWAN FARAHA BADAN GANACSATADOODUYE ...HALOO AARO AMA WAXANI WAA NACASNIMEE SIDA MAATADA HALOO DAAWADO ... WAAN GARANAYNAA CIDA U QALANTA DADKAA LA HAYSTO IYO KAA DHINTAYBA ..CIDA LOOGA AARAAYO
@abdirahmanhersi6393
2 ай бұрын
Kolay haday garteen hadla muu qof u hadlo intaasan isku raacsanay yidhaahdaan
@Maftuuxmahdi
2 ай бұрын
Anaa diyaaree ii tilmaan aan ku jihaadee
@fahiimae7336
2 ай бұрын
Qof aan danbi geysan qof danbi geystey loogu aarimaayo oo diintu ma ogola. Lakiin yaan laga hadhin oo laga nasan sidii inamada loo soo deyn lahaa. Aakhiro ayaa war jiraa
@user-xj9jx5cg8o
2 ай бұрын
Waa tuugtii wadani ee somaliweyn u ooyah
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
2 ай бұрын
Hawiye wlhi itopiya iyo somaliland ila cashar u dhigan ka hadi mayan nin niisa dishy bay leeyhin idinka dilay hadad somaliland tehin waxay ku sheeganyan daawo nimnka caqlika xuni
@AbidiMohamed-ih7fb
2 ай бұрын
Caddayntii mayday
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
2 ай бұрын
@@AbidiMohamed-ih7fb adeer hadad idinku dilin mad maxkamd keentan kuwa xidan haday Danbi galin hadi kale iska si daysan malaha waxad u hystan inay dad la dhalan adeer qaran iyo dad bay ka so jeedan waxyow caqlika xun leh
War xasan abohadho lamuu hadlayo soland magaraneyno
@abdurahmanali4374
2 ай бұрын
Odeyaashaan daalimiinta ah cadaladda ay raadinayaan muxuu yahay,, Laascanood 9-kii bilood oo madaaficda ku garaacayeen Idoor ama SNM raali bey ka ahaayeen.
CAWAANKAN BAL EEGA DAGAALII LASCAANOOD IYO NINJA XAMAR LAGU DILAY IS BARBAR DHIGAYA
@xaalidahir8268
2 ай бұрын
Waa ino dagaal faqash qadaadwheen!👆👆 I promise waa lo aaryaa ragaa!!!
@mahatfarah3697
2 ай бұрын
Aqalka sare ee dalka waa reer waqooyi baarlamankana wey ku jiran ayagaa indhahooda lagu tusay wixii dhacay kuna qancay in daalimiintas lahaayo maxkamadna waala soo saara ee is wareysta buuqa iska daaye
@FaadumoDaahir-wt5op
2 ай бұрын
Ma illahay ayad la hortgi Malinga qiyaame inay dileen
@ahashi7828
2 ай бұрын
Waar reer Sheekh ISAXAAQAW iska qabta Muuse biixi iyo Mohammed kaahin waar MUQDISHO isla habeenkaas waxaa lagu Dilay Genaraal Abdi EiD Xaaji Raani oo ah nin GARXAJIS ma is waydii seen maxaa loo dilay? Miyuusan ahay nin ISAAQ ah oo Habaryoonis ah?War Muuse iyo Mohammed Kaahin ka qabta wadanka.
@user-cs8zm2rb3v
2 ай бұрын
Xamar marka horaba dagaal iyo cadaawad ayaa ina dhex taalay ,waa dagaal kale oo cusub oo inoo bilaabmay
@munaomer8597
2 ай бұрын
Waar dadkan goorma ayey naga tegaayaan? Qabiil ayey dadkii ku kale qeybiyeene
@bilehassan1818
2 ай бұрын
Kan cigaalka xun sita ma kii Arab baa?
@user-sz7sn2rv9r
2 ай бұрын
Haduu sitana maadaa u ibiyay lacagtiisuu siistee
@Geelljireqoqay
2 ай бұрын
ka xaabxaabi
@Keysek
2 ай бұрын
Idinka dhaqanka ahi . Maxa muqdisho u aadi weysen. Inta hargeisa ka qaylinaysan. Suldan Hasan waxan leyay muqdisho tag rag iyo Rabiba wa ja danbeeyaye.. Nasir dahable iyo inanki kaleba. Xaqooda geesinimo kuso dhacsda. Hadi kale Malin walba qaarba la dili dona
Пікірлер: 126