M.a hambalyohambalyo gulow gurkina guur kheyr qabo ka dhig
@AbdizYusuf
3 ай бұрын
Xasuustii saado cali, allow u naxariiso, masha allah rodo . Sundus saciid masha allah abayo qali allaha ku hadeeyo boqodi puntland. Gabdhaheyna somaliyed wa masha allah, naceebku hadaalo aroos wanagsan masha allah,
@dodorara9532
9 ай бұрын
Maansha allaah guurkiina guur khay allaah ha idiin ka dhigo allaah ha idiin bara keeyo gurigiina iyo guryaha islaamka allaah ha wada barakeeyo aroos qiimo.leh gabdho degan aroos kala danbayn leh shar shaydaan allaah ha idinka xijaabo aamiin maan sha allaah
@nasmacumar3096
9 ай бұрын
Mansha allah tabarakallah❤
@user-op6cp2tq9f
9 ай бұрын
Guurkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad gala guulow idinka yeel ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@user-op6cp2tq9f
9 ай бұрын
Hanpliyo my queen wllhi wa gob iyo nasb an arkay farxadaas Mar walibo qof walibo ku la dhaqantaa alow dhowr dheman my queen sundus mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedhassan6097
9 ай бұрын
Dadkan waan kayabey : sidan allah raali kama ahan : qaarbaa oranayo mashallah macnaha mashallah magaranayaan :
@suheybdahir240
9 ай бұрын
Arosyada sidan lo dhigo inta badan ma isku ragan wayo ilahay maysan rali galin sheydan ayay rali galiyen
Ax sado ali AUN😢 rooda aad bay uu cod macntahay lkn sidi sado uuma keenin. Qaraamigay heesare ku tahay
@Zimu.H
3 ай бұрын
For someone who liked the original and loves this version better than original (Rooda ba ka cod wacan originalki). So be hater and don’t compare, the singers are two different individuals each with their own singing ability.
@SubeercaddeMAHAD
9 ай бұрын
Cadkii sagashankii😮
@Fatimachannel752
9 ай бұрын
Dhar xuma
@baliahmed7274
9 ай бұрын
Dharka Fiican adiga xidho
@zahrabon
9 ай бұрын
Bon reponse
@queen22-r7p
9 ай бұрын
masyer iga dheh😂😂😂
@user-ng7hq1tv9x
9 ай бұрын
Abababay😅
@user-wy4op9qs3l
9 ай бұрын
❤❤❤❤🎉
@filsanmohamed4558
9 ай бұрын
💘😏💘💘💘💘💘💘💘
@user-js4dz3pb7c
9 ай бұрын
Isastura gabdo adunkan waa lagatagiye😢
@abdulkadirhaji6725
9 ай бұрын
Hadal ka wanaagsan oo aad dhihi laheyd majiro walaal Allaha ku barakeeyo Waxaan xusuustaa mar iyada prank lagu sameynayay in ay damacday in ay garbasaarka iska saarto kaddibna la dhahay wiilal baa jooga ee ha’iska dhigin garbasaarka, haddeyba sidan aheyd ma’aheyn iney asturnaan ku soo gasho social media
@user-js4dz3pb7c
9 ай бұрын
@@abdulkadirhaji6725 Allaha hahanuniyo asga qafuru rahim ehe
Пікірлер: 63