wallahi tas ben ma ahan aniga ayey igu dhacday mar an xanunsana aya gabar an daris nahay aya wadad dadka quramiyo ii kentay wuxu watay samecad aniga ila fac markasu samecada ad iigu so dhaweyay oo labta dhan aya ku guxeyso marku wax yar quranka igu socday ayu dhalo catarka yar yar lagu shubo camal ayu so qaday sanka ayu iga mariyay illahan ku dharte maskaxda aya i hurtay mel an jogo ayan kasi wayay markas ayu ul dusha iiga mud muday ano wax i heynin macnaha o mirkeyga jogo aya waxan iska dhigay qof wax kaso kor hadlen si u iiga dhafo waxan urayo o adka u kulul marka waxan leyahay dadka qarkod wax quraminayo iska ilaliya qar jeebka ah aya ku jira
@ibrahimmursal7132
5 күн бұрын
Sheekh itee kaala soo xariiraa
@11naa44
5 күн бұрын
Video yada hore number ka eeg
@MaamaLeyla-sp5rb
13 сағат бұрын
Wllhi ani waxaan qabaa kuwa rusheeyasha iyo jini ceejiye wee badan yihiin hala soo xiro umada halaka qabto intee girigoor tahay
@MaamaLeyla-sp5rb
14 сағат бұрын
Ani hada ka hor 2022 anoo xanuunka ruuxiga qabo baa lai geeeyey jini ceejiye hadaa taqaano rusheeye yare wllkis waaye wllhi sanka laikaka shubey wax kulul aad moodo basbaas iyo catar laisku tarey koronto laiku qabtey waa roonaaye markaasa noqdey qof waalan cml balaayo hor leh ika qeylisey xiligas ka dib daawoyin oo mudaawad ah 70 dollar ah baan dhiibney daawooyinka kuwa la caabaayo laisku qiiqinaayo ani horta waa badbaadey alx waxba kuma noqonin lkn dib dambe uma aadin rusheeye iyo jini ceejiye
@MaamaLeyla-sp5rb
13 сағат бұрын
Sixir sixir il il jin jin ee ku dhawaaqan
@ApdiKhadar-y2d
5 күн бұрын
Babulcilmi markasta wxd dhahdaa ila soo xidhiidha mana noo jabaysid maxay kudhacaday
@MaamaLeyla-sp5rb
14 сағат бұрын
Waxaan sanka laiska ka shubaayo kulula meela joogdo iyo meela mareyso ma ogaaneysid naftaba iney ka baxeysaa moode mararka qaar waxaan dhihi jirey si aan u badbaado saana nahay intaasa nahay waa idhaafi jireen waa lais cadaaba meeshas😂
@AyFaayow
4 күн бұрын
Wlhi suma wlhi marka bahashas sanka laga mariyo waxa hilmame hoyada magaceeyt😂😂😂 ani maleygu shubin lkn waa la ii mariyay wlhi sitos ah aaa u fardibexe 😂😂😂😂 astaqfullah
Пікірлер: 22