Hilmami hadal kuma jiro ani xata wn ka yara xumaday hadana wxn u fahmun somaliya in aynagu dartay wax sa u siwaynba kaman so qadin wllo ❤❤❤❤
@somaliqueen7492
Ай бұрын
@@UgbadAhmed-p3iyoutube somaliland ma yaqaano somalia ayuu uso qabanaa ayadana qalad kuma lahan
@cawocawo3021
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-uy3ub7me2i
Ай бұрын
Spousal sawda hada Tuesday lan okay
@nastedave9842
Ай бұрын
Ilaahey amarkiis Sowda wajigeeda waa I raali geliyaaba ar Nina ha I moodina asxaabey 😂 Cimri dheer iyo cibaada suuban kuu rajeynaa walaashey. Ciwaanka sidaad u dhigtaaba dadka wax garadka ah xiisa gelisa ciwaan dheer wuxuu dhacdada ka xadayaa xaraabada malaha wixii dhici doonay rabaan inay ka ogaadaan ciwaanka. Lots of love from 254 🇰🇪🥰
@user-cp4cd6ok8e
Ай бұрын
Waad kusugta😂
@MuwahibAbdi
Ай бұрын
From somaliland ❤ sowda qalbi ❤❤
@SamiiraSagal-to4sd
Ай бұрын
❤❤❤❤
@Awoqali-c1y
Ай бұрын
Bakhtiya nasib iska daaye walee anigu waxkasta oo aad soo dhigto wan dhageysta hĥh
@Sowdaabukar2069
Ай бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد ❤
@maryanmohameddirie2043
Ай бұрын
Subxana allah, waa qiso cajiib ah. Mansha Allah, Sawda Qalib allaha kuu barakeeyo caqliga, codka, maalka, awlaada iyo reerka oo dhan. ❤❤❤❤❤.
@user-vm1ie2vi9v
26 күн бұрын
Quruxay laba daada Chanel barkin baan dhex dhigtay mana hurdo kwrn😍 gabadhaan waa gabar reer ceelbuur ah waan ku salaamay quruxay🫡🇸🇴😂
Ani ciwanka koban ku heystaa xisaha ciwanka ayey kor uqadeysaa tan kle qisoyinkaga dhan waa top xaqiqdii🎉thanks wllo❤
@hanna-vl1ch
Ай бұрын
Sawda don't worry xabibti qisooyinkaaga midba mida kale weyka mcntahay anigu qusadu inay fcnhy waxan ku garta kalia inaad adigu nosoodortay ❤❤❤🎉
@fatoumaabdallah6586
Ай бұрын
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد
Sowdaay wlhi shekada da sidaan u sugo iska dayee inana si nasiib ah u dhagysto iska dhaaf kuli Waan wada jechy way I cajabiyeen ❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
Ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤
@user-ss2dv8gi8h
Ай бұрын
Sawda Bilan waan ku salaamay wllshay mcn ❤Runtii Qisooyinkaaga waan Ku Xiranahay waxaan ku Qabsadaa Shaqooyinka Qaar waxayna iga dhamaataa Anoo wali Raba ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@siciidoaxmed3420
Ай бұрын
Raali ayaan kaa nahay sawda Alle raali haka ahaade 👑❤️👸. From Somaliland☘️🤍❤️
@igaraalinoqo9273
Ай бұрын
Dhib malaha sowda wxad doonto nadheh anaga kuwii ku jecel lee nahay sawda qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MustaqinNuurMoxamud
Ай бұрын
Haa anixitaa tiktok codkaaga kada kadaawanjiray saakuuraadinaayay ugu danbeyn waankuhelay❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@sahraabdallah3144
Ай бұрын
Mansha allaah abayo waa mahdsanid tahay wan ku qacansanhay sheekadada qurxu badan ❤ 11:22
@NimcoAliabdilaahi
Ай бұрын
Is mujiya reer somalilan ❤ sawuda wan ku tagerna❤ walhi hadanan ku dhagayisan maba shaqayinkaro wll walhi xafadiba ku xafdidayiba
@SumayoMaxamedMayow
20 күн бұрын
masha allah uktii qaaliyah
@Letsgosrt
Ай бұрын
Sawda ahayd walaashay aad baan kuu salaamay runtii qisooyinkaga aad baan u xiiseeya truck driver baan ahay wadanka maraykanka safaro 20 sacadood ka badan baan ku jaraa swaan kuu dhagaysanayo. Allah ha ku xafido wll❤️
@sawdamqaalib
Ай бұрын
Amiiin wllo dhamantenba
@SabaadSeeraar
23 күн бұрын
Walhi waa runteed dadkaa anaa Ka mid ahaa xagaan Ka helaa ayaan odhan jirey lkn dar ilaaahy ayaanba u helay sawda qaalib ilaa sawda bilan ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ xbbti 💋 shugarn
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤
@LadaMaxamuud
Ай бұрын
🎉
@شيركوسس
Ай бұрын
Kkkkk masha allaah abaayo qaali kkkkk
@user-dd6ul5rx9q
Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-dd6ul5rx9q
Ай бұрын
❤❤
@SophiyaOsmaan
Ай бұрын
Heregej
@saajinyare
Ай бұрын
Asc wlo sawda qaalib anigu waxaan joogaa Hargiesa S/L waxaan ku hamiyaa hadii ILLAAHAY ii sakhiro in uu muqdisho I keeno oo aanan waligay arag in aan adiga ku soo raadiyo si aan kuugu hanbalyeeyo wanaaga iyo wakhiga aad galiso qisooyinka Kala nooc nooca ah ee xiisaha badan markaa waa in aad number 1 ka siisaa reer Somaliland aad ayaa lagaaga jecelyey wlo lakiin hadii aad balance qaaday way kaa dhanday thanks SQ
@bahjomohamed7272
Ай бұрын
M.a sawda waa hooyo cajib ah allaha ku barakeyo habo❤❤❤❤
@ShariifoabdallaMohamed
Ай бұрын
Xbbti wax dhaliila malihid sidaaa ku wad alaaha ku xafido
@SamirSaid11
Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@hamdimahamed3309
Ай бұрын
Mansha alah walal sowda sheekoyinkaga wn ka helaa
@MariaAbdisalansheik
Ай бұрын
Sawdaay Rali waanu ka nahay inader lkn waxa mar dambe hanola noqon inader quruxey😅 From somaliland 💚🤍❤️💋
@user-qx2hb5rg3f
Ай бұрын
Anigoo Somaliland jooga ayaan Aduunka kuugu jecelhy wlhy waan kuu dhaartee mom ❤️🫂inshalaah Aale haikaatuso wlhy waan ku jclhy ❤
@bintialichannel3770
Ай бұрын
Soedaay rali noqo xbbti inlagu xasda mahan❤
@Sucad37
Ай бұрын
Somaliland 1
@shukrishiresiyad2623
Ай бұрын
Wallahi aniga iyo Adigu isku dooq Ayaan nahay Sheekooyinka Yamanta ciraaq iyo suuriya iyo masaaarida waan jeclahay chenel qiso ey ku Qoran tahay xitaa waan Arkay waana ku soo Weydiyay in aad adigu leedahay iyo in kale
@caashoabdullah
Ай бұрын
Nassip le in lagu dhagesto iska dye qisooyinkaaga wexe istahilan wqti kasta in ladawado wayo dhamntoda wa dhira galin illh haku xfido Wana mahadsanthy❤ noso PADI pyooo❤
@zaarahussein4705
Ай бұрын
Sawdaaaay shukran walle qisas yaab leh kaa maqalnay! Khayr badan adduun iyo aakhiraba haku siiyo e aammiin.
@niciimaabdalle1839
Ай бұрын
Wlhi qiso an ka dawaday oo an cajiib noqon maba jirto alle Haku karameyo xppti mcn badana ma jecli inan comment qoro wan kugu dul shaqaysta kawaran xppti farxad ku war wll inso duceeya mushkilad I haysa 😢
@saharaismail9661
Ай бұрын
Mashllh sister sheekoyinkaaga midba mida kale way ka cajibsantahy
@SAYNABMaxamed-s2j
20 күн бұрын
Haadee waadidaa❤❤❤❤reer soomaaliland guul
@JibriilmohamedJibriilmohamed
Ай бұрын
Sawdaay wllhi malinti hore waa yabay hada lakin waan aqbalnay raaligalintaada
@AfnaanAbdirahman-lb1nz
Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@magool8581
Ай бұрын
Asc wll hady sida dhahen sheekada inta nuxurka wada oo aad soo jarjarty isku soo xejisay hordhac kasoo dhig kubilaw xayaysii cml dadku way sugayqn wyo nuxurkiibqy maqleel shukran ani ahanty qiso walbod soo galiso qiimo waynbay igu fadhida 10 sac istag ku shaqeeyaa waad igacaawisa alle hakaafarxiyo❤
@XassanMohamed-up6zf
Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@rayanhirowle334
Ай бұрын
Mahadsnid wllo qali 😂😂😂 tageradada kowad ban nahay guulayso wallo
@Istabraq-ml2rz
Ай бұрын
Sawdaaay yeeey qisooyinka jaceylka aaa rabnaaaa
@fhfy8327
Ай бұрын
Mahadsanid qaali 🎉❤❤walahi niyadaa iska idhi waayo soomaliland uga reebtay😂dhib male qalbi❤❤
@user-gw9jy1gl2q
Ай бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allah. Walal ciwaanka badan ma fiicna sidaa kuwad .your stories are really very interesting 100&100 wallahi Ma sha Allah xabiibti qaali . Copy right kudhuqabo haday sheegi waayaan xaqaada. Maalin walba 5- 6 sheekooyinkaada kabadan ayaan daawada wallahi ♥️ 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@Khadra-x9r
Ай бұрын
Sawda qaali walhi wan ku jaclahay wall sida ku jaclahay ilaahay haku jaclaado qali
@faraxmaxamud-gl1ok
Ай бұрын
Maya hoyo kolay aniga ka xanaqi mayo hargaysa har wanag ka dawada ayanta wan xanunsanay hada so labtay❤🎉
@farduusabdi9699
Ай бұрын
Rali wanka nahay sawda qali wana ku jecelnahay walashay mcn ❤
@Ikraanabdi1234
Ай бұрын
Ala sowdaay saa kuu taagero Lee anoo maalin ku fiirsan maba joogi karee😢❤❤
@xaawoyaasiin5915
Ай бұрын
Subxaanallh wlhi qiso wey dhaaftay tan waa mucjisooyinka alle sowday baqtiya nasiib iska daaye waxa ogu badan on khadka uso galo waxa ogu weyn qisoyinkaga
@jamilanor653
Ай бұрын
Subxana Allah, dulicda sheekadu waa qadarta inaadan ka fakan karin.
@ayaan-l2d
Ай бұрын
Ala sowada qurux funny thy wllhi😂Marka yabo vedio like firinayey kulahaa 😂😂😂
@yahyamusa7236
Ай бұрын
اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@iqraMohamed-zh5se
Ай бұрын
Wcs wr:wb: MashaAllah walashey wan ku salaamay Allah haku xafido goor waliba qisooyinkaaga bilaw ilaa dhamaad wan dhageystaa Aad bn ufahmaa mahadsanid
@saynabmohammed9499
Ай бұрын
Maansha allaaaah soomaliya waa somaliya
@UmuRaxmaInabashiir
Ай бұрын
Alle ha ku xifidiyo walal qaali
@ayaancismaan936
29 күн бұрын
Alla sawdaaa Alle Cimriga io caafimaadka ha kuu daayo wllhi dar Alle ayaaa kuu jeclahay mrkaad dhoola cadeyso ayaan farxaaaa masha Allah ❤❤❤❤❤
@loukmanidriss6630
25 күн бұрын
Mansha ALLah hn sawda BON CHANCE OK
@malyuunabdikariim8848
Ай бұрын
Aslmceykum sowda. Anigu waxan kugu Soo biray oo ku bartayba Ramadan tan2024kii waxad video Soo gelisay you tube kana wan wada daawaday waxana joga Somaliland raalina wan kanahy arinkaas thanks you ❤🎉. Lkn aniga ayaa haya qiso igu dhacday Mel aan kala Soo hadlona magaranayee inshallh waxan rajeynaya inad aragto farinteyda aadna ii shegto Melan kala Soo hadlo inshallah ❤❤
@awkeismail7167
Ай бұрын
Scw❤scw❤scw Mansha alah shekoyinkaga walahi wadoyin dhadher Ayn ku dhageysta waliba socodka dalalka aan shidalka an geyo sida Zambia Tanzania musanbik congo Zimbabwe Namibia
@FatimaApdirahman
Ай бұрын
Sawdaay anigu maba jecli sheekada hordhaca dheer lagu bilaabayo sidan baan ku haystaa sheekada intaanan dhagaysigeeda bilaabin ayaaban like ta ku dhuftaa Alla sideyy iigu fududahay❤😂🧡
@Emma0444
Ай бұрын
Sowdaay from burco respect wll 😊
@anabellarobleh1077
Ай бұрын
Walahi wa runta dhawr mar ayan tiktok ka arkay shekadada oo la so goyay dad badan aya modayay inay adi qisadu kugu dhacday markasan uu sheega labadada yutub si ay halka ugala socdan qisoyinka oo dhan From djabuti ❤
@aasiyoaasiyo3308
Ай бұрын
اللهم صلي على محمد ❤ اللهم صلي على محمد ❤ اللهم صلي على محمد
@HamdaMohamed-v8w
Ай бұрын
Aniga xataa reer somalilnd Baan ahay ceerigaabo❤
@SagalMaxamed-fm9em
Ай бұрын
❤❤❤ sawda qaali alle ha ku barakeeyo waan ku salmay reer hargaysa ka soo salmayaa
Aniguba sidaan tiktok kaga badhayey ban marba KZitem ka qiso sidaan ugu qorayey ayaan ku helay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wallahi sidaan u xiiseyo qisoyinkaga ma malayn kartid Ilahay ha ku jeclado walao quruxeey
@hibaaqjamaal9936
Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤صلى الله عليه وسلم
@user-ol7ny1ux4c
Ай бұрын
Xapipti wan arkay kuwa video qata lkn melkaston ku aragno anaga aya comment ga werar sawda qalib ku qadi inshallah ❤🙏💯
@zahramohamedcadey7108
Ай бұрын
Waa sax Abayo waan arkay tiktok magacaaga ayaan ku qorayaa
@munasheikhabdilaahi8535
Ай бұрын
Midba mida ka dambeyso wey ka sii wangsan tahay mahadsanid xbbti shaqada aanba ku qabsadaa Allah kuu fududeyo shaqada aad u heyso dadkada
Пікірлер: 722