💦 Xamze shacirow Maxaa dhacay Wax Maan Noo So dhigtiin. 😭 1 Aa idinku danbaysay. Maxaa Qaldan Hee
@saidhussein2679
2 жыл бұрын
Gabar reer mudug ah ayaan hada ka hor shukaan saday wixii dhib iga raacay waligeey dumar kale igama raacin hhhhhhhhh qosol iyo naxdin labadaba igama maqneeyn in kastoo markii dambe aan is fahanay hhhhhh dhowr bilood ayaan dagaal shukaansi ah ku jiray hhhhh
@daacadmedia6004
2 жыл бұрын
Qayta 8 aad Aaway
@brocade7437
2 жыл бұрын
Dhagtah qabso hada warkada haayay🤪🤣
@salmaansaid5712
2 жыл бұрын
Diimow isaga ruwayada wadah
@nabiihahanti4766
2 жыл бұрын
Qaybtii 8 aaway
@buderqoslyr7933
2 жыл бұрын
M a horey usocoda ee noo soo badiya
@mankeymarash3604
2 жыл бұрын
ManshaAllah qebta 8 wait saana
@caynaashewacays6166
2 жыл бұрын
Qaybtii 8aad aaway
@liibaanahmed6139
2 жыл бұрын
Waxa waqtiga soo badiya ama naga daaya ciyaarta
@abdullahiawil5137
Жыл бұрын
Sxp kan xgee kakeenteen
@cadaawedhunbuqo1932
2 жыл бұрын
Part 8 lasoo dhoqso xamze😎
@sodhawo
2 жыл бұрын
Zxb wa kuwata sobadi
@saidhussein2679
2 жыл бұрын
Bugdawoow sadexaad aa yimid
@maxamedwali4215
2 жыл бұрын
Sodamestira
@saidhussein2679
2 жыл бұрын
Nimanka ma hitiqaa idin dhex taal hitiqo maxaa la dhahaa kulahaa hhhhhhhhhhh
@yuusufmuhamade665
2 жыл бұрын
Diimow asc
@ibrahimali250
2 жыл бұрын
🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂😂🤣Walaahi kuwaan waa iga qoslisiiyeen
@shacnisharaf8478
Жыл бұрын
B
@xaliimacali5595
2 жыл бұрын
Hhhhhhh cajiib lkn raga iyo marka kala ajanabigaa yay istaaban diinta hala illaaliyo
Пікірлер: 44