Maqal-muuqaalkan markaad dhameysato waxaad wax badan ka ogaan doontaan Naxwaha Af Soomaaliga(Somali Grammar). Waxaana ku soo qaadanayaa afar(4) qeybood oo ka mid ah Naxwaha sida Qodob(articles), Magac(Nouns), Magac-u yaal(pronouns) iyo Tilmaame (adjectives).
Daawosho iyo Barasho wacan
Негізгі бет Quruxda Af Soomaliga iyo Naxwahiisa- Qodob/Magac/Magac-uyaal iyo Tilmaame
Пікірлер: 4