farxad baa korisa carurta e cunto ma koriso iskasta o cunug hotadii ay san haysan ad u dhaqlayso ma buxin kartit boskii hoyo , alow jana ku gee hoyo macan adun kan nasiib ku yelan in an kula nolado e alah janada nagu kulmiyo😭
@FatimaMunachannel
4 жыл бұрын
Ayaan Isse Allah ha unaxariisto hooyo macaan walaashay gacalooy Janadana Allah ha inagu kulansiiyo inaga iyo waalidkeen iyo dadkeena oo dhan ❤️🌹😘 Wa run Caruurto cunto ma koriso booska hooyadana cid buuxin karta ma jirto. Waxa aynu leenahay hooyooyinka iyo dhamaan walalidiinta jacalka la ogaada caruurta si ay iyaguna beri idiinku naxariistaan 💕🥰😘🌹😍❤️
@AhmedSalah-wi4ev
3 жыл бұрын
walal axsaan fiidiyawyadaa naga hagaaji
@mfaraahsahill9503
2 жыл бұрын
Waxaan kaloo jeclaan lahaa inaad soomaalida u bilowday musaamix kariim
@mfaraahsahill9503
2 жыл бұрын
Codkaagu maalmahan wuu hooseeyaa
@kikialemu7
4 жыл бұрын
💚بسم الله الرحمن الرحيم *Kamida Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga C.S.W 🕌 *Pls Don't Forget* 👉 *Sheyga Manta Cibaadada Ka MaShquuulinayo BIRI Qabriga Makugu Wahlinaayo* 👉🏿 *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta *Diinta iyo Islaaxa uMada *MusliMiinta* 🌴🌙 *INSHAALLAH* *BERI* (( *Waxaana Bilaabanayo*)) ☆3☆ *Daxii Maalmood* *ee Ay aaamu Beydha ee La Soomi jiray Bil Waliba oo Islamka ah* 👉🌙 *13 .🌙 .14. .🌙.15 *Malinta 👉🏿 * Sunday* & *Monday* & *Tuesday* 🌘 *08 / 03/ 2020* 🌒 *09/ 03/ 2020* 🌒 *10/ 03 / 2020* 👉 *Inshallah Allaa Drtis ka Faideysi Wacn* *ha igu dhib sanin Fariinteda* 👉🏿 *Wllfilh 👉🏼 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis*) *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿🌹
@waarugtacilmigadiinta1212
4 жыл бұрын
WCS Like 31 Maasha Allaah Xabiibti
@gullbarwaaqo9594
4 жыл бұрын
Hooyo ilmaheeda tuurta ma jirto waxa ubadka hooyada ka qaata waa raga soomaaliyeed ee si aane squdhunka ah iyagaana ubadka dayaca oo marba qolo udhiiba
Пікірлер: 13