Jacayl xaasid ma waayo Naag romantic u barataan ahay kulahaa 😀😂😂😂😂
@muqdishaawiboyoffiacal3836
4 жыл бұрын
Wiilasha reer burrco meesha waad waasheeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirizaqyaasiin9788
4 жыл бұрын
Soamlidu gournay Qalbi yeelatay😂😂😂😂😂
@cadnaancaabudwaaqi6286
3 жыл бұрын
ma anaa ila hadlaysa mise islaanta😂😂😂😂😂😜
@yuniscade3948
4 жыл бұрын
Waryada waaa nugu soo daaahdeeni maxaa intaaan la maqneeydeen yaaa taaageero idiin ahaan jireee. Keep rocking mshllh
@mohamedadem4154
4 жыл бұрын
Riwaayadani waxay ina leedahay soomalidu romantic maaha waxayna. Ku salaysan tahay shaqada iyo cimilada lagu noolyahay baa keenta qaab nololeedka lamaanaha
@rudwanfarah8996
4 жыл бұрын
Keep going murqan iyo marojiye
@bidixoofficial7222
4 жыл бұрын
Maroojiye wllhie abti kayabay AniGu 😂😅😂
@bidixoofficial7222
4 жыл бұрын
Whtzpkaga izo zheg abti
@jamahersi6261
4 жыл бұрын
I am from USA 🇺🇸
@khadarfaalo9234
4 жыл бұрын
roodhida mad cunysa mise wan barkada wlhy wan qosly 👇👇
@AhmedJamac-xt6kc
3 ай бұрын
Shaaruub khaanadaa jiidhee
@abdirahmanlibaan5850
4 жыл бұрын
Romatig waa howl la.aan ragga soo shaqeeystay howlahiisa maaha
@gboy90
4 жыл бұрын
Qosolka xuun ck ban kunacay ee kadaya please
@ahmedosman1731
4 жыл бұрын
Ina adeer guriga miyaan kaaga guuraa 😂😂murqaan romantic iska noqo
@khalidcabdiqadir5531
4 жыл бұрын
Wallayal Riwayadaha hanaga rajinina 🥰💚💚
@mayaneyboss6112
4 жыл бұрын
Ragaw wx aan idiin sheegee talent dha ah ayaad leedihiin challenge iyo wax yaalo gaagaaban soo galiya bil gudaheed hadaydaan 100k gaadhin magca iga abdala
@somalimugaabiking1049
4 жыл бұрын
Moofo ayaan ka shaqayn jiroo xaaskaygii ayaa shaw riwaayadan daawatoo waxay tidhi dib ha u tagin
@Zulthan_Yarre
4 жыл бұрын
Jiingad Banu Ku Jirnaaye Halkuu Romanticu no so maray 😂😂😂😂😂
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
Gjjvvf😂❤❤🎉😅😊😊
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
Gjjffdtuutseeenhfrrj,!xvbb😊😊w
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
YjjhhgjkGjjdfjuguuiug7iutrr😊😅😮😊
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
Hhhhgt
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
Hjjhgdetu😅😮😮😢😢❤
@vipvip130
3 жыл бұрын
Somlidu goormmey qalbi yeelty😂
@romaaalrihaaniofficial3646
3 жыл бұрын
Mxaan Haya an afka kugeliya kuma Lahoo sacad wllhi Hé ‘s Yuong Talanted 💞
Nin jaamacad dhigtay ayuunban shaqaalaysiinaya hhhhhh
@mhdinero9658
4 жыл бұрын
Sheeko dhacda eheheh lakiin Filimada gaaban Soo badiya asxaabta. Mahadsaanid
@Beerjacayl_official.7
4 жыл бұрын
Ma anad ila hadlaysa mise islaanta 😂😂😂
@basharnoor8751
4 жыл бұрын
keep giong brothers
@aamiinxamdi3705
4 жыл бұрын
Cadi mahan
@drxaayoow2105
3 жыл бұрын
Dhaan dhaan ii noqo.... Maantey ugu darneeed 😂😂😂😂
@abdirahmanahmed2547
4 жыл бұрын
Xaga quality ga muuqaalka inaga hagaajiya , codadka badan iyo qosolka aad dul saaraysaan ka daaya ilayn reaction maahee , sida kale waa malab part lasoo dhakhsada saaxiibayaal
@romaaalrihaaniofficial3646
3 жыл бұрын
Maxan Hayaa aan Afka kugelayaa Sacad hé Talanted wllhi😂
Hhhh bal jiingadahaas bn ku jirnaye romantic xge noo soo maray
@hodanabdirahmanhussein2683
2 жыл бұрын
Amiin amiin
@SadaamApdi-t7x
2 ай бұрын
KZitemr sadaam
@ahmedyaasiinahmed9578
3 жыл бұрын
Walahi waan qoslay
@safiamaxamed4027
3 жыл бұрын
Nin dantiisa aan aqoon mara duuga horteeduu dhamaadaa
@abdikariin9710
4 жыл бұрын
Yana RodhiDa haynagaLa zhaqayze ma u yeedhna😂🤣deeqow wan idin zaLamaya zxp wa dhude✋🇺🇬😁
@alinuur1729
4 жыл бұрын
Dhadhaan iinoqo hhhh war noo so badiya
@xudayfidhoodaan3253
3 жыл бұрын
Laakiinkadaaya cuntada aad afka isku gelinaysasn ileen isma qabtasne war ilaahayhalaga boqo war kurayey
@saladomar8670
3 жыл бұрын
Horta wax youtuber eh dadka uku qosolka badna ayaa soo galey qadka war waa ku faraxsanhey waa ku heesta dhalinyaradan reer waqoyi ku soo dhawaw magdishu
@abdallaabdiabdullahi3611
4 жыл бұрын
Kama daalo Daawashadeeda guulaysta sxbyaal
@maxamedzaki9712
4 жыл бұрын
Fadlan subscribe ii saar
@muztafenuune2507
4 жыл бұрын
inata ila aragtaY in mizkinka markipa Viewska lagUpaY dhackuzii 😂😂😂😂😅😅😅😅😅🙏
@maryamjamac1685
4 жыл бұрын
Alle haydin xafido wllyaal wilal an tagera tihin
@asadlionish
4 жыл бұрын
Cuntada ciyaarta ka daaya Alle ha idiin dembi dhaafo . Wax kasta riwaayad baa laga raadinayaa
@kaligiisduul07
Жыл бұрын
ibtila weynaa
@apdirahmanali8059
2 жыл бұрын
Qaybta 2aad maala zoowadaa coming zoon miyaa
@parkhaddeeq5462
4 жыл бұрын
Hore u Socda Zxpyaal DeQ Adam Sacad + SadiiQ💯
@adamapdirisak308
3 жыл бұрын
Hhh oradoo naagtaadii laxaraabeysoo daarada is eryada
@nasrasaleebaan2379
2 жыл бұрын
Remembering your day off is your day and good night babe I love it too babe babe i you too I love it lol
@Ebichistory10
3 жыл бұрын
Kuleh lix nin baa waashoo ka shaqaynjireee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shaakirabdi9422
4 жыл бұрын
Ruwaayada waxay turjumaysa fariin fiican lkn was bilaa director designer
@caaqilkaxaafada3162
3 жыл бұрын
Waan idin wataa aqyaaray 😃🤣 Ina adeerow ninkaas iga gub kulahaa . Kal iyo laabaan u qoslay wlhi
@FarduusAhmedelmi
2 ай бұрын
Wuu garaacay
@hamseadan683
3 жыл бұрын
𝙉𝙪𝙪𝙧𝙠𝙖 𝙨𝙝𝙖𝙖𝙧𝙪𝙥 𝙠𝙝𝙖𝙖𝙢𝙖𝙮𝙣𝙩𝙖 𝙟𝙞𝙞𝙙𝙝𝙖𝙮🤣😁🤣
@hassanlucky3513
4 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan brothers and sisters hore u socde Kama daalo sheekooyinkiina funny ga ah runtii keep going
@siyatsheikhwarsame2673
3 жыл бұрын
They are so funny 🤣🤣🤣🤣
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
Hhhfyitr3❤😂🎉the
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
Hjkjgd😊
@cabdiqanixasan1027
Жыл бұрын
😊😊😮😮😮😢🎉🎉😂😂❤
@dhamacvlogs1873
4 жыл бұрын
Ninka moofada keen ana viewska gubayeeh
@dekaomar1535
3 жыл бұрын
Maya
@abdinasirabdulahi6907
Жыл бұрын
Qosol
@mahamedabdiqadir3165
4 жыл бұрын
soomaalidu goormay qalbi yeelatay
@ciiseabdi2465
4 жыл бұрын
Marqaan and maroojiye wlayaal kadaaya qosolka waa iga talo iyo wax hagaajin
Пікірлер: 465