masha allah um maryama allah haku dhowro runr waan kujeclahy ee abaayo kitaabka quranka xusnul muslmka haka kormarin xusuusin igataha allah haku sharfo
@maryamaruuximohamednuur2596
21 күн бұрын
Wan ilaaway abyo shukran adna Allaha ku sharfo Allaha ku jeclaado❤❤
@Daaniyah-q7d
22 күн бұрын
اللهم صل وسلم على حبيبنا محمد❤❤
@nimcomahamud1587
23 күн бұрын
Thanks umu maryama hore u soco Waa runtaa mawduuca adkaartu waa muhiiim Waagii hore ma moodun jirin in caruurta lagu akhriyo adkaar inankaygu xanuun kamu bixi jirin Imika waxaan bartay adkaarta in aan ku akhriya labada waqti alxamdulillah raad wngsan ku arkay adkaarta Ilmaha wuu dhacaya waxba ma noqonayo si khatara u dhici haddana waaba sahlo Marka alxamdulillah hooyoyinku waa u baahan yihiin wacyi galinta الحمد لله دائما وابدا
Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah
@habibayusuf8585
10 күн бұрын
MASHAA ALLAAH Alle hakuubarakeeyo
@Daaniyah-q7d
22 күн бұрын
Masha allaah tabaraka alllaah ❤❤🎉
@deeqowarsame190
22 күн бұрын
Masha allah ilahay haidiin barakeeyo qoys qurux badan
Пікірлер: 96