Masha Allah, Abwan sharlawe xaqa ayaad ku tagan rahay sida runtana xaqa dadku ma jecla qofki xaqa ka hadla daliminta oo dhan ayaa ku soo yaaca, Aswan Amariyow adigana wajib ba ku saran ee xaqa ka hadal oo sida abwaan sharlawe xaqa ka hadal waayo malinba i maandonta dadka la dulmiyo Allah uu xaqoda siindona. Allah yahdik
@makehilahmed3695
7 ай бұрын
Mansha Allaha. Allaha ku xafido bro. Cadaalad ku waar. Aqiradada yeey wanajinayso
Asc rag si wanaagsan u tala bixiyay ayaad tihiin xaqana lama qariyo walaalkaa waa loogargaraa hadii laga gardaran yahay hadii uu gar daran yahayna waa la qabtaa meel fiican baad dhigteen guuleysta
@shukriabdirahmaan6066
8 ай бұрын
Abwaan sharlaawe Allah ha ku karaameeyo daacad ayaad tahay runtii
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
8 ай бұрын
Asc wiilkaan oo kale ALLAAH soomaali ha u soo badiyo sharlaawe guul ku noolow Walaalkey
@asmacabdi7102
8 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله اللهم أصلح قلوبنا وأصلح ذات بيننا وهدنا سبل سبل سلام
Inshaa'Allaah Kuwa qariyana 10 sano xarig lagu xukumi lahaa. Kuwii la qorsheeyana la dilo.
@MaryamoYuusuf-w4d
6 ай бұрын
Abwaan sharlaawe wallhi waa wiil xigmad badan cadawgaada unooloow aboowe❤❤❤❤❤❤
@MaxamedCcasis
8 ай бұрын
Maashaa'allaah baarakaallaahu fiikum Adeerrayaal runtii waxaad tusaale fiican u tihiin ficiinna ee xaqa waad faqa waa intaas iyo in kale oo lagu sii adkeeyo laguna sii sugnaado ee waa fahamteenna laasima ilaaheeyna ha idin barakeeyo hana idin xafido Aamiin Aamiin Aamiin.
@UmzakiUm
8 ай бұрын
Maasha allah abwaan sharlaawe iyo abwaan camaari allah idin barakeeyo si wanaagsan baad uga hadasheen
@amiinayarrow6490
8 ай бұрын
MashaAllah Allah haku xifdiyo waxa tahy run shega
@abdulkadirmohamedadan7416
8 ай бұрын
Wa ra'yi wanagsan go'anka Abwan sharlawe
@hassannurrashid9208
8 ай бұрын
Masha Allaah abwana sharlawa
@fatumaali1463
8 ай бұрын
Abwaanku xaq buy ku taagan yahay Wuuna ku guuleystay 🎊 🎉🙏🙏🙏👍👍👍👍✅✅✅✅ Markasta xaqa uhiili
@kaadsoofe4989
8 ай бұрын
maashaaalllh
@afgoyebalaadjanaay133
7 ай бұрын
Labadiina ilaahay caqlina iyo ale kacabsi waa isugukiindaray. Guryaha aad ka soo baxdeena way ku xiran tahay.ilahay walidiintii idin soo barbaariyay aduunyo iyo aqaroba ha janeeyo. Hadaad guriga kan waxdilay oo kale kasoo bixi lahaydeen sidaan uma aydaan hadasheen.waxaa maskaxdayda qaadan la hoyadiis oo leh wiilkayga cadaalad baan u raadinayaa.
Reer xaji Salman viva ✅✅🩷🩷🩷😍😍😍✅✅💐💐💐from ceyr ❤❤❤❤❤
@kaadsoofe4989
8 ай бұрын
ممتاز جدا جدا ماشاء الله
@mamamuslim1003
8 ай бұрын
maasha allaah sharlaawe waa xalaal quute allaha kuxifdiyo
@FadumoNuur-u4f
8 ай бұрын
Masha alaah allah yaxfduk
@farxiyoaxmed3750
7 ай бұрын
Masha Allah
@xamdijamac3083
8 ай бұрын
Masha alaah
@shaxshaxlowgaxafada
8 ай бұрын
masha Allah Allaha kuwa sidan oo kle wax ufahan sanayn
@ruunfaarax2828
8 ай бұрын
Rer xaji salebaan ma wada xumo anaga u dhaxnay sheqsi xumaday yaan qabil lo aflagadeyn dadow gabadha dhimatay allah ha u naxaristo kii dhibka gestayna allah ha so ifiyo😢
@casalasal6466
8 ай бұрын
NAA AAMUS DOQONYAHAY HADEY KU QABAAN ALLAHA KUGU SABABO ADIGANEE QABIIL AA DIFAACEE INTA DAD DILEEN MOORYANYAHAY
@casalasal6466
8 ай бұрын
NAAYAA DADKII KA DHASHAY AYAA CADAALADA KA HADLAYA ADIGOO GUDAAFAD QASHINKA LAYSAGA SHUBO AH SIDEE NIN DIL GEYSTAY U DIFAACEE YAASE U HADAL KU YIRI REERKAAD QASHIN QUBKA U TAHAY
@MusaMunyiva
8 ай бұрын
Maxaa bililiqo lagugu guursaday? Ma ii sheegi kartaa qof hanti leh ama ganacsade ah oo lacagtiisa xalaal tahay?
ReerXaaji Salleebaan waxaan ku xasuustaa labo wiil oo aanu dugsigii sare isku class aheyn afartii sano ee high schoolka oo ka kala odhan jiray:- 1.Cali Maxamed Geedi ( Cali Dhabaney. 2. Maxamed Warsame Kulane ( Guray). School year kayagu wuxuu ahaa 1984-87 . Guray waxaa iigu dambeysay maalintii labaad ee dagaalkii Muqdisho 1991. Cidii gareynaysa halkay ku dambeeyeen pease hasoo qoro. I’m from Taleex,Sool but live USA since 1994.WBT.
@saynebxasan9049
8 ай бұрын
Camari waku tageri jiray gabayga wa dhegeysan jirey beryan somaliland bad mucadku noqotay🎉🎉🎉🎉🎉abwaanka qabyalad kareban🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@abdulahisalad1353
7 ай бұрын
Shar laawoow Ilaah ayaa kuu gargaaray dhiig bini'aadam oo xaq daraa hadii ilaah kaa badbaadiyay in badan Illaah Umahad celi
@Xasbunalahwanimcawakiilan
7 ай бұрын
Masha slla dhlinyaro waxgarad ah
@ikranadan4259
8 ай бұрын
Nin reer kaas ah aayaan rabaa inaan guursado waana cabsanayaa
@casalasal6466
8 ай бұрын
Yuu ku dilin ee ha isku guursan
@fatmaxuseenmohamed4416
8 ай бұрын
😂😂😂😂 Habar gidir sacad Ka guurso ama ceer ayaanle wa 2 ugu gobsan ugu geesisan deeqsinimo dadnimo leh garadarada ogalen Ka gil gisho garta gooni yaqaano ganbanin Nin dambiilayasha ma garab siiyan ayaga so qabtaN tiirka Ku xiro 😂😂😂
@mohamedahmed4511
8 ай бұрын
@@fatmaxuseenmohamed4416 wlaashey gabar HG cayr ah ayaan wada soconaa walaahi qofkii sida ii fiiriya xataa wajiga ayey kala baxaysaa waxaan Alle ka baryayaa in wanaag noogu dhameeyo .
@ElamaMohamed
8 ай бұрын
MaashAll aah
@adalars-gi5ou
7 ай бұрын
2024 ka bilaawato naag sleebaan guursaneyso ma jirto
Sharlaawow saleebaan haduu awodo in uu dhiigyacabkaas keeno amameel lu ogyihii waa keeni lahaayeen waana dad xaqa kaleexan ee meley wax uraadshaan ayeyba la aayeen ee reer xajiyow sharlawe asagaa qirtay in uu. Ina aderyihiin uuna yaqaan meeshuu jogee xaqii baa yimode isaga halaqabto intii uu sheegaayo mesha uu jogo
@farhiyajamaa7717
8 ай бұрын
Allah hanga daweyo qabilaka
@kheyrjecel58
8 ай бұрын
Cammaari and sharlaawe dhalinyaro aragti wacan
@maryamfarahw9773
8 ай бұрын
Wan runta beenbetad nika xanusay warn walaye abaayo ku dhimatay Allaaha ku naxaristo anagan dhiga qania
@fouzifouzi3393
8 ай бұрын
Qaaraabka dhan ma wada xumo. Qof jiran, qof aroosaayo, qof ilmihi agoon ka yihiin iyo dad dhib kala gaaray baa lagu xaliyaa laakiin dadka qaar baa sharta ito inay dhiig Muslim daadiyaan u aruuriyo qaaraanka.
@fadumoosman7235
8 ай бұрын
Reer Xaaji saleeman gabdha marna guba marna baas qabad siiyaa waxaa iga hot muuqata ina adeertey oo uur sagaal bilooda inii leh ayaa ninkii qabay baas ku shaqshaqay luulna wadadii ayey martay waa gabar ceyr maxamed
@SahraLuul-w2u
8 ай бұрын
Waaba wax macruuf ah qofka markuu yaraa dhibka badan markuu waynaado Aqyaar Buu noqda Kan markuu yaraa fulayga ahaa ee dhareerayey ee ciyaalku baadi jireen Markuu waynaaduu iska dhigaa libaax balaayo ka dhacdey qorina qaataa haba ugu badnaadaan cida uu dhibo duqayda iyo haweenka
@ayansacid9804
8 ай бұрын
Mansha allah waxaatahay runshek
@fadmazahracabdinuur1643
8 ай бұрын
Qofkii qof kkas u dila hadii la dilo qofna qof inuu dilo ku degdeg maayo,marka mushkilad waa odayaasha soomaliyed ee ka ganacsanaya dhiiga dadka subxaanallaah
@mohamedahmed4511
8 ай бұрын
Dadkeyga Soomaaliyeed qabiilkaada hadii qalad ku jiro waajib ayey nagu tahay in aan Dulmiga ka reebno oo qaladkooda bidhaamino , wllkeen wuu mahadsanyahay qaladka toolkii in uu sheego.
@Farhiya-yj4ir
7 ай бұрын
Dad Muslim ah oo hadana Diidan iney quranka is ku xukuman sidee ku helayan Nabad?
@fatumaali1463
8 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة وبركاته
@mandeqomar7713
8 ай бұрын
Wa sax warkaas😊
@goldensilver210
8 ай бұрын
Hadalkada wa. Sax bro
@COD-MIIR.
8 ай бұрын
6:20 Saa hadii loo dhaqmi lahaa. Abaar ma dhacdeen
Reer Xaaji Salaman ha ugafin adigan dawasho raadinaysan ama dad iska gadgadayo Hal nin dilaya gabdha waan kaxunaya dhibka gaaraya gabdha allaha haunaxariisto
@HiboCabdi-m7v
8 ай бұрын
Naadiyo walimasheeganeeysiin waagabar karanle
@UmuzahraLuul-vh1jd
8 ай бұрын
B
@Maria28832
8 ай бұрын
WAR JOOJI QABIIL DHAN DANBIILO MA AHE REER XAAJI SALEEMAAN WAA DAD SHARAF LEH MARKA ILMAHA ISLA DHASHAYEH BAA KALE DABECAD AH MARKA QABIL HA CAAYINEH DANBIILAHA DANBI KALE BAA LA SOO QABAN
@AbadiRahmaan
7 ай бұрын
Sharapova iyo farxaan qorala ka dhashay rer kas lkn dad xun banana ba ku badan
@abdulkadirmaalim875
8 ай бұрын
Sharaf iyo ciso daalim ha u gargaarin runta ku nooloow abwaan
@COD-MIIR.
8 ай бұрын
6:44 Doowladii iyo Sarcigii, Hadeeysan? Danbiile Soo Xiri karin?. Ayakoon Oday -Shacab ah kala hadlin..ma Doowlad baa Jirta?. Mise Be3n baanu ku noolnahay?.
@abchirabdillahi3036
8 ай бұрын
Abwaan sharlawe
@zeinabs678
7 ай бұрын
Wilkaan runta ayuu ka hadlay Somali oo dhan haday sidaa U hadlilahaayeen dowlada lugaha ayay ku istaagi laheed Cadalad daro darted.bay udagi.ladahay
xadiiskii ahaa walaalkaa haduu gardaranyahay u hiili hadii laga gardaranyahayna u hiili oo gardarada ka qabo
@mahadihassan5203
8 ай бұрын
Haddii dhalinyarta soomaaliyeed ay leeyihiin fakirkaan diin iyo dadnimo xambaasan waxaa noqon laheyn kuwo ilaah ka raali noqdo dowladnimadana waa noo toos laheyd
@IstahilYusuf-gl5yc
8 ай бұрын
Abwaan yeysan ku dilin sidii ismaacil ee taxaddar
@filsanmohamed4670
8 ай бұрын
Allah haka badbadiyo xili wxn jogna runlow u noqde benale benalahana ruunlow wana waqti lasi shege e aha aqiro sawanka subxanallah
@ifrahabdillahi4575
7 ай бұрын
Wilakan rutii nolow huno
@cibaadocabdikulane2443
8 ай бұрын
Agwaan sharlawe waa runtiis lakiin. saleban oo dhan ma dilin gabadha ineey ninka keenaan waaye ilaheey ninkaas ha soo dedejiyo soo qabashadiisa
@Hidanhuda
8 ай бұрын
Ani hal mida layabay ninka gabadha maskiin ah dilay sede walidka dhalay ninkas ugu amuseyn
@Liiloowe
8 ай бұрын
WAA SALEEBAANKII UGU RUNTA BADNAA EE AAN ARKO. ANIGU WAXAAN ORAN LAHAA SALEEBAN HALKA CILLAD EE AY LEEYIHIIN WAXA WEEYE HADII QOF IYAGA KA MID AH UU QALAD SAMEEYO OO QABIIL KALE UU KU SAMEEYO MA QABTAAN WAABA KU TAAGEERAYAYAAN. WALAAHI ANIGAA ARKAY. WAA MID AAN KA QABANEYN IYO MID ISKA AAMUSAYA. MARKAAS WAXAA DHACAYA IN REERIHII KALE FARTA KU FIIQAAN. WALAAHI KUWA DERISKEYGA AH WAAN KA BAQAA ANIGOO OG HADII BERRI DHIB DHOCO AMA CARUURTU IS DAGAALAAN CID WAX KA QABANEYSA MA JIREYSO
@FaadumoKiin-qb4is
8 ай бұрын
Hi
@FaadumoKiin-qb4is
8 ай бұрын
Hello
@FaadumoKiin-qb4is
8 ай бұрын
Hello
@Liiloowe
8 ай бұрын
WAA SALEEBAANKII UGU RUNTA BADNAA EE AAN ARKO. ANIGU WAXAAN ORAN LAHAA SALEEBAN HALKA CILLAD EE AY LEEYIHIIN WAXA WEEYE HADII QOF IYAGA KA MID AH UU QALAD SAMEEYO OO QABIIL KALE UU KU SAMEEYO MA QABTAAN WAABA KU TAAGEERAYAYAAN. WALAAHI ANIGAA ARKAY. WAA MID AAN KA QABANEYN IYO MID ISKA AAMUSAYA. MARKAAS WAXAA DHACAYA IN REERIHII KALE FARTA KU FIIQAAN. WALAAHI KUWA DERISKEYGA AH WAAN KA BAQAA ANIGOO OG HADII BERRI DHIB DHOCO AMA CARUURTU IS DAGAALAAN CID WAX KA QABANEYSA MA JIREYSO
Si masiibadaan loo afjaro horta waa in dadka daalimiinta dilaaga ah fakiyo ama qariyo lagu xukumo 10 sano xarig. Haday dilka wax ka qorsheeyeena la dilo. Qifka wax dilay horta baaritaan baa lagu sameen karaa oo inuu waalan yahay ama fiyow yahay si loo ogaado balse dadka xumaanta ku garab siinaayo ayaa dambiilaha kasii xun. Ninkaan hada hala baaro maskaxiyan intaan la xukumin.
@kaadsoofe4989
7 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkjjkkkk
@AyanabdiTashad
8 ай бұрын
Waarun abwaan
@khalidcawkedjama
8 ай бұрын
Dacad weeyan ninkan abwan sharlaawe
@MusaMunyiva
8 ай бұрын
Saxìib Saleeban iska qabtaan taas adiga ayaa sifiican u aqaan marka guryaha islaameed qabsanayeen wey isku taageeri jireen? Yaa ii sheegi kara qof ganacsade ah oo saleeban ah oo lacagtiisa xalaal ah ?
@XaawoIsmaaciil-k3w
8 ай бұрын
Abwaan gabay xaqdarada lagusilay kasootiri
@RasoAhmed-xl2nu
8 ай бұрын
Acs Abawa sharala waye Cad ladaa
@fouzifouzi3393
8 ай бұрын
Hayadaha xuquuqul insaanka halaga cararo ee diinta ha la isku dhaqo dulmiga si loo dabar gooyo. Dowladana halagu caawiyo baabi'inta dulmiga.
@hodandahir8111
8 ай бұрын
Walalo qof xun qabil malhan reer kas an lo gafiyan nin ha lasoqabto
Пікірлер: 124