Masha allah waa filim fiican... wan u malaynayay inuu igarre aabo u yahay wiilka yar ee umalkhayr sababtoo ah xalqadihii hore ban ka fahmay sida xun ee uu ula dhaqmaayay wiilka yar... wiilka yar uu kala gartay runtii labada nin kee baa fiican...
@abdinur4242
3 жыл бұрын
War ninkan igarre waan kuqoslaa Waa adke
@KhanYunis7
3 жыл бұрын
Dhalinyaro mahee dhar ka yar_yar bay qaataan waa rag waaweyn🤣🤣😅 Bahal bakoorad ah ayu jiqilka ka geliyey gabadhii Oday jac_jacoor ah ayu Iska dhigayaa
@yaasiinhassan2127
3 жыл бұрын
Riwaayadani way igu socotaaye ku soo dhaqsada
@ugaaskailkacase5886
3 жыл бұрын
Naagta ninkeeda say ugu xilqariso cajiip
@hoosinmedia671
3 жыл бұрын
Hhhhhhhh walahay oday aan arki jiray ayuu igarre u eg yahay
@bnabadoon7381
3 жыл бұрын
MAANSHAA ALLAH IGGARE DHAQAN YAQAAN WAXTAR WEYN U LEH UMADA SOOMAALIYEED
@daudmohamed3178
3 жыл бұрын
Igaar kaan yar hadalkiisa o qudh ah ayaa kaa ilmeeysina
Пікірлер: 45