Caasha Cuud Waan ku salaamay waxaad tahay wariyadda kaliya aan jeclahay inaan dhageysto wararkeedaa oo Waliba dhameysto barnaamijka aad daadihinayso taasna waxaa ugu wacan Codka quruxda badan uu ILaahey ku siiyay Masha Allah Allaha ku dhowro
@caddaawedhoof7939
3 жыл бұрын
waan idin salaamayaa. ka dib waxaa la yaab ila noqotay in wariyayaashii soomaalidu dhiirri gelinayaan dhaqan shisheeye oo meesha ka saaraya ka saaraya kii soomaaliga ahaa oo aad kan la yimid dhaqankan doolka ah iyo kan buunbuuninaya ee wariyaha ahiba in ay ka qayb qaadanyaan dhqan guur bulshada da yarta ah ee u baahnayd in dhaqan koodii loo nooleeyo. Marka ma oran karnaa idaacadaha shisheeye oo markoodii horeba loo dhisay in soomaalida lagu burburiyo. Horey baa loo yiri(geel ninkii dhicin lahaa dhacayo lama dhicin karo). walaalayaal ka fiirsada waxaad baahinaysaan ee ha ka fakarina uun shaqadiinna oo keliya. mahasanidin.
Asc ramadaan kariim wll waad ku mahadsantahay lkn halkeee lagala soo xiriiri karaa mahadsanid wll
@abshirali313
3 жыл бұрын
Asha Ibrahim Aden waan ku salasmay sister
@bishaaromohamed6471
3 жыл бұрын
Asc
@ismailxaaji9559
3 жыл бұрын
muslimintu wa kwi dar ale isku cawiyo😌farxad o dhami wey iga gurtey dhaqle xumi awged🥺 lagyabe cawinta ad I cawso farxda an ka hlo ajar ina ku hesho alle haka abaal mariyo. Ma I ihi ma shaqeyste balse waqtiga an hada ku jiro waa mid aniga ad igu xun durufaheyga awgood . Igama ahan dheel dheel iyo kaftan ee walal adna ha igu dheeldhelin .
@abshirali313
3 жыл бұрын
Asha happy to see u here sister
@mohamedhassan-vd6xd
3 жыл бұрын
Ninkaaaan dr ka ahi ma voa buu u sheqeeyaaa warkasta oo voa fikir aad mooodo in aaanu qof dr ah iska daaye fikir negative ayuuuu maaaalin walba warkasta halkan nooosooo mariyaaaaa waaa yaaaabe idaaacadahaaaan jecelaaaa shaqsi noocaaaan oo kale ah !!!!
@mohamedhassan-vd6xd
3 жыл бұрын
Dr kaaaan siyaaasadda falanqeeenaaaayo baaan ka wadaaaa
@alibiye1068
3 жыл бұрын
Caasha cud xijaabka maad dhaha ku dadi non lee u eg thy
@dhagtaxaajidhagtaxaaji9247
3 жыл бұрын
Halow
@Ania123-g8u
3 жыл бұрын
V0a ninkan dr waxaba kama oga ee waa dagaal oge
@user-ne6pz3gp4w
3 жыл бұрын
Dadkan qabiirin nuce waye uf hatoosto he nabadgalyane aan helno aaan aragno
@yusufuk9925
3 жыл бұрын
Cciiidanka Caasimadda halagasaaro
@analovely6906
3 жыл бұрын
Asc voA Somaliya 🇸🇴💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍
@mustafemaxamed6085
3 жыл бұрын
oo Victoria masaaba loo baashalay covid_19 suruucdisiba kama muqato goobtee
@abdiazizfarah1531
3 жыл бұрын
Hhhh yuhuud afur samaynaya koleey, gaadmo baa ku jirta, kamana marnaan karto khiyaano, lagu dabayo muslimiinta.
Mid kale haddii Allah uu qadaro in uu darajada qabto xeer beey noqon in Cidamada qeybsanaadaan.saa darteed Cidamada waa in qabiil iyo siyaasad amar diido kafogaadaan.
@user-ne6pz3gp4w
3 жыл бұрын
Ubax beel xijaabka ayadanba aqonin
@Professor4555
3 жыл бұрын
Adiga camal waye kuwa ubaxa u baahan , xanaaq le heysin iyo dhib ina diinta ka dhigteen,
@mustafemaxamed6085
3 жыл бұрын
cowradeedii ma waxbaad ka aragtey sheeko xuney? maansha allah dheh gabadha qurigii ubaxa kubadaleysa ee jiilka dambe waxbareysa, koley adigu qabiil taager iyo naceyb ayaad ku dhameysatey cimrigagii inaad dunida kunolato lagugu talo galaye
@user-ne6pz3gp4w
3 жыл бұрын
@@mustafemaxamed6085 xijaabka sharciga so baro markasa hdli krta nacas
Пікірлер: 47