أي حق جاء ،مع أن هذا دسيس الحق ومظهر باطل ،كن مع الحق ولا تكن مع الرجال ،حسان شيخ الدين حقا
@abumeysarmohamed3637
3 жыл бұрын
Ahlu xaqa had iyo jeer xaqa wa lagu aflagaadeeya , wana laguu dhibaa ,
@engcarab8173
6 жыл бұрын
Cadbikariim xasan xoosh Waa culumaa u suua
@MAHIIGAANCALI
5 жыл бұрын
waar culimada gaysaha isku;la jirta haku dhexwaalanineee ilaahiina caabuda maiyagaa laydin yiri kala xukuma
@aliabdullahi708
8 жыл бұрын
Sh sheeko maa sheeqa ku maage xasaan waxa uu ku qaldanyahay no sheeg ileen asi xadiis ayuu keena
@khalidzugal1115
5 жыл бұрын
Intaa saa Ku filan xasaanka social Ka dhe
@cawilcabdile8552
2 жыл бұрын
حفظ الله ورعاه الامام المجدد العلامة العصر حسان حسين ابو سلمان
@zaki_h8393
4 жыл бұрын
Alx sh xassaan xusein aadam abu salmaan waa caalimka diinta wakhtigan juhdiga ugu badan ku bixiya, waxba u noqon maayo war jadiidiyo kii ictisaam ee ay iska ag dhawaayeen ee meesha kaga tagay ayaa waxba ka tari waayey ilaahayna wuu u gargaaray wlhi maan arag sheikh lagaga kalsoonyahay. Ilaahay ha dhawro cimrigiisa iyo cilmigana ha u barakeeyo
Hassank Ked neefyow nefka hos cararaya wax baro adigu
@aftaxcasiis123xassaanjazak4
8 жыл бұрын
wadar iyo waaxid iyamaa waalan
@khaliddeedat7888
7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا العلامة
@cabdiraxmansheekh2991
2 жыл бұрын
الشيح محمد بن عبدالوهاب كفر الدولة العثمانية بعلمائها وعامتها فهل هو خارجي أم لا؟
@salmaanaadanaadam1660
4 жыл бұрын
skiikhoow hadii xaqiiq la isusheegi maanta culidiinta cadaalad usheegi mo ogi xasaan maahee walaa ictisaam walaasuufiyada qadiriyada qabuuraha dha waafa walaatakfiir walaa tabliiq magaranayo maanta waxdiinta saytaha usheegi xasaan mooyaane
@duuliyekastamtv3017
5 жыл бұрын
*NIYOW HEEDHE SHEEKH XASAAN QOF LADOODA DOOD CILMIYEED MIYAA LAGA WAAYAY SALAFIYIINTA*
@user-wt4tk7td8e
9 жыл бұрын
Ilaahay sheeku haka baqo; haha; lool. Waxaan ma redin baa mise waa diin?
@QuranPasion
9 жыл бұрын
Radin iyo Diin...? Horta waxa aad soo qoortey, bal mar kale akhri oo ka fakar......
@user-wt4tk7td8e
9 жыл бұрын
Haye; waayahay; Iga raali noqo; cudran akhi. Salaamaa
@fowziaschannel1202
5 жыл бұрын
Sh xasan waa nin burhan cad wato hadaad xujo heyso dood la fur lakiin jooji dacniiska han ku xad gudbin cidwalib wax ayaad ka sheegtay ha is kadin
@abdirahmansaid5895
3 жыл бұрын
Sh cabdikariim xasan xoosh nin cilmigiisa garanaya ayuun ba garanaya ninkan la dhaho xassaan anigo aan cajaladan ba dhagaysan baan garanayey wadadiisu inay qaldantahay
@BadbaadoChannel
8 жыл бұрын
munxarifkaan takfiiriga ah bari baan saaxiibo ahayn lkn markaan ogaaday jahligiisa iyo inxiraafkiisa ayaan iri bari ayan kala nahay sheekhana alle ha ka baal mariyo cadayntiisa sidaas ha loowado fashilin ta ahlu bidaca
@@QuranPasion aduu inxiraaf dhaafey maa la doodiin sida salafka iyo khalafka sameen jireen.... Lakin waad ogtihiin shaykhana wa imaamuna xassaan inuu dhaxda idin ka jabin dona. Suufi wee isku deyeen markuu sh Hassaan la socdey umal iyo maxamed cusman, sh xassaan nah ayaa ka fujiyey mar Jawaab loo wayey suufida Nairobi. Sh umal wuxuu isku deyay inuu shaykh xassaan raddiyo, Shanta cajaladood oo naqli iyo naqdi iskula jirto uu umal ku radiyey waa la arkey soomali nah markhaati ayee ka yihiin. Mar dambey umal afkiisa ma furanin. Sh xassaan 83 qodob oo khaladaado umal ku dhacay ayuu kala soo baxay. Raddinta sh xassaan siiyay cukaasha 2006/07 meelahaas , cukaasha kama jawaabin illaa sanadahaan oogu dambeeyey. Jaamiyow/madakhaliyow/ murjiah judud wakhtigiina wuu dhamaadey, bal orod oo ibn Salman iyo ibn zaayed unacamlee
@mohamedfarah5580
3 жыл бұрын
Sabi jaahil beelaane ah oo aan afkiisa iyo dhagihiisu ismaqlin ayaad tahay ee xagee kula saabiibtay
@fadumojano352
4 жыл бұрын
xasaan ragii buun buuniyay ee sosaray buu abaal ugali wayay mise waa cidkale alle haso hadeyo ninka shekhisi ka xishoon wayay wax sobaray alle haso hadeyo xasaan
@theidealmuslimah9707
6 жыл бұрын
Say the truth sheikh! Don't sold ur deen over Dunya, that man u mention is on the right track get it!!
@engcarab8173
6 жыл бұрын
علماء السوء
@mohadaud2887
4 жыл бұрын
Towbad keen hadaay noqoto..waa in la towbad keeno madhabka wahabiga ah oo takfiiri ah....wcs
ليس احد من علماء الصوماليه المعاصرين الذي يعرف حقيقة مذهب الوهابية الحوارخ الا الجارجي حسان حسين اءدم.......xassan hadaad hysato ibn cabdulwahaab ayaa wada goodhir uqaadhi...gaaleysiinta ma xasaan ba Mise waa ibn abuwahaab....shiekh ilaahey kabaq waxaa deh madhabka wahaabiyadha waa madhab takfiiri ah
@user-jb6wx8ih3p
3 жыл бұрын
Subxanalaah xaguu Ku gaalaysiiyay shekh muxamad cabdul wahaab dadka beentu waa xaaraan hadaad hayso kutubtiisa iiga soo saar iasgoo gaalaysiinaya aan ahay cubaadul qubuurka
@ahmedyusuf6608
2 жыл бұрын
wadaadku inuu xujo iyo daliil layimaado oo uu wax ku radiyo ayaa uga qurux badan intuu waa khaariji iyo dadbuu gaalaysiiyay iyo af soomaali kaliya ku celcelinayo sh xasaan dadka uu gaalaysiiyay adilo cad cad ayuu raaciyay sababta uu ku gaalaysiiyayna wuu sheegay sax iyo qalad midkay tahay waa muta’awil ee hadaad cilmi haysaan ama aad xor u tihiin diintiina maad ka niqaashtaan sababta iyo adiladaaas uu sh xasaan cuskaday hadalka wadaadkani wuxuu muujinayaa siday jadiidiyo u jabtay iyo inuu difaacayo dimuqraadiyada iyo mushrikiinta
@Jiramacoy
2 жыл бұрын
Sheekow wax aan fahmi karno noo sheeg haku mashquulin xasaan wax kasheegidiisee. Tan kale xasaan Warkiisa banaanka ayuu iska yaalaa. Ee adiga hadaad cabsatay makitaabka ayaa rabtaa inuu kula cabsado. Maad iska aamustid… irjaaga uu mareykanka iyo sacuudiga dabada kariixaayaan miyaan diin kadhiganaa?
@mohadaud2887
4 жыл бұрын
والمراد من علماء الصوماليه من كلامي هم الوهابية الخوارج وليسو علماء الصوماليه من اهل السنه والجماعه.........
@axmedsadaq1681
5 жыл бұрын
Hddaanbo ku dhageysto
@caalamcusub4254
5 жыл бұрын
Iska ilaali wa khaariji
@hafsaahmed1882
4 жыл бұрын
Dhagaysigaaga waxba uga ma baahna ee adaa u baahan wadaad kan ciyaar ciyaar maaha wuxuu ka dadka naadirka ee cilmi ilaahay ugu deeqay
Пікірлер: 71