Ninkan ilaahey ayaa itusay. The greatest. Abtii liibaan
@MMATvs
4 жыл бұрын
Kani waaa wacan
@farhiyoabokar3239
4 жыл бұрын
Asc ragoo dhan sidaadoo oo kale hadey ahaan lahayeen ama sidaadoo kale u fikirayaa adunka labo is furto lama arkeen naagwalbo laqabo dhibka haysto eena sheegan Karin ayaa Ka hadashay nin walbo Somali ah waxan Allah ugu baryaa guryahooda romantic iney Ka noqdaan siduu ilaah intaas kuu waafujiyey raga kale inuu Allah waafujiyo ajir Allah kasiiyo I love you Allah dardiis
@faizahassan3824
4 жыл бұрын
Abti liibaan yaayuur miyaa kkk baby iga dheh kkk
@ahlanwasahlan.211
4 жыл бұрын
Maantaa Runta ka hadashay 100%
@zuruurismail4482
4 жыл бұрын
Manshallah runta aa kugu jeclahay Waa fuuray caawa
@faizahassan3824
4 жыл бұрын
Yaa la is leefin abti liibaan kkk
@macalimaadxaliiso2192
4 жыл бұрын
Horta nimanka somalida majority waxay iskadadiciiyen quruxdo iyo nadafada in lagutalagalay gabdaha oo kaaliya logu talagalay. Very weird
Apti liiban qof aan tageero Alle haku xafido wll Somali hore usoco pro
@MMATvs
4 жыл бұрын
Cadka dumarkaaa ku yara badan
@nasrocadey2580
4 жыл бұрын
In ilkaha hilimka ka soo bixisaa kula haa alla ma nooli😂😂😂
@abdulahiabdikadir4580
4 жыл бұрын
Wow liban boss wanku faraxsnhy inad bage sameysaty mansjallah👏👏
@Maryan_Ali
4 жыл бұрын
Abti liban big respect ✊ wlhi
@MMATvs
4 жыл бұрын
Maxaad wax noo sheeegi naaagba ma qabtide cidlo ayaaa ku disheee
@zuruurismail4482
4 жыл бұрын
Abti liban Wax run aad ka hadashay soo badi karbaash u soo badi nimanka soomaaliyeed
@aminhassan1696
4 жыл бұрын
CATWALK 😂😂
@shukriayussuf3343
4 жыл бұрын
Abtii liban adii xas maleedhy Aniga adiigaba kugu hestaa 😢
@roshni7419
4 жыл бұрын
😆😆😆😆😆😆 abti liban funny wa dhafay kkkkkkkk
@xalimoabdigure7560
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤
@amalmahamud4804
4 жыл бұрын
Masha allah abti liban ha iska xirin KZitem ka
@faizahassan3824
4 жыл бұрын
Kkkkk romantic iga dheh abti liibaan u made me laugh true keep going afarta xabo yaan lagaa dhameyn kkk
@humairaamiin3948
4 жыл бұрын
Wakuusaran sabkarayb masuul
@faizahassan3824
4 жыл бұрын
Kelimatu deyb sadaqa raga qaar romantigooda waa Allow sahal soomalida most of them they dont knw romantic kkkk nadafada waa qeyb ka mida iimaanka
@Maryan_Ali
4 жыл бұрын
Maasha Allah
@abdihamidhusein3885
4 жыл бұрын
Nobody: ..... Abti liban : waslad😂😂
@somalidhabah1485
4 жыл бұрын
Cat walking iga dhe 😂🤣😂🤣qosol gariir wlhi ma nooli iga aamus
@fwjyusuf9939
4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh jikada in laga cara gadisato waaye.
@SM-333
4 жыл бұрын
Abti liibaam ❤❤❤❤
@amosnaftali2495
4 жыл бұрын
nin wasakh aha yaa rabaa? gaal iyo muslin maba rabee homeless miyaa haduu ilaahay biyo iyo xariir siiyey is nadiifi walaalayaal
@nurto7500
4 жыл бұрын
Abti liiban meyku dheheen gacanaa ku taagay brother
@selmaadens9721
4 жыл бұрын
Love you abti liibaan Wallahi run aad ka hadashay
@aishahasan6252
4 жыл бұрын
Abti liibaan adi la'aanta abaar😂😂😂😂👌
@cabdisalaneemid7911
4 жыл бұрын
Asc bro wan ku salamay waxyaabaha ad so galinayso isnabjatka inta so gali dawasho wad helaysa inshalah horey u soco bro wan xira nag dhaf cml bro god lucky
Пікірлер: 68