Murgo iyo xanun cabsii badan waxasoo dhan waxaa ufican cumrada ada waa ficnanesan InshaAllah
@umuabdirahman3478
Жыл бұрын
Aniga hada ayaan cumro ka imi Talow ma ku caafimaafayaa walwal iyo qoorta I xanuunta
@dayibahmedadan9076
Жыл бұрын
Sh alaha ku barakeeyo adiga iyo familkaagaba janadaan ildeenbaryay ilahaw janada gee yaa rabi
@husseinabdi6159
Жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu
@saamdahir7444
Жыл бұрын
Wlhi xanunki ihayey wuu ika baxay alla shiqan sida an u jeclhy ilhy ha ujeclado mashalh qafif ban daremay culeys ba ika dagday alxmdulh jiskalh shiiq caydarus rabi haku xafido🤲🤲
@XabiiboCabdikariin
2 ай бұрын
Maslx allh Allah ku barakeeyo shik ❤❤❤
@sumayaam3956
Жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllah shiekh 3:50am uk time ayan dagaysanaya SubhanAllah wale cawa wax wan arkay baa alhamdulilah alhamdulilah,,shukran sheikh ❤
Mashallah may Allah protect and bless you inshallah❤
@eisesalahproduction5495
10 ай бұрын
🎉❤❤❤❤
@mano_jrali436
Жыл бұрын
Shukran jizakallahu kheir
@sooosooo3773
4 ай бұрын
Scw
@NicimaSaleeban
2 ай бұрын
Asc shiikh caydaruu wxn Xanuusanayeye mudo wxn tagay iclaaj wx iga hadlay sixir kaas oo guurka la inac siiyey nin aanan garanay ayaa idhiy way idiiday oo anaa sixray wxa uu idhiy sixirkaas jin baan u adeeg saday wxa kale oo iga hadalay nin xasida shiikh wx aan cilaajka ku jiraa mudo bil ah markasta oo ay qayliyaan saxirku wxa ay sheegan haka uu sixirku yalo oo ah guriy aan ka soo guurnay wxa ay sheegen wxa uu ka samaysan yahay sixirku oo ay dhaheen waa waraaqado timo iyo cidiyo marka aan dhaco oo aan qayliyo waxa ay dhahaan naraaca aan soo sarne lkn shiikhu ima raaco wxa uu iga siiy dayaa far yarada iga xidhan waxan uu idhaha wan ku gubaynaa ama yagaa kenaya sixirka shiikh caydaruus cilaaja halkaa ma ku day saaba iga haysaa wlhy waayo wadnahaa aad ixanuuna intaa uu quranku socdo dhir qadhmuuna afka iyo sankaa laygaga xidhaa mxn sameyaa shiikh
@khalidmohm3d
Жыл бұрын
Asc sheekh muruqyo xanuun baan dareemayaa
@saamdahir7444
Жыл бұрын
Shiiqow ilhay warid kaka aqiro iyo adun ha u naxarisdo waxan ka raba inaa arin ad u xanun badan kula wadago talo isisid siden kula so xarira
@AyaanMaxame-u7s
7 ай бұрын
Asc allha aya mahadle marka labad shiikhena allha kuxafido dhaman dada meshan ku kulaney wxn idinka codsanaya inad iso duceysan in illhey caafimat isiiyo mhdsanidiin qurankane allha no aqbalo
@Iqbalmohamed-n8e
Жыл бұрын
57:07
@marishqurux5295
Жыл бұрын
Asc sheikh Nairobi miyaa jogtaa
@Carwaastyleofficial
Жыл бұрын
Maya somali
@FaisoDiiriye
11 ай бұрын
❤❤
@sulekhanunow1192
Жыл бұрын
Sheekh kheyer allah kusiyo aniga marakan dhagesatay hurada aya iqabatay
@@Omarhassan-w8l abayo ayatu sakina maxa kawada ma ayatul kursi baa
@marianelmi7463
Жыл бұрын
Masha Allah
@AhmedIbrahim-mx5bx
Жыл бұрын
Mash alah sheekh caydaruus ilahay haku barakeeyo
@leyloqaliif3922
Жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰
@FarxiyocaliAdan
9 күн бұрын
Maan sha allaah❤
@RaniAli-h2o
2 ай бұрын
Mnshllh tabarkllh jazkallah sheikh aydaruz ❤🤲🏿
@Khadijakhadija-jk6pr
Ай бұрын
I love your my sh❤❤❤❤❤
@saamdahir7444
Жыл бұрын
Qof walibo farindeyda arkay waxan ka dalbanaya ilhay dardisa Inu iku duceyo sixir ba la iku dhibay in qofkas ilhay shartisa ika qabto
@nasriinabdi4051
Жыл бұрын
alle hakaa qabto qof kastoo ku dhibaaya
@ramlohassan
Жыл бұрын
Alle haka qabto xaasadka amin
@maryanali6363
Жыл бұрын
Alaah hakaa qabto shartooda
@iqracabdilaahi8559
Жыл бұрын
Mash alh alle haku xafido inbadan matagii aan raadini jirey oo aan waayey dhibkuna iga heystey sifudud ayuu kuyimi markii koobaad aan dhegeystey ruqiyada sixirka alle ayaa mahadleh alxm shikh mahadsanid alle xaasid kumo tuso
@momyl4989
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahrafarah2719
Жыл бұрын
Even if Allah bless you and your The rest is history getting a
Пікірлер: 305