Waa tusbax Go'ay muqaaladu fans waan idinkaga mahad celin taageeradiina madaxa ayaad ii saaran tihiin shacabkaygii hadii aad ila joogtay mahadsanid hadii aad igu cusub tahay ama ay tahay markii kuugu horeysay ee aad nasoo booqatid SUBSCRIBE noo saar si aad ula socotid muqaalo kale oo qosol badan iyo Sheekooyin Thanks All My people wan idin jeclahay taageerahayga
@alifarax4955
3 жыл бұрын
Micnahaa Iyadana ma soo wadaa
@zakiyare5781
3 жыл бұрын
War nio aad baan u jeclahay inan ruwayadahga daawado teer io waga so baxday wan kudawanaya, hal mid baan kugu dhibsada saa u joogtaa "my fans" iska so qoraysa war naga cun nio fanskaan aad naga daba wadid hadii kle dislike baa afka kaa galinaynaa 😂 legend waku salamay nolow inbadan. 🥰
@cabdinuur1167
3 жыл бұрын
99998899 999999999 ummm no 9999 9999990 0090000 poo9 0 and was not in the most recent quarter of and was not
@zuzaanabdirazakmaxamed545
3 жыл бұрын
Aad ayan ku tagernaa qof nasaba tahy
@abdirahmankushkush3330
3 жыл бұрын
Ruwaayada inecbow soo duuba ruwaayadahaan i ah baan ku qoslaa
@robgoal2990
3 жыл бұрын
Ii kaxayso, iga dhageyso, i fiirso, i fahansii Qofkii intaas oo dhan la socday like saar
@Amiirjeego
3 жыл бұрын
Waxan Riwaayad Lama Oran Karo Magac Kale Haloo Bixiyo 😀🙏🙏 Legend Asad Diaby keep going pro
@AsadDiaby
3 жыл бұрын
Thanks big legend waxa tahay Shaqsiga muuqaalkaan quruxda badan duuubey oo edit gareeyey keep going brother
Asadow salaama masuul halkaa ha hey gabadhuna waa jilaa wcn from Ohio
@hoodoyuusuf2756
3 жыл бұрын
Muna faysal ya ila arka inay lahjadi la qabsatey🤣🤣🤣🤣
@cl1387
3 жыл бұрын
Inta Aaminsan in Alaabta ay qaateen hadhow laga dhigayi like😄😄😄😄
@SOMALIPESKONAMIGAMING
3 жыл бұрын
Asad diaby wanku wata👊 wll shactiroyinkaga😇 kama Dalo masul sare...mar wlpo wan kugu xiranahay LEGEND....LAAN DHERE LABO MAHAN
@khadraciise2044
3 жыл бұрын
Asad diabi iyo Muna Faysal qosol ba nagu disheen iga dhageyso Mantana i fahansii😂😂😂😂
@abdinasir2592
3 жыл бұрын
War ninyahw muno faysal waad isku soobaxaysane guurso aan idin iskukiin ducaynee 👋👋
@liibaansalaad6622
3 жыл бұрын
Asadoow adigaaba qosol ka samesan muqalada ku jirto aad baan uga helaa midna ima dhaafo xitta mid hore haddii uu yahay wan ku ceshadaa. Cimri dheer iyo caafimaad badan alle kaaga baryaa guuleeso sxb
@shamsoaden3815
3 жыл бұрын
Aasde legend ❤️
@ahmedbashii4448
3 жыл бұрын
Nio Asad wali mad iga qosolsin sida utimade halkan nio meshadi kunoqo adi io Libax markad eheden wlhi iga qosolsin jiden 😅🙏🙏❤️❤️❤️❤️
@samiirzonaldo9342
3 жыл бұрын
Azad ruwayad ii dhiib ah ino keen 😍
@mohamedahmedjamac2657
3 жыл бұрын
Asad diaby 🙏
@shaafofficial
3 жыл бұрын
Ii fiirso Iga dhageyso Ii ka xeyso I fahansii Macalinka riwaayadaha iyo qosol Asad abdirahman legend salaan ogeed sxb
@garaadinaabdilhi2805
3 жыл бұрын
Zxb ninku waa nin lahubo
@omaarchannel234
3 жыл бұрын
First one another level team asad
@quruxsanchannel5555
3 жыл бұрын
❤️❤️❤️wallky asad waan Ku salamay 🙏
@zakariefantastic9099
3 жыл бұрын
Legend Asad daiby riwaatadii imaqal away
@queenamaata9196
3 жыл бұрын
I fahansii micnaha keep going muna faysal and Asad diaby wn idin wtaa
@MuhammadAli-ud3io
3 жыл бұрын
Asad diaby 🙏🙏🙏
@ashrafmohamed1235
3 жыл бұрын
Asad diaby legend keep going pro
@attoshhussein1915
2 жыл бұрын
Manshalah waddankii waxa baddan baa is baddalay waagii hore I soo dhib la oran jiray
@hamsejagacofficial924
3 жыл бұрын
Muna faysal quruxleey
@farduskaka5379
3 жыл бұрын
Asad diabi my legend kujecliyaa sobadi Riwaayadaha waa iga qoslisaa❤️❤️ Iikaxayso iga dhagayso ifahansii😀😀
Inta ila taaageerta legend Diaby like igu cimaamada
@nashaaadvip411
3 жыл бұрын
Midnimo supermarket 😅🤣joogtaane asadow
@siciidfaadhige7164
3 жыл бұрын
Asadow zhp RiwayadaHaan wan qadaNy HdanaHy Team adaD DiabY
@mohamedahmed-vx2qn
3 жыл бұрын
Qof ugu horeyay ee daawada yaa igu heesta
@abdirahmanxaraf2366
3 жыл бұрын
Ifahansiidaan layaabey ased diaby
@shamsoaden3815
3 жыл бұрын
Beautiful people
@baroonyare2
3 жыл бұрын
Asad legend brother
@ayuutobosstv
3 жыл бұрын
Maa aniga meesha ku soo shuubay 😅🤣 asad abti legend ur films next level weye funny
@superstar.19
3 жыл бұрын
Iga seexo keeeeen big legend
@hassanbinadow1190
2 жыл бұрын
Asad diaby wan kuwata my bro keep going
@yahyehaashi4954
2 жыл бұрын
Asad diabiyow midnimo.mcnha ma maxamed omar ahnba u aday
@aburayanayman9129
3 жыл бұрын
Walaleyaalow waa tagay cumar maxamuud kii hadday halkaa ku taalo ba gaalkacyo hhhhhh
@rayaanahmett4772
2 жыл бұрын
Asad diaby
@qaaliluulachannel9408
3 жыл бұрын
Ala galkacyo maxaan uxiisay
@mucaadreacts
2 жыл бұрын
👏Sxp asadow codka ma wanagsana shanqar kasta ayan maqlaynaa shanqarta oo badan io codkina oo yar wlhi ina dhamesto rabay lakinse ma dhameysan wan kabaxay next time codka iska so hagajiya hormar wacan sxp👏
@xamdanuura8534
3 жыл бұрын
Boqortoyo hore u soco wllky
@kingmuhanad6746
3 жыл бұрын
Adugu naf tirkagu ifahansii ruwyadan😃😃😃
@shamsoaden3815
3 жыл бұрын
MAsha allah ❤️
@shafieahmedmohamed3920
3 жыл бұрын
War legend asadow salaamullah noosoo badi muuqaalada anakana garabkaga nahay
@deganalrahman2189
3 жыл бұрын
IGA SUG NEXT HALAGASO DHIGO BAHDEYDIIII
@highlights8838
2 жыл бұрын
INA ADEEROW #PART2 ZOO zmee 🙏🙏
@abdifatahmohamud7868
3 жыл бұрын
Next idhadhansii ban sugeyna 🤣
@ayuubkoronto5904
3 жыл бұрын
M, a dhalinyaro Horay usocdah
@abdirahmanxaraf2366
3 жыл бұрын
Awle Mohamed owle iyo ina ilqeyte ruwayad kasta maku jiraan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ahmed_somali_6
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fadumoriyaq0ficial992
3 жыл бұрын
Muna FaysaL bALaan Lagu Fahnsine Maa joigtid ifahansii kuLahaa Suuqan LagaLayaaba Zxpeey😂😂😂
@Moha-Galayr
3 жыл бұрын
Muna qalanjo
@kingbalo17
3 жыл бұрын
Asad diaby wan ku wataa lpx horey usoco
@zakiaddeh2422
2 жыл бұрын
Shekadu xagy u socota bal na fahnsiiyah😂
@abdifatahawmusse8598
3 жыл бұрын
Legend DIYAABI iyo MUNA FAYSAL
@strongergiijaz9859
3 жыл бұрын
Iifahanzii qorashahan galkcyo lugu waregyo😅😅
@daalacoofficial6369
3 жыл бұрын
I kaxayso , i fiirso,iga dhagayso, I fahansii, I dareensii, ii waalo, i wareyso, iga macaanee Kkkk Intaas ku soo dara
@shuaybmoha7634
2 жыл бұрын
Shuayb
@marhoraansameeyaykingdom6355
3 жыл бұрын
2 legend baa ishelay
@fartuunqodhobashkir3870
3 жыл бұрын
Asad abowe waan kusalama waa fartuun qodhob kkkkk
@hassanjokarhobaalciiraale4241
3 жыл бұрын
Keep going
@sicidadan2559
3 жыл бұрын
lpx waad kabaxsaty nin culus
@abassrastaman9992
3 жыл бұрын
So funny asad and keep going Sir
@adanboygazzzzz1281
3 жыл бұрын
War riwaayad hadaad maqasho waa tii jiimka ee qayb kale zhp ka soo samee
@abdizalamomar9647
3 жыл бұрын
Waa idin wataa wlhi tageero weyn idin ahy team mudug
@fuadabdi5580
3 жыл бұрын
Hhhhh Asad diaby legend idhoofina goorma Soo wadaa kkkk
Пікірлер: 195