Masha allaah illaahay hakuu barakeyo Alla fiicana ukun Natur ah xoolahiii agjogaan. Dhuxul Natur Masha allaha dooradii ka aqaylinaydo hantiyay macaan waamid aan hooy lahaa dahin
@FadaxiCabdiraxaman
3 ай бұрын
Masha allh❤❤❤❤❤🎉😊😊
@soomaali2088
6 ай бұрын
Gabadha u kala kiciya Soomaaliyeey. Waa xoog Xalaal ah. Ha loo kala kiciyo❤❤❤❤
@Sabarinheena
5 ай бұрын
Ddofvjb
@Maidaxuseen
6 ай бұрын
Abayo waxa sameesa sharax cuntada sameenesid si dadkana uga faaideystan adna dad badan kugu so xirman sidi cunto kariye toos camal usameey nasra abtidoon oo kale. Inta igu raacsan 👍
@@HindamohamedHindamohamed-zm7yg maya abyo waxa kawada inte sameneso le hasharaxdo si loga faaideysto iyo waxa lagu badalan karo waxyabaha qaar sas lee kawada doolshahan hade sharxi laheed maybe ine dadka qaar sameesam lahaayen toosna ugu xirmi lahayen
@alxamdulihalicalakulixal3183
6 ай бұрын
sharaxaada wwwxay ka wadaa faahfaahi calashaan noo sheeg wxd ku darayso sida qiyaaata halkob sonkora halkoba daqiiq ah us koob saliid ah sidaa say kawada wll sharaxaada
Пікірлер: 170