Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, oo maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Adeegga Xajka ee dhowaan ay magacawday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay la go'an tahay in si hufan oo daahfuran loo maamulo adeegga Xajka, iyadoo loo caddaalad falayo ganacsatada iyo Xujeyda Soomaaliyeed.
Fadlan subscribe Channel-kan si mar walba noola socoto.
Subscribe to our channel www.youtube.co....
Facebook. / xogaha-dunida-10252814...
Ha iloobin inaad ku dhufato gambaleelka.
#xogahadunida #Mogadishu
Негізгі бет RAÍISAL WASAARE HAMZA: "XUJEYDA YAAN ISBAARO LOO DHIGAN"
Пікірлер: 1