Haaye niyow la soo degdega part 4, waan idin xiisnay. From jabuuti 🇩🇯
@farhanhagi4764
Жыл бұрын
Waxan ahay dadka ayan cayar ku qoslin lakin riwayadan wa iga qoslisay thanks madar
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665
Жыл бұрын
Maxaa Ku Helay Markay Tidhi Waar Hayaay Ayuu Warkiiba Ooga Bilaabay waa Adke Legend ku😂🤗
@iimaanyuusuf2770
Жыл бұрын
waalee anbaa kula mid baan ahay intaas ayn kuu qoslaay
@abbaselmi1730
Жыл бұрын
This is the best Somali drama show
@cabdiraxmankhadar3044
Жыл бұрын
Mashalah tabaarkalah alaha
@asmarbarshe470
Жыл бұрын
Masha Allah Najma jiliinka aadbay ugu dheeraysaaye madarow mid kale lasoo jil masuul👌. Lkin muna Allahay ka Alle,mid danbe halasoo jilin🖐😂.
@kadarmoha2279
Жыл бұрын
Bila caleeg naga so daya qeybah kle 😂walhi waa Fanny 😂😂😍😎🤌🙏
@dheereyechannel
Жыл бұрын
Best of the hob films actions interests people's prt 4 💯💘😋
@Ilwaathahmett1122
Жыл бұрын
Qalaafu isku yeel ayaa ku qoslay wlllhi😂😂😂
@Humblegirll
Жыл бұрын
Maria cakusha hadan u jeeda masha allh 👏👏🎉🎉🎉🥰
@saamiyacabdirahman4825
Жыл бұрын
xppi qalaafo isku yeel kulha Alla najmaaaay kugu xiiiintay😂😂
@najmanuraciid1045
Жыл бұрын
Hargaysa qurux badanaa mnsha allh 🇮🇹
@mumtazmohmet4187
Жыл бұрын
Wah wlhie samirkabh anigu maan yeeshen xtaa hadi aan wax jilayoh wah najmo waxedu waa kabadbadisa
@NordinMohamed-m7y
Жыл бұрын
Waxan xasuustay bari uu wllkay igu odhan jiray direeska schoolka markuu usgaga yahay xidho ana maya markan ku idhaa ayuu dhihi jiray ma hablahad iska dhaadhicinaysa🤣🤣
@khadarcali1293
Жыл бұрын
Naga soo dhakh sada my family🥰🥰
@hafiif
Жыл бұрын
Waa xaqiiq jirta ayaa kuduugan ruwaayadan waxa cad in dumarka ayaa marwalpa khaladka ay galaan kasaaraan ragga ay shukaansadaan
@suhaybguuto2563
Жыл бұрын
Noogu so dhakhsada part 4 team hopfilms😇
@xamdahussein644
Жыл бұрын
Tem hore usocoda alle ha idin xiftiyee dhamaatiinba❤❤❤❤
@suldantayo9224
Жыл бұрын
😂😂😂😂 wllhi Madara wa nin shactiro badan
@horseedmedia5456
Жыл бұрын
Hob films welcome back.
@arliininacabdi6643
Жыл бұрын
18:29 war hayaaay ala hayaaay 😂😂😂😂walahi kani wa iga qosliyey😂😂
@Xamuuda
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂ala kuwan jecliya madar wlhi wu iga qosliya part 4 laso cararA
@hayadadam1540
Жыл бұрын
alla najmayyy Qofta Kaliyee iGa Qoslisey🤣😂🤩
@rashkaawi2376
Жыл бұрын
Wllhi king yahaye waanku wataaaa 👑
@xamzexadaari1703
Жыл бұрын
hhhhhhh Wlahay Waa Xaarabo NaagtaydiiH Hore Ban So Xasuustay😂
@nasraahmednasra4253
Жыл бұрын
Ma qalaafo isku yeel bay ku tidhi😂
@Ibby_hashi
Жыл бұрын
@@nasraahmednasra4253 😂😂😂
@Abdihakeindhaye
Жыл бұрын
Team hob films salaama saxiibayaal
@shafiamed6483
Жыл бұрын
Machallah legend hob films
@tarabi417
Жыл бұрын
Maseerkan jaceel maaha waa cadaab🤣🤣🤣🤣
@hamsemohamed5033
Жыл бұрын
Najma waa anather level 🥰👌 pest jilis 😅
@bahjaahmed4587
Жыл бұрын
qalaafo isku yeel waxasi waa jaceylka😢😂❤
@Naima-43
Жыл бұрын
Ala maseerku walanaa maseerka xad dhafka ah wa wali wale iyo hubsiimo la.aantuba
@walaaljecelchannel7315
Жыл бұрын
Wa laal jecel channal
@ayaanahmed3472
Жыл бұрын
Caloshaa ixanuuunaysa kulahaa 😁😁😁😁
@xamsebade1284
Жыл бұрын
Inta raagsatay farta hataagan
@cupcuttemblet
Жыл бұрын
Part 3 lasso dhakhsada please 💔❤️🩹❤️🔥
@daadirdayah9021
Жыл бұрын
Plzz 30 daqiqo ka dhiga Hob films
@nimcofarhan5979
Жыл бұрын
caloosha I xanuunaysa kulah🤣🤣🤣🤣
@asmainapoqortooyo857
Жыл бұрын
Way manta side u qoslaylee eeg najima waa best actors iyada in madar
@mahiimcabdicasiis4238
Жыл бұрын
Ala qosol weyna inta ugu danbeysa xarabad😂😂part 4 nola soo dhakhsana 😄
@rumaan_beauty
Жыл бұрын
😂😂😂😂😭
@walaaljecelchannel7315
Жыл бұрын
Wa laal channal
@diamondmatan5937
3 ай бұрын
😂🫑😃💞😃🥬🥬👍💝😄🫑🥵🫑🥬🥬gzhBjejhw thank I yetgdty❤❤yg❤fedye❤❤h❤hhegdhh❤b❤h😂😂hh h😂fc😂c😂d😂😢🎉g🎉h🎉hg😮h🎉g❤hy gxgu😅😅😂dfeuue😅scstyh h❤huri😅fegeiktj😮😂g😂b❤h❤hb❤hf❤f😂😂iu❤cc😂b❤h😂uf😂cf😂g😂h😂gf😂c😂j j❤jdvg😂w h❤h❤ wbhen. ❤❤ rbigiruy❤bhhthh😮😢🎉gündü ❤gh😂 rjr😅v😂vcry❤😂 bej I was thinking 😮of this one 1️⃣ time a day ago but now it’s a whole new 😢 but 😮hheyeeueuyryeyryyrbd. D. Sbshsheydiw😅😂 so uygun 😅I yhope uu eve viewer🫶🤛🏻jududududhbxnjuzufurueuiquwueyayysys 1:55 🫶✊🏾🤝🤞🤛🏻🫶euruhtnf 🤛🏻🤲🤜dnbdjsjfag I hehhwu I iam yenot yeueyeyyeuyehehdhsuudajsjksksjsidu I am so happy for nen 1:41 enneudurggey 1:42 huxhdud 1:44 hsgdydvxvvsuwjwjdud d 1:49 heheu 1:50😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ehhegegw 1:52gwgehhehdhdhfhufufufuurnsnbd s ahahhahaha gey😢❤😢🎉❤🎉😂😢😂😢😢😂😮🎉😅😅😅😂yu😮😂😢❤❤😂yuw😮🎉😮😮 😅uyr 😮😂😮😂😮😮❤😮😂😢😢😂😢🎉😢😮😮🎉😅😅🎉😅😂😅😅ge😂😂u😂u❤u😅wnfjieiauruyrhdbfjurhhw I love this so much and I love the fact 😮that 😮you 😅😅😅urruuruhrhfudbbr
@hamdajamal4310
Жыл бұрын
najmaay markaad qaylinayso codka yara gaabi meeshaba qaylaad ku waashee
@fardusibrahim7693
Жыл бұрын
Wallhi najma berkay I cadaysay
@najahabdi1122
Жыл бұрын
Madar waa best jilaa wlhi xarap midhan plz part 4 laso carara ♥️🥺😂
@emandrezzy6200
Жыл бұрын
Can't Wait part 4
@farahmuxyadin3261
Жыл бұрын
Hom filimis ruwaayadii sirix ka parta 4 loodhakhsada ♥️♥️♥️♥️✋️💕💕
@xasanclaahi3119
Жыл бұрын
Waa tii ugu dhacdey ookela walaahia
@maxamedaxmed1047
Жыл бұрын
La so dhakh sada flimka dad ku jecel ba sa kula hadle
@hanihanka3875
Жыл бұрын
Najmo maseer badanaa 90ka ma.anigaa dhalay Mise ruuxaan teeyda kujirtaa
Пікірлер: 767