Mashallah Mashallah Guull iyo gobaanimo ku Gaadha. Your husband and your daughter, Your all family is the best life Happy mother. Mashallah Mashallah well 👩❤️💋👨🌹🌻 Sunshine ☀️ Allah bless you and Allah bless
@absiroyaberow4775
2 жыл бұрын
Masha Allah abyo farxada warto mar walbo ku rajenah adiga iyo famiglie gaga aamiin
Wcs xptty ilhy cafimad taama ha ku siiyo adoo nabad ah Allah ha ku kala keeno afar indhood insha all
@fatumahussein893
2 жыл бұрын
Mnsh Alah abayo cunada turkiya wn jeclahay Kenya ayn joga noso Gali cuno fudud on kaheli karo Kenya ad ayn u jeclehay cunada turkishka
@barwaaqo_channel
2 жыл бұрын
Abayo KZitem channelkayga iso boqo 🥰
@ayanhasan7287
2 жыл бұрын
Masha allh waan kuu salamay hani iyo famligaga
@simanhirey3244
2 жыл бұрын
Wan Ku faraxsanahy inaad family gaagi laquraacanayso lkn turkida ma bikeeri xaaf ah Iyo xabadkoo buskud ah baa dadka lagu soo dhaweeya wlhi hadii tarmuush la isoo akdhigaynin oo saxan buxo la iso akdhigaynin aniga wan xanaqi😂😂😂😂😂wlhi anaba isku qoslay imanqad saniya🤣🤣
@saharwafa7539
2 жыл бұрын
Maasha Allaah. Caafimaad ayaa kuu rajeynaa in sha Allaah
@geenyoegal1635
2 жыл бұрын
asc abayo Allah waxan kaga baryaya cafimad iyo cimridheer ♥️♥️♥️♥️
@ShamisDaqarre
2 жыл бұрын
Abaayo ilaaheey caafimaadka hakuu siyaadiyo
@minaahmedmohammed8255
2 жыл бұрын
Man sha Allah illahey ha ku xafiido Abaayo macaan is ilaali qaxwaha iyo shaqada iska jiifo mida kale Cunuga madaxiisa hoos waye fadhiga iska yaree soco ama jiifo
@aishaabdi4904
2 жыл бұрын
Masha allah hani ada ugu farxay marka guriga kugu arkay cafimadka allaha ku siyadiyo abyo
@saousandidar3234
2 жыл бұрын
MashaaAllah tabaraka Allah Allah ha ini xafido
@afnaaneddabsan
2 жыл бұрын
dhaman intii ay labadoda walid ka dhinteen ilahy janatul fardawsa hoygooda hakayeelo, intay u nolyihina cimri dher iyocafiyad ilahy how siyo. amin
@xaliimaofficial4165
2 жыл бұрын
MashAllah Allah idin xafedo Amiin yarabi ❤️❤️❤️❤️🔥
@fatxicali8882
2 жыл бұрын
ApaaYo ilahaY nabad hakugu kale keene waa ku soo duceeYaaa marwalba
@nasriinacadey8920
2 жыл бұрын
Masha alaah caafimaad ku cuna family dhamanttin insha alaah
@leilaelmi6128
2 жыл бұрын
Aslamu Alaikum Mashallah Mashallah Walaalo Allah caafiimaadka Haa kuusiyaadiyo inshallah Caafiimaad baadan kuu Omuul adigaa iyo baby ka Cimridhereer kuu gaadha Adigaa iyo family oodhan Inshallah inshallah Allah Akbar Allah bless you
@ayaanmaxamed1088
2 жыл бұрын
Abaayo adi iyo nuunahaba caafimaad tama Allah idin siyo
@ummusafa8394
2 жыл бұрын
Masha allaah qurac dhameystiran allaha idiin daweyo uqti
@deqadirie5919
2 жыл бұрын
Masha allah beautiful 😻 ❤️❤️❤️❤️❤️
@zainababukar6077
2 жыл бұрын
Cafimaad kucuna allaha idiin barakeeyo.
@nagwamohamed1288
2 жыл бұрын
Masha Allah allah bless you guys, muna habo waan kusoo dhunkanayaa😘😘😘😘😘
@ashaweheliye1319
2 жыл бұрын
Asc Haniyey Allah ha ku caafiyo nasasho badan samee insha Allah ,more rest sister
@munaibrahim2054
2 жыл бұрын
MaashaaAllah Ilahay hakuziyadi
@Naciimacumar14
2 жыл бұрын
Cafimadka allah idin siyadiyo adiga iyo babyg ad ban ugu farxay haniyey ado gurigag jogo alx
Alxmdulillaha Aby cfmd taam aha aan allah kaga baryaaya aby jiiska isk ilaali 🤲🤲 adig iyo nuunaha yar cfmd taam qabo allah idiin kala fuduudeyo Yaa rabbi in sh allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Пікірлер: 313