Legend always Legend Love❤ igu sharaf Like wakugu sharfee
@Jikadayna.Somalia
7 ай бұрын
Sabiskaraayb igu sharaf thanks walal
@khaalid713
7 ай бұрын
prank gii uu qabtay ilka case waxa ka soo qayb galay 12 qof oo maqaaxiyaha Germany fadhiyay oo qasab lagu soo galiyay😂😂😂😂 maxaa uu yidhi ilka case waji ma lahi markaan tolkayga la joogo dee hadaba bal tolkaa ha kaa saaro hana kaa bixiyaan lacagta hotelka aad ku kiraysatay😂😂
@cabdullaahixasan1670
7 ай бұрын
Qurux ku dhiigle 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@NimcoDegan-ox4gd
7 ай бұрын
Keep going brother ❤ waan ku waataa guul iyo gardaraba💪
@zu7729
7 ай бұрын
Adeer Camera Da Team 27 Waa Lo Safraa Masafarto Seen Ku Yeelnay🤪⚔
@dheereyechannel
7 ай бұрын
Big legend always qurux ku dhiigle another's levels reactions tiktoko dance 💯💯👍❤⚽️😊
@calicraxmancalicraxman7115
7 ай бұрын
Hore u soco guuleyso qurux ku dhiige
@nasromaxamuud8566
7 ай бұрын
Big legend cimrigaaga Allah raji nace kaftan qosol qalbi xabxab🎉🎉❤❤
@abdelkaderadan760
7 ай бұрын
Masha Allah
@najiibMk
7 ай бұрын
Gabadh aad ka sugayso inay kuu dhasho BoqoLe wax walba inad siiso waa muhiim 😂❤
@calicraxmancalicraxman7115
7 ай бұрын
Hore usoco qurux❤❤❤❤❤
@faadumocabdi4079
7 ай бұрын
Keep Goin g🎉
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
7 ай бұрын
intTa dawaneyso Muqalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ Habeen wngsan ❤ Team Qalbi is not easy😂❤😂🫶🏻
@yahyeahmed2145
7 ай бұрын
TEAM قلبي
@MahamedAadan-oq4iq
7 ай бұрын
Qurux kudhigle KZitemr keyga 1aad🎉😮😅❤
@MaxamedTaake
4 күн бұрын
Macalin
@umumucaad6196
7 ай бұрын
Mashallah
@NorOzil
7 ай бұрын
Sxp qurux ku dhiigle pin 📌 igu qabo ❤
@JireSiyat-nx4if
7 ай бұрын
Best reaction man
@xafsaxasan8222
7 ай бұрын
Halkan ka soo daawo qisooyin
@nasiixamacalim1473
7 ай бұрын
The family empire bombom in the house ✋ Naagtan dabeysha qabta maxey aheyd yanaga qabta😂😂😂
The family empire bum bum in the house 😂 alabtaas u xiiznay
@hamdiabdi2871
7 ай бұрын
qurux ku dhigle is not esay😂😂😂❤🙏🙏
@user-ub8xg6rk8u
7 ай бұрын
Seee camal maxamed jek😂
@akadirahmed6072
7 ай бұрын
Qacda yarkaas waxaa igu soo dhacday qacdii idirisle abdi ka yeertay 😂😂
@ddaahirMaxamed-bi7yx
7 ай бұрын
Ani tiktok ifura talanti leyahy I amina 😂
@SacidoIndhouroon-rp4cl
7 ай бұрын
Waa sida aad ku socotid hadaadan is daba qaban qurx ku dhiiglow qabyaladu waa qurun iøka case ku quuso ina adeer
@user-io2jh8qm2r
7 ай бұрын
Awalba isaaq ahyd qurux ku dhiiglow wxn kugu tageernay wxu aha No qabiil ku ogayn sidaad u tagtay England wad walty darood nacayb kayntay iska daa wllo ilaa iyo putland io jigjiga iyo kismaayo laga dawadaa mar reer muqdisho iyo somaliand wxba ku Tari mayaan reer xamarku khadka maba isticmalaan yacni noloshoodi bay u shaqeestaan gobolada laga dawada ha isku dirii ilka case iyi sharma boy daroodnimo u nacday miskiin mariish views ku heli jirty is daji dahir calasow iyo kabtan ayuup iskama dhigi kartiid views kle ma haysid😊
@mustafaabdiawad7527
7 ай бұрын
Hhhhh Wllo ninka maxaad ku haysta reerka ba mu ka hadline tidan cida mu aflagaadena isaaq wuu yahy lkn somali o dhanba baa oga inankani inu reerkisa dhexa galina o u xamar u koray waa ciyaal Xamar anaa kula kaftame anigu waxan u na qaan inu rerka dorodka inan ka jecalo iska dhaadhiciyo o xagodu ku badanyhy 😂😂
@nuurajaamaccawed6405
7 ай бұрын
Kkkkk wuxu la yabay financial wayna oo isku xaray wax indhaha laga qabsan karo maha darood maxuu yahay se muxu Tara ya idinka qabyalad badan oo idinka xun isaaq qabyaladii way barteen xagee gali Germany nagiib ba ku qabsanaya show wanad arki doonta sidu u kala kaco
@FarhiyoFahimo-kx8mk
7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-lb8gk7qc9c
7 ай бұрын
waarunted
@fadhumomohammeddiire4281
7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@mohammadmohammad7147
7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤
@AhmedMahamed-rq3rd
7 ай бұрын
Mesha dad badan wajoogaan xanuun kale akuhayo cuqdada walaga fiican yahay
@fartuunkhalif9763
7 ай бұрын
Inad kaxuntahy walaga daremaya ilkcase magartid
@-iqra_mahamuud
7 ай бұрын
Asad Maa youtube kii la wareegay bal wax ii sheega😂
Пікірлер: 210