Somaliya waxay tiraada dad iskacelis iyo Alla kacabsi mel mawadagalan gabadhani waxba madhimin ee somali wax isuma qiran gabdhan barhabulshad ba kawalay dad badan banalamid ah Butland 👍❤️
@FartunYusuf-ll8tg
6 сағат бұрын
Wiilka warayastayna wey u butland☝️fiicneyad in u wareyasto Kuwa badan o butland Kala aqon iyo Kuwa badan o aan galmudug aqon buu ufa iideyey barka wax lagaradin beenta iyo tariikh xumada dhalinyarda halagadayo❤❤❤❤❤❤
@ubahguled96
4 сағат бұрын
Wow WAABA GABAR WALAAN taan
@143-k1d
7 сағат бұрын
somalia dhan aa 16 gobol aheyd siyaad bare aa awdal iyo sool kudaray 18 ee noqdeen 1991 wixii ka horeeye,
@mrsocotraisland1939
7 сағат бұрын
gabadha waxay kala aqoon magaalo ama gobal waa in puntland siminaar loo geeyo oo wax la soo baro
@faadumomaxamudmaxamed3223
7 сағат бұрын
Qabyaalaaystayaasha waa jaahileen qof waxgaranayaa qabyaalad aamino iga qora
@sadiikhassan2456
5 сағат бұрын
Lkn wariyaha xataa sedax ayuu yiri buntuland waa labo iyo bar galmudug waa Hal iyo bar
@RM-sh6rc
5 сағат бұрын
INDHO ADAG WAA ILJEEX QABYAALAD IGA DHEH
@HodanAbdikadir
8 сағат бұрын
Yaaaab😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Apdalla78
4 сағат бұрын
Maamul-goboleedka ugu gobollada badan waa Puntland, oo ka kooban 9 gobol: Bari, Nugaal, Mudug , Sool, Sanaag, Ayn, Gardafuu, Karkaar, iyo Haylaan. Puntland waxay ku taal waqooyi-bari Soomaaliya waxayna noqotay mid ka mid ah maamul-goboleedyada ugu waaweyn dalka.
@KhadarDahir-nj9hb
7 сағат бұрын
Haa
@bashkadkms7450
5 сағат бұрын
Gabadhan waxaa ku program san Galmudug oo kaliyata nocan inta uu Somali ku dhex jiro Somali hormar ma gadhayso Somalida ha laga qabto waxan lagu magacabo Mamul goboleedyada
Ridwaan Adigana Halagu Saxo Puntland Waa 2 Gobol Iyo Bar Kuwa Ee Hada Magacaabeen Gobol Ma Ahaan Jirin 1- Nugaal 2- Bari Iyo 1/2 Half Mudug
@xaawo1
6 сағат бұрын
Buntland xagee 2 gobol iyo bar ka tahay koow goboll mudug nugaal iyo bari waa 3daas mudug waa buntlandi xaafada baraxleey buntlandi baa leh anagaana dajinay reerkaas oo gabar aan dhalnaa soo guursatay hg markaas beey meeshaa soo dagtay waane leeyska daayay ee hg cadaadaa ugu sokeeyso dhulkooda buntlandine waa 3 gobol gobolka ugu ween waa bari buntlandi keliyaa hadii la kala qaadqaado 100 magaalo ah
@samiramusa8064
6 сағат бұрын
She think thst putting make up on face and come to media pure ignorant
@hassannoorali2586
7 сағат бұрын
Walashen haloo cudurdaaro maqaldama wa ilahay ee. Waxas kadacay dan wa nafteeda wixii rabti waye ee cilmi ahan uma sofadisanin meesha ee sidasna hala ogado.
@roadahmed766
5 сағат бұрын
No Qabiil ❤❤❤
@najma649
4 сағат бұрын
gabadha yaan lala yaabin dhulka mataqaan
@hassannoorali2586
7 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅galmudug aya wax walba ka weyn kulahaa😅😅😅😅😅😅😅.
Actually kuwa badan oo an xita kala aqonin inta salad ee malin walbo la tukada Aya jiro allow umaden u gar gar
@HasanAli-zj5cg
8 сағат бұрын
QABYALADA BADIYAHA WA MID KU KOOBAN GEEL IYO DHUL LEESKU DILO BALSE TAN MAGALADA WA MID SIYAASADEEYSAN O GALIYSO WAXBARASHADA CIIDANKA SAAMIGII QABIIKA UU KU LAHAA MEEL KASTO O IL DHAQAALO AH IN LAGU DHAAFSIIYO LAKIIN TAN BAADIYAHA DIYO AYA GEED HOOSTIIS LAGU KALA QADANAYAA
Waxaaba qalada inaan maqalno in dalkeena kalaqaysho
@hassanmohamedroble8396
7 сағат бұрын
Intaas ayaa laga rabey waayo waa kuwaa ku so yaacay, that is it. She was born in Mogadishu, so she answered the best way that has made majeerteen very angry 😡 😂😂😂
Puntland dhulkeeda waba layaqanaye iyada jabtay oo wax baro laga kari wayay gobol iyo magalo isku khaldaysa 😂😂😂😂😂😂😂
@Nima.Mahmoud
7 сағат бұрын
Somaalia hal sano iyo labo bil lee joogaaa bes😂 afkeeyo wa haysta lakin intaas ee sheegtay wa yaab 😂😂🤣🤣
@amiroabshir
5 сағат бұрын
Xge katimi
@Nima.Mahmoud
4 сағат бұрын
@@amiroabshir suudan baayo
@amiroabshir
4 сағат бұрын
@@Nima.Mahmoud jamacada miya katimi mise waba kusokoratya suudan
@museBare-q2b
3 сағат бұрын
BAW
@abdidiirye2332
8 сағат бұрын
War Inanta yaan lalayaabin wax aay kuqaangaadhay adayadoo leeyahay Qabiilkaaga baa u badan Somaliya Qabiilkaaga Baa U Deegaan Badan Somaliya,danbina maleh ayadu ee waxaa LEH kuwii Somalia 🇸🇴 burburka u horseeday. ALXAQIIQA
@FatumaOsmn
8 сағат бұрын
Runbadnidaaa qabilbaa walaay ceeb kadhacdaay wlhi
@143-k1d
7 сағат бұрын
Garoobyadaan Tiktok Ku Waashay Wax Barta Wee Diideen Haka Dabaashaan
@amiroabshir
5 сағат бұрын
😂😂😂
@museosman8296
7 сағат бұрын
Qofku markuu jaahil yahay waa saa marka maba garanayso gobol iyo degmo kkkkkkk indha adayg iga dheh waa cawaanta lasheego
@luulabdi261
9 сағат бұрын
waa lab gobol mudug iyo galgaduud
@FatumaOsmn
8 сағат бұрын
Maaha 2bagobool waa galgaduud iyo half muduug eh
@HodanAbdikadir
9 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂galmudug Wa 9gobol 😂😂
@qaaliyusra7541
2 сағат бұрын
Dhiso kute kkkkk arigii bay kasoo carartay dharmagaalo ayay soo xiratay
@143-k1d
7 сағат бұрын
Ridwaan Puntland Aa 3 Gobol Kuye Deni Kuwoo Magacaabay Ma Xisaabna Puntland Waa 1- Bari 2- Nugaal Iyo 1/2 Half Mudug
Пікірлер: 78