Dhagaysiga heesaha waxaa ka khayr badan kalaamka alle
@kadarmohamedhaji2466
5 ай бұрын
Her hair style, her smile , her cuteness, her childish face, her, figure, her expression, adolescent overloading ❤❤❤
@user-uv1ui1bt3n
5 ай бұрын
❤❤
@Samadoon006
6 ай бұрын
Rahmo runti heestan waxey iga tabatay meel fog gudaha qalbiga xaskeyga ilmhahay hoyadod oo an adunka ugu jeclahay intan Kala yar xanaqnay bey iso dirtay wlh waxey orahdada idarensiyen inan iska lumin rabi dunida wixi igu qalisanay oo ah xaskeyga qofki jecel hayo ama Ku gursada jecel Hadi lodiro clip yada laga sameyay hestada fadhi Uma yalo dareen iyo codmacanba wad Ku lartay thanks
@user-xw5em2xx2n
6 ай бұрын
Wll ku laabo gabarta
@abdikaniadamhussein6614
Ай бұрын
isku day markasto in aad fahanto inantaadii ina adeer insha allah. alle ha idin ka yaalo kuwii aduun io aakhiro isku waaro. Amin 🤲✨️💯
@saciidtaariikh
5 ай бұрын
Unique voice- Walaasheey 🎤 🎙️✊🏾
@rahmahassan1
5 ай бұрын
Walalkay sicid 🫡
@Shugricumaraahmed7293
5 ай бұрын
😭😭😭anigo jecel xanuunkisa ihayn baa heestan qlbiga iga xanuunay 🎉❤
@abdidayax9789
6 ай бұрын
Wow keep going my sistar rahma Hassan warsama
@AxmadCabdi-iv9lz
6 ай бұрын
Maxaan danahayga intan ka danseegay Maxaan doonistaada dadki ku canaantay Dunida farxadeeda intaan kula doonay Waxaad ku dagayso adigu ku dagayso Maxaan ku dadalay anigu ku dadaalay😢😢 Maahan doqonimo inaan uduleeyo naftayda dartaaye jacaylka danbiile😢😢😢 Maxaan isku Dubni dacadnino muujay Oo ad ka darayso adigu ka darayso Dagaalki jeclaatay Dookhayga leh dhibtaase qofan i danaynin Qofan idanayne ila doontay ku daayay maanta
@MonaAhmed-bl6ud
6 ай бұрын
😢😢😢😢😢ax
@liiwaanbare4312
6 ай бұрын
Waa qalad😅
@MonaAhmed-bl6ud
6 ай бұрын
@@liiwaanbare4312 maxay
@abdirashidelmi9693
6 ай бұрын
@@liiwaanbare4312maad u saxdid meshu ka khaldan yahay mise wa qalin daar
@user-ju8jm2zs8c
5 ай бұрын
@@liiwaanbare4312wa sax😂
@HafsoJabril
6 ай бұрын
Ma ahan doqonimo inaa nafteyda u duleyo qofka mrkaa dhab u jclto doqon buu ku moodaa lkn mrkaa naftadada ixtiranto oo danahagaga raacato qofkii doqon ku moodaye shalay wuu ku nacaa maxaa naftada u jcltay oo dantada u racatay markaas bii ghosting kugu sameyn oo farxadada ka xanaqin naftada jclow queen or king❤
@mustaphe3454
6 ай бұрын
Dajiyey samirkaaga 😂😂 lxankii heestaa faysal muniir Rahma hasan wath a song🎉❤
@abdirahmanibrahim2234
6 ай бұрын
Hibo faneed oo aan qarsoomayn Rahma hassan Like haddaa iga dambeeysid😊
@Prince_aguid
5 ай бұрын
Je décide d’apprendre la somali ❤❤❤ toujours je trouve l’ambiance dans la musique somali
@warsamemahamed5511
6 ай бұрын
Allah is one
@InnocentArmadillo-sp9vg
6 ай бұрын
❤❤❤❤
@yyusufcabdiAadan
6 ай бұрын
@@InnocentArmadillo-sp9vg😊eaza
@user-vs6rg1mz4n
2 ай бұрын
Yes❤
@rabicaahmed8
6 ай бұрын
Waxa badn ayey tabaneysa heestn si gar ah aniga ayey igu socta😢❤❤
@demabdillahi
5 ай бұрын
Sa coiffure,son sourire ,son visage surcharge adolescente❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤notre reine de Djibouti 🇩🇯
raxma maasha Allah cod kaaga fiican ayaat leetahay maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiAdenDjamaAbdi
6 ай бұрын
Bravo Rahma Hassan continue comme ça
@daahirxiisofficial
6 ай бұрын
Raxma xasan Fanka iyada shidatay huuno Gulayso mar walba ❤❤
@cabdiqaniAddison
6 ай бұрын
Raxma xasan another level
@user-nh9qy8zc4r
6 ай бұрын
My blood sister rahma hassan warsama huno anaga ayaad notahay boqorada dunida jogto huno qli marka waliga hos ha agin huno qli keepgoing my only and blood sister wa gabada kali aha on manta ku fano hadaynu nahay cabdala madaxa ayad nosaranthy boqorada mana donayno in an ku aragno adigo wal baharsan ok dhiga ya diga huno hory u soco ok❤❤❤❤❤❤
@ademguirrehguirreh7275
6 ай бұрын
Wwww mashaallah wlashay Rahma Hassan
@HebaHassan-vp5rb
Ай бұрын
Ce chasson est vraiment magnifique ca ma touche ❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@updirizackhuzzein3899
5 ай бұрын
Rahma Hassan dear you are making us go crazy by dropping song after songs and they are all viral and enjoyable keep on dropping it we will be your side you deserve ❤❤❤❤❤
@blackisbeauty4127
6 ай бұрын
Blood is thicker than water❤ I’m here for it
@Amiira-pj9xh
6 ай бұрын
Plsa somali iskaga hadal
@blackisbeauty4127
6 ай бұрын
@@Amiira-pj9xh In aan Afsomali ku qoro ma sunaa?😂😂
@Amiira-pj9xh
6 ай бұрын
@@blackisbeauty4127 mayee waa wajio
@qaalihussein7408
6 ай бұрын
In ad english kuqorta ma waajibaa iyadu😏
@Amiira-pj9xh
6 ай бұрын
@@qaalihussein7408 ccccccc😅😅😅
@ahmedyasin-
6 ай бұрын
Slow motion Best song Naga maydh wixi hore 2024
@user-vj1td3iu4m
6 ай бұрын
❤❤❤ m.a walashy hore usoco
@pheysalhanad3953
5 ай бұрын
Aad KU tageersanhy wllshei rahma Hassan ❤❤❤
@osmanomar4824
6 ай бұрын
Rahma Hassan Goal Somalie musique 🇩🇯💯💯👏👏
@abdirashidelmi9693
6 ай бұрын
Hala Hala rahmo Hassan eeshqiyazak ❤❤
@AbdiElmi-mk4ht
6 ай бұрын
Ina xasan Boqorada codka Wlhi i love ❤ u🎉
@user-og7ox2hy4d
6 ай бұрын
Rahma hassan ma belle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tz6kj7rh3t
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@ameenyusuf
5 ай бұрын
Ma Ahan Doqoniimo in aan u duleeyo, Naftayda Dartaaye jeceylka jeceylka jeceylka Danbii Dhee. Heestan halka sadar ee ku jira misena Dhanbiisha Dabka Hurinaysa Ah Baa kan ah Ruux kasta oo wax Tabanayay Xitaa Haddii Ay Yareeyd Ladhku wuu kici Kolay Qalbigeega Qastee Sharaf Baan Ku Raacshay Abid..............
HEESTAAN waxeey iga damqisay Booga Horay aan ANIGA qalbigeyga ugu so geeystay WAXAAN NASIIB USOO yeeshay jaceylka gabar qurux ixtiraam waya aragnimo iyo naxariis ilaheey ku maneystay oo diyaar ila aheeyd ineey waqti iyo wax waliba u hurto FARXADEYDA naftedana u DULEEYSAY darteey ayaan NASIIBKAAS iyo JACEYLKAS nasiib daro GACANTEYDA ku lumiyay Anoo ka faideysanaya QURUXDEYDA AFTAHANIMADEYDA iyo DHALINYARNIMADEYDA ayaa muuqan weeysay wanagaas iyo jaceylkaas dhabta ah MAANTA WAXAAN la noolahay QOMAMO ama SHALAAYTO hadaba sidad u taqaan QALBIGEYGA wuxu la nolyahay XUSUSTA iyo JACEYLKA gabadhaas MAANTA ma aqaan MEEL eey kaga sugantahay DUNIDA si walbo AAN isugu days inaan JACEEYL sameysto QALBIGEYGA wa ka saari la ahay WAXEEY U EGTAHAY inaan QABRIGA la gali donaa Gafkaas Aniga GACANTEYDA iskugu GEEYSTAY🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Пікірлер: 331