Kan dirisle cabdi u eg yaa ila arkay waa actor wayn magaciis asxaabey
@drkhayrealihassan8922
5 жыл бұрын
Riwaydan 10 times bn daawady welina kama xiiso jabin
@xuseencali9842
5 жыл бұрын
Dr khayre Ali Hassan riwaayad igadheh
@cusleyeciltire1008
5 жыл бұрын
Riwayadan waxaan ka dheex arkay fanaanita dhinac inamada dhammantood wa wada issaq dhanka kalay labada gabdhood wa samaroon.Ku wa tumaya music ka ma garanayo.
@c.raxmancali8561
4 жыл бұрын
@@cusleyeciltire1008 Waar heedhe iyadoon la cararayn maxaa adiga ku xiijiyey Waa hebel iyo hebelkooda maxaa kaaga jira Daawo oo ku raaxayso
@saciidbashiir4929
4 жыл бұрын
السلام عليكم
@cumarcawke6539
5 жыл бұрын
Wiilka leh isheega ninka la dhoho taajir cabeeb sxp tajir cabeeb wa fanankii waynaa ee craxmaan dheere ee hodan craxmaan dhalay
@maxamedibrahim95
5 жыл бұрын
Caadi maahan nika crixmaan dgere aaledahay
@popmarly8493
5 жыл бұрын
Ma xasan baylaa hodan dhalay beenwayna qofku
@aamiiking3278
4 жыл бұрын
Wree
@mustafeaadan6894
4 жыл бұрын
Mu dhalin hodan ninkan waa sacad muuse lkn maha samaroon
immisadii bay ahayd riwaayadani baad u malaynaysaan zxbayaal...
@mohamedcazanyo8065
4 жыл бұрын
1981 aya ladhigaay wakhtigi wacna weeyaan ala maxaan wakhti soqadaanay mshll alle mahadii weeyan beerigas shukaansi ayn kujiray anigu kkkkk mantana wan gabobay
@ashiinefaaraha9788
5 жыл бұрын
Adeer kay abdi Farah aabahay la dhashay run ahaantii wuxuu ii ahaa mar sxbkay mar wuxuu ahaa shaqsi farxadayda jecel waalid ii ah run ahaantii geeridiisu waaxbay ibanaysay balse maha mid xasuustiisu maydh.mayso
@faizamohomed3271
5 жыл бұрын
Sshiine faraz, Allah how naxariisto adeerkaa. Adna Samir iyo iimaan hakaa siiyo huuno.
@abdirahimabdi6748
4 жыл бұрын
Walal adeerka ma tajir abeeb ba niinka matalaya ilahey haw naxariiste Manu aheeyn reer abu dabe
@abdirahimabdi6748
4 жыл бұрын
Walal adeerka ma niinkani matalaya tajir abeeb ba ilahey haw naxariiste Manu aheeyn reer abu dabe
@hudacabdi4839
2 жыл бұрын
Waxaan ahay maydal ugub man iyo ubax soo baxoo milgiyo qurux baan hayaa wow intaasa iga gadan
@mqsuudelmixasn251
5 жыл бұрын
Riwaaydu wa riwwayidihi hore
@kadraelmi9766
3 жыл бұрын
Meeshaad isla joogtid iyo sidaad ila muuqata nin yahaw kala maan aha. Faduun ducaaleh edo💋💋💋💞💞💞💞❣❣❣💟💟💝💝💝
@MohamedHassan-nv1gm
2 жыл бұрын
Ma Reer Djibouti Saw May Ahayn Ciise miyaa Mise samaroon Gabadhan manshalh
@cabaasmaxamed8337
6 ай бұрын
Yaa Daawanaya 2024❤ Like haladhaafin
@tanveerismail6055
4 жыл бұрын
Djibputia dad iyo dal qaali ah riyaayadii dhaylo jecel
Пікірлер: 142