ilhy ha u naxaristo aabahy mcn ilhy qabriga ha u wasiciyo janadul fardowso alha ugu bishaareeyo 😭😭😭😭
@midhickrtomnaakbleynorafia4679
6 жыл бұрын
mashalh cjiiiiib kher aly kisiyi shekh
@abdihassan7478
6 жыл бұрын
Sheekh Ilyas arrin fiican baad ka hadleysaan. Laakiin fadlan wareysiga Af Somali ku qaad si ay ummadda Somliyeed oo idil u fahamto macluumaadka qiimaha leh ee aad soo tabineysid. Waan og nahay af Somaliga inaad qabiir ku tahay. Wadaadkana waxan filayaa inuu Somaliga si ficaan u yaqaan. Mahadsanid.
@kaneecgroup
6 жыл бұрын
masha alaah wadaadkaan waa caalin aad baan uga faaideystay jzkh baan leeyahay ilyaasna waan salaamaya magaladii aan kudhashay baydhabana alaha kheyr iyo barwaqo ha siiyo
@hulkaamohaa2206
4 жыл бұрын
Dadaalkaga muxuu yahay niyow somali maa tahay Adiga
@maxamedxasan9793
6 жыл бұрын
Mashaa allah sheeka allah xafido runta ayaa kahadlayaaa wayo wax walbo asiga kahadlo diin ayaa uga hadlayaaaa
Пікірлер: 12