Qer Allah ku siyo abyo gabadhada abaheda so cesho shaydanka Allah idinka dhax bixiyo😊
@faaisoalijama2553
Жыл бұрын
Amiin abaayo
@cayniabdi730
Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@seibaahmet1821
Жыл бұрын
Mashallah dacadii aadban kugu farxay daqiiqado ka hor aan sogalay channel 2 days akugu danbesay waan walwasanaa kusoo ducenaye Allah haku xifdiyo hpptiii🥺🤲👸🤍🕊
Ramadan mubarak abayo plz isku so noqda oo rerka dhameys tira wan aamini la-ahay in ad kala maqantihin 😢💔😭
@taqwaadam1608
Жыл бұрын
Masha allah Zamiira Siman waxad haysato hadii ad ku qanacdo ilaahey wuu kuu siyaadin wllo
@farduusxasan2656
Жыл бұрын
Aamiin 🤲 xbbti adiga iyo familyka alle ha idiin barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamsaabdirahman3554
Жыл бұрын
Masha Allah Hore usoco walashey macan Afnan Allah hakuu xafido intan haysanin owlad wanagsan Allah hasiiyo Wa bil Ramadan
@minanoor229
Жыл бұрын
Masha alaah samira cadey ilaah haku xafdiyo qaali afnaana ha soo gelin qaali ilaah hakuu daweyo abaayo hore u soco waan kuu dawaney xabiibti hano qabanin shaqoyin ayaa nagu xariro
Abayo nolal qurux badan haysata alx dheh ramadankana wa bil cibaado bil sharaxaad maha
@xuseencabdullaahi7850
Жыл бұрын
M.a AllaHa kudaayo wllshy🤲🤲
@lakiaxmed4403
Жыл бұрын
Masha allah abyo samiiro siman hore usoco anaga garabkaga ah xbbti asxabta samirona waxa idinleyahay waxba idinkama dhibeso o like u taabta gabadha an dhiri galino
Mansha allh qasab maahan wax cusub inaad keento horay usoci
@asmacumarcraxmaan2313
Жыл бұрын
M.a radan mubarak abyo qaaliyy adi io afnan wan idin salamey
@bilanahmed5142
Жыл бұрын
M.a keep going abayo qali
@fatimaahmed-zc3li
Жыл бұрын
Masha alaah wll qaali samiiro hore usoco 🎉
@inabomarelmi1083
Жыл бұрын
Amiin walashy ramadan Moubarak
@sheekomacaan3334
Жыл бұрын
Abyo hdi aad is ku dagashen lacag iyo wax la mida a baayo so cesho plz😢 ha u fiirin jeebka lacagta wa imane hdi ad nolol farxad heysarto macanto keep going ❤
@amirmedia6586
Жыл бұрын
Where is Abukar culusow
@sucadjanno4610
Жыл бұрын
Reerkaga illhy haku barakeyo
@Dagandawlo24
Жыл бұрын
Hory usoco abyo mrkn jaanis helo ba wan ku daawadaa wlhi❤
@munomanka6926
Жыл бұрын
Ilahey haku xafido macaney🥰🥰🥰🥰💋💋🌹🌹
@dhoolabdi1
Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 🌙 Samiira qurux Masha Allah ❤❤❤
@abdimohamed3431
Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤❤
@FatmaAli-ee6ks
Жыл бұрын
Masha all hore usoco walashey
@isteelkaaxmed-qq6pg
Жыл бұрын
Ramadan mubarak xabiibti quruxey hormar wacan
@anabanabhassan7556
Жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah abayo
@sahraahmed2143
Жыл бұрын
Asc abyo samiro wan ku tagera calentada raba kampala joga abyo iso jwb
Samira maxa duube ha is dhihin xata kamira shid darbiga ku aadi waa ku daawaneyna like iyo comment waa kuu camireyna ha cabsan koob shaah xataa kamira ku aadi noo sheekey adi wax lee same diyaar ayan nahay
Пікірлер: 176