Konfur ma rag iyo dumar ba guur caadiya isku hela koogga ugu rooni wa qubo sire oo xaaran ahe Waqoyi guurjodu wuxu yahy mid sax @@Liiloowe
@somalinetflix3533
7 ай бұрын
@@Liiloowe Hhhhhhhhhhhhhhh Shiishada iyo kiniinka ayay aad u cunaan reer koonfurku inaguna jaadka kolay labada dhinacba waa dad walan way joogaan kuwa fiicana way joogaan
@abdihakimhared5312
8 ай бұрын
Gabadhuhu hayday Diidi lahaayen Balwada wiilashuba wey den lahaayen balwada
{ إن الذين يحبون أن تشيع الفاحشة في الذين آمنوا لهم عذاب أليم في الدنيا والآخرة والله يعلم وأنتم لا تعلمون*}
@Ftikniko
7 ай бұрын
Dumarka balwadooduu waa farmasiga dawada ha joojiyaan madhayno wayo iygaan rabnaa somaha iyguna ha iloobaaan
@Ftikniko
7 ай бұрын
😂❤
@carafadcabdi9326
7 ай бұрын
Waxaan kaa codsan lahaa inaad barnaamijkaa dib noogu soo celiso adigoo raga oo kaliya suaal waydiinaya taas oo ah gabadh bilaa xijaab ah ma guursan lahayd
@AafiAbdirahman
7 ай бұрын
Waan kasoo samayn doonaa
@samirr546
8 ай бұрын
Goormay tijaabiyeen ee soo kala ogaadeen Xishooda oo orda rag sharfan guursada Raga qaadka sumaysan daaqa ee aad moodo in saliid kulul laga soo saaray bilaayo yaa guursata wejigoodaba yaa eegi kara indho caag ah iyo ilko maqan !!!!!
35 sano dowlad been sheganeeseen nabad baad hesateen maxay idiin dhistay labo dabaq hargeeso dhan dhis iyo jiingad kujirtaa 😢😢😢😢 isaaq waa dad yarkooda duqooda caqliga ilahay kaqaaday oromadi kabaha u caseynaye ayeey dalkoda ku wareejiyeen ebow caseeyo nimo gaari dhaqow isku diyaarsha adinkaa dalkiina fiisabilil laah ku bixiseen xabashe sadaqo ku siiyeen
@Somali-One
8 ай бұрын
Nin 50 jir ah ayaa la waydiiyey, gabadh aad guursan doonto maxaa ku xulan lahayd? Mid gadaashiis ka hadlay baa yidhi, suaashu miyey na ku koobneen dadka 25jirada ah iyo intii ka yar? Gabdhaha maxay u daaheen oo da'dan uguursan waayeen in lawaydiiyo ayaa mudneyd 😂
@MohamudDahir-du7jt
8 ай бұрын
Qurunle titleka ma aha mid waafaqsan gabdhaha rayuga ay ka qabaan kuwa balwadda leh . Hablaha badankooda nin balwad lihi way diideen mid tuugannimo darteed u aqbashay oo tiri markuu marqaamo ayaan durabayaa ayaa oggolaatay markaasi baad title uga dhigtay barnaamijka kuwa mirqaama baa ka wacan kuwa kale. . Qarmuunle malaha adiga ah kuwa balwadda leh oo sida xoolaha isku xaara.
@fe8445
8 ай бұрын
Waa faasiq gaalo u shaqaynaya oo fasahaadinaya aqlaaqda muslimiinta ninkan.
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
8 ай бұрын
Xaguu wax Ka khalday wll
@abuhanaan9009
8 ай бұрын
Xagaad wax Ka eegtay Ma kuwa garaabada riyaha la cunaad Ka mid tahay mise whisky gaad Ka laacdaa
@HindaAbdulle-fl2jj
8 ай бұрын
Balwada dadka leh oo kaliyaad dhibsanaya dabcan laakiin was wax aad uwanaagsan in hablihii go aan ka qaqteen balwadleh way ku silcayaan
waa 40jir maxay tahay nolosha u hartay ee ay nala wadaagayso
@suleimanabdi5348
8 ай бұрын
nin balwadle mxaa laga furan ar. canugta. qabta
@AhmedAadan-7743
8 ай бұрын
BALWADA WAA LO WADA SIMAN YHY RAG IYO DUMARBA KALIYA RAGU MA CUNAAN UN
@amarefaysal1624
8 ай бұрын
Laakiin waxa Jira kuwo badan oo waayay cid uu garabsado qofka mirqaama waa qof xitaa inantu isku aamini karto halka qofka khamrada cabaa uu samayn karo daqiqad walba wuxuu doono
@Seexo123
7 ай бұрын
Hada ma waxad leedihin gabdhan waa weyn lama qabo miyaa kk
@KhalidKhalid-y9e
7 ай бұрын
Dhagtaan bananka taasho naga qarso😅😅😅😅
@MahdiMohamed-o3x
7 ай бұрын
Waa barnaamij wanaagsan in araktida dadweynaha meeshay ubadan tahay la ogaado dhalinyarada mustaqbakal rabtana waci galin bay u tahay.oo dhan baa loo batay qof balwad lehna baabkiika ma yara
03:16 Raggu markay marqaamaan wax kastaad ka qaadan kartaa, oo aad ka dhammeysan kartaa. 😂😅 Naag waxay ku fakartaa uun sidee ninka wax uga fara-maroojisaa😢
@mohamedabdiaden3602
8 ай бұрын
M.A gabadhaha soomaaliyeed waa dad waxgarad ah
@abdisabriye
8 ай бұрын
RAGA qayilaa qayilada ha iska dhafaan, mana la isbar bar dhigi krto Raga qayila iyo Raga aan qayilin oo 100% amaba ka badan waxaa wanagsan Raga aan qayilin gees kasta oo j Rag yahey.
Пікірлер: 196