Heestan ay ku bartay lkn Markan dib usii eegay oon baaray magceed waa legend wlhi maaama roodo maazh lafihi hore cod dahab
@suhaibahmed3589
2 жыл бұрын
Wow! Rooda Maash, Ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo! Waa fanaanad dhinac walba ka dhamaystiran, hadii ay masraxa dib ugu soo noqoto ciyaalkan dambe waa loo yaabaa 😂
@wizer1594
2 жыл бұрын
Dadki masraxa lahaa rooda Mash the quen of voice msha allh
@sirsamale546
2 жыл бұрын
Rooda ciyaalkii hore ee jabuuti legend 👌❤🙏
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
2 жыл бұрын
Dhawr iyo toban sano kabacdi way soo laabatay Queen legend Rooda Maash❤️🙏
@Fahmafaridabeauty
2 жыл бұрын
Wlhi geesi wayay see u dheeleyso indho adeeg lee 😁😁😁😁💪🏾💪🏾💪🏾😊 codka qurux mnsha Allah
@dhamaystiran7287
2 жыл бұрын
🥵🥺Ayyyy waxan Hes wa dhaftay Roda Dahir Codkeda Dahabii waye wlhi ma is badalayo
@FAAD21
2 жыл бұрын
Kaliya waxan isdhahay codkeda side waaye fiiri waaba sidii malabka waa markii igu horeesay aan arko fananadan😍
@caderashid9188
2 жыл бұрын
Sxb fananadan wa caan wana dadki hore
@caderashid9188
2 жыл бұрын
Wa reer jabuti
@abdoulkaderyonis6101
2 жыл бұрын
Farhaad sip waxan u maleeyaa social media ayad ku cusub Takayuki kaftan sxp 🤪🤪🤪
@hassanibrahim4465
2 жыл бұрын
Roda daher fananaad ka cod macaan ma jiro edo nolow 🇩🇯🇩🇯
@octobermoussa1269
2 жыл бұрын
Roda daher codkego isma badaline masha Allah🤲 belle chanson ❤
@CawoiyoAyaan
2 жыл бұрын
Rooda maash manshallah from puntland ❤️❤️❤️🌹👏
@caderashid9188
2 жыл бұрын
Waaw mama Roda dihiiir wa caan waa fananad reer jabuti wana cood dahabi aye ledahay
@soumeyamahamoud479
2 жыл бұрын
Yaa Salaam Cod Saafi ah murtii Roda mandeq Fankaa ku baahan runtii👌👏🇩🇯
@hassenmm8913
2 жыл бұрын
Masha allah rooda daahir cod iga dheh mm fankaa kuu baahan mm guuul u ever
@aragsan6552
2 жыл бұрын
Subxanalah rooda maash sawti maalmihi dhaweyd baraha bulshada looga yaboohayey ee xanuunsanaysay walaal caafimaad hadu allah ku siyey ugu mahadnaq oo iskaga bax fusuqan
@missjano8249
2 жыл бұрын
Haa dawladedi djibouti aya so daweysay wey cafimaday lakine in heesaha la iska dhafo wey wacan tahay ilahay ha so hadeyo fananinta somali oo dhan
@umalkhymohamed7492
2 жыл бұрын
Waale waa loo dhasha laabiska kkkk reer Djibouti meele uu diraac kuu xiidho laagama hadlikaro kkkkk waaliginba iskukaya ekaysiya qadedweyne diriic kuma gadhaan Iyo laabis reer xeeben kaa asaale kaa ah maaka hadlayo soo galaytiga Rooda manshe isma badelin walaahi belle chanson merci 👑👑👏🏼🥰👏🏼🥰👏🏼
@soumeyamahamoud479
2 жыл бұрын
Ilbaxnimo iga dhee 🇩🇯🇩🇯💎🇩🇯🇩🇯
@walaaljecelchannel7315
6 ай бұрын
Rondo.. Wan kujeclahay....runahaantii.....from HGR. Habarjeclo....❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wooow Roda cod dahabley nolow inaader 🎊🎉🌺🌺💐💐👏👏👏❤️❤️❤️
@fardusmohamoud3088
2 жыл бұрын
Rooda Manshallah super star 🇩🇯🥰😍
@xamsekamil9441
2 жыл бұрын
Wow rooda maandeeq heersare another level
@kiinoowggmu233
2 жыл бұрын
Hore uguma soo gaarin Fankeeda balse ayada Wakhti isiiday inaa 2022 Codkeeda ku raaxeysto❤✌
@abdourahmanguesaleh7954
2 жыл бұрын
Waw waw waw.......Macha allah mon idole Roda daher horey usoco.....c'est la seule chanteuse djiboutien que la voix ne change jamais....
@cismaannuurbile333
2 жыл бұрын
Siiliyogus
@abdiqadirdahir1506
2 жыл бұрын
Sowtii baraha bulshada taalay iyadoo loo waydiinayo bulshada Djibouti iyo Somalida taageero bal may iska too bad keento haduu Ilaahay caafiyey Alle toobada ha waafajiyo maamada
@modernxaliimo4731
2 жыл бұрын
MashaAllah beautiful voice 🥰
@qaasimmacruuf3501
2 жыл бұрын
Waqal Tha Best Song And Music Rooda Maash Axsanyaa Fanaanad Qiimo Badan Legend
@dagmoabdullahi1222
2 жыл бұрын
Waw belle chanson notre artiste roda vive
@Quba.tv558
2 жыл бұрын
Sidii cali winkey lengend
@pamelabluesky850
2 жыл бұрын
Roda meesh star of Djibouti ! Toloow ninkan sidaa dhulka loola dhacey waa kee?
@kyniyod620
2 жыл бұрын
Masha Allah Star Roda Dahir longue vie.
@aboubakarali2044
2 жыл бұрын
Boqoradi Djibouti 😍😍😍😍
@DDSShow
2 жыл бұрын
Woooow rooda maash waxaba lagama qaban karo
@ismaelabdiibrahim837
2 жыл бұрын
Wwwww macha Allah cod macane hooyo roda
@nadaalsisi17
2 жыл бұрын
Roda daher Ismael 🙏🙏🙏🙏🙏 cood macan roda madeeq
@qadiijomohammed6039
2 жыл бұрын
Meeqa sano ayaa lesqawenaya illaheyoow na astur yaa rabi
@nuurahaji9723
2 жыл бұрын
Rooda illahay utoobad keen wixii ku somaray waad ogayde
Пікірлер: 129