Abdilahi Wa Ahlu diin Rerkoodana Wa Ahlu din Macalin Aya dhalay lakiiin Malaig Ma Ahann wu qaldami Kara Ale ha isku sahlo Caruurta Hadal heynta uma Fiicno❤
@@dhaqaaqaaddhaxashidee naciimo qurux maanshaa alaah waa ku salaanay abaayoda muslimka ee hada soomaali islanahay ilaahay ha ku xifdiyo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
7 сағат бұрын
@@nadiamohammed5330 Shukran walaal qaali!
@abdijama1984
3 сағат бұрын
Nacimo abaayo wey ugu talagaleen abdullaahi wuu joogaa isaga kaduubaaye waxey tabtaa fayuus wax ay noo sheegtey waa beenteeda waaye niciimo umada wey waalatey lacag auee isku bahdilaayaan iam sorry maryan😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂 niciimo wey ugu Tala gashey adiga runtaa usheegtey thank you niciimo reerka eaa lacag raafis😂😂😂😂😂😂😂
@nadiifoyusuf1949
8 сағат бұрын
Cabdullahi Macalin Xussen wa rer Baleweyn wana,wana shiqal loboge ,gabadha ma garanayi lakin qofki sheqaalgaba ma aqan qabilkeda lakin qofki Durban tumay asaga fadul dalbaday Allah xaqa tuso
@dhaqaaqaaddhaxashidee
8 сағат бұрын
Nadiifo waan kusalaamayaa walaal, Baleweyn ma'ahan ee waa BALADWEYN!
@faizaahmed4268
6 сағат бұрын
Shiikhaal lobogey dir manihin bay dheheen ilmader xagay ku noqdeen ar qabiil dhibadana
@safiyanuura2954
5 сағат бұрын
Asc wrwb shiikhad naciima iyo akhyaarta Wan idin salaamay ❤🌹❤️🔥. Horta somali qabyaalad kama weynaadan? Maxay ka faa'idaan? Subxanallah wa jaahilnimo qofka Ila hada qabyaalad ku dhegan😢 mida kale kibirka diiniyan lama ogola waayo shaydanba kibir ku faanay. Ina qof la yaso oo la dhoho lama hadlo wa jaahilnomo number 1️⃣. Illahay swt maryan iyo cabdullahi hadi dhib jiro wanaag dhexdooda ha dhigo ilmaha yara ha caafiyo. Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin
@Maria-wb7lj
4 сағат бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee kkkk Beledweyn Allahayow balaayada hareer mari
@Maria-wb7lj
4 сағат бұрын
@@safiyanuura2954 Aamiiiiin
@fartun9503
4 сағат бұрын
Sheeko Cusub😢
@Aalaageesood
Сағат бұрын
Ayagaa isku dhigay wixi ki yimada wayo intas cameras hortaganyahiin
Hada ka hor anoo ilma 5bil ah intaan dilmay 3maalin dhaqtar kujiray, daawo qaadanaaye ayaan maalintii 4 raad safar aan laiogayn aaday , 2ba saac markaan gaariga saarnaa hawo ayaa iga buuxsantay 😢, ilaa maanta hawadii way igu wareegsataa. Dilanka iyo umusha inay kala duwanyhiin ayaan moodaayay.
@hamdixiischannel1482
8 сағат бұрын
C.laahi ilmihiisa ayaa ka xigo Faadumo buraanbur iyo qof walbo kaleba marka ilmahiisa garabkooda hasoo istaago waa nin weyn caqlina uma dhinnee.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
8 сағат бұрын
NIMANKA SOOMAALIYEED MAWEEYNAADAAN, NAAGA AYAA DABA ORDAYA OO DHAHAYA WAA WIILYAR HALAGA LEEXDO! hhhhh Niman ger ween ayaa la hor ordayaa!! Gerka miyaa soo dagdagay oo caqli leheen hhhhhhhh??
@Najmamo-g6s
7 сағат бұрын
😂😂runta shegtay @@dhaqaaqaaddhaxashidee
@noorunalanooor
4 сағат бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashideewaa sax😢
@fartun9503
4 сағат бұрын
Waxan ku Nacay Somali Qabiil 🥲
@noorunalanooor
4 сағат бұрын
So sad ,now are. 2024 😢😢😢😢
@ubahabdisaid2222
5 сағат бұрын
Faduma buranbur faido in ay ledahaye mad u maleysay wa faduul socoto bal fiiriya hadalkeda yey u hiilineysa yeyse ka hiilineysa afkeda iyo dhegteda ma is maqlan
@janira7480
7 сағат бұрын
Horta Kuwan wa qabiilkod 😮😮😮
@ashoabdi7018
2 сағат бұрын
is not easy the baby oxygen
@katuunomar2814
4 сағат бұрын
Sheeko cusub
@fathiamakelifeeasier
8 сағат бұрын
Afga afga qoyan iska hadal maqli jiray markuu qabiil ku dhig bisinka war biyo cab stress xamar ika dheh back to sweden 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ashoabdi7018
2 сағат бұрын
Even the baby doesn’t have a car seat what is going on
@shukriiman867
7 сағат бұрын
abaayo sow lagama yaabo in ay awoodin dhaqaalahaas oo ay raadsaneyso meel ka lacag yar allaah baa naga og
@dhaqaaqaaddhaxashidee
7 сағат бұрын
Shukri kuwa kallle xitaa lacag xoogan ayay kaqaadayaan!
@shukriiman867
2 сағат бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee allaah u caafiyo hooyo aan nahay waa dareemeynaa aan u duceyno adigana illaahey haku xafido iyo dumaashi iyo ilmaha aan habaryarta u ahay dar alle aan kuu jeclahay
Пікірлер: 77