Heestan wey iga ilmeysiisaa waliba anigoo wadankeyga marna kabixin xitaa muqdisho madhafin lkn mar un wan rajeynaa inan wadankeyga ku dalxiiso oon gobolada tago
@saarohasan2533
11 жыл бұрын
ladanahii i uumoo intataan dhabarku liicsamin ama aan loowgu laabsamin ama luxudka ley dhigin leydhii dalkeygaa libinteeda sugayaa
@اياممضت-ز6د
6 жыл бұрын
Waa ooyeey markaan maqlay Ilove my home somalia 😚🌷
@ubahcabdi1566
2 жыл бұрын
😢😢
@user-uj8bf5bi2r
11 жыл бұрын
mansha alaah ish calaa fanaan wadani ah ayaad tahay
@rahmoali6292
9 жыл бұрын
maasha allah runtii waa hees dhab ah
@Iskufilan93
11 жыл бұрын
allow dalkeena nabad nooga dhig horaa loo yiri haybad waxad ku leedahay dalkaga hooyo aww heesta inta u danbaysa leydhii dalkaygaa libinteeda sugayaa fiq fiq fiq
How fortunate we are but how ill-fated my country is. Wadankeena wah kasto buu illahay ku deeqay badse anaguna waan silcinay. Seeing how magnificent our country is and how we destroyed it, inflicts sharp pain to my heart. Insha’allah wahaan rajaynayaah in aan dhuleena oo nabad ah arko marna cagaha aan dhigo. Allah yaa mar ciida soomaliya soo dhunkada.
@xuseenibrahim217xuseen7
3 жыл бұрын
Like kuqaba saxabta
@ubahcabdi1566
2 жыл бұрын
😢😢😢
@dahranaden9611
2 жыл бұрын
♥️♥️♥️👍♥️♥️
@bigdaddy96597
12 жыл бұрын
Yes it's quite true and very unfortunate but there's still a chance to correct and rewrite history. Waan ka xumahay,waana kula dareemayaa xanuunka.
Пікірлер: 18