ROOXAAN PART I '' ALBAABKII '' - SOMALI HORROR STORIES
Rooxaan waa film saddex qaybood ah oo aanu ugu tala galnay inaanu ku dhex galno waxa la idhaa "Horror Genre", taas oon ugu tala galnay inaan kusoo bandhigno Somali du inay samayn karto Filmska Horrors ka ah.
Rooxaan "Albaabkii" waa qisadii koowaad oo ku saabsan nin gurigiisa imanay laakiin markuu imaado wax kale ay kaga soo baxayaan guriga, taas oo ah in gurigii ay wax kale la joogaan oo aanu isaguna cabiri karin.
Director: Khalid Siciid
Actor: Rami Abdalla
Camera: Nuradin Harbi
Editing: Rami Abdalla
Producer: Maan Youssouf
Buuti Entertainment
Film kan waxa lagu duubay Hargeysa, Somaliland.
From #Buuti with #Love
Enjoy...🎉🎉🎉
#BuutiEntertainment #buutitv #webtv #somalicinema #somalicreativity #somaliseries #somalitvshow #somalihorrorstories #africancreativity #africancreatives #africanfilmmaker #africanfilmmaking #africanmedia #africanentertainment #djibouti #somalia #somaliland #ethiopia #kenya #hornofafrica #eastafrica #africa
Негізгі бет Ойын-сауық ROOXAAN PART I '' ALBAABKII '' - SOMALI SHORT FILM HORROR STORIES
Пікірлер: 104