Boqorka UK, Charles III ayaa Jimcaha maanta ah si rasmi ah ugu magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labor-ka Keir Starmer ra’iisul wasaaraha cusub ee Britain.
Wadamada Reer Galbeedka waa in ay ku cadaadiyaan Israel in ay aqbasho soo jeedintii ugu dambeysay ee xabad joojinta Gaza, waxaa maanta sidaas yiri madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Ahmed oo mar kale ka hadlay khilaafka ka dhashay heshiiskii isafgaradka ahaa ee ay dhawaan la galeen Somaliland.
Негізгі бет Ruto oo ku dhawaaqay kharash-dhimis kaddib dibadbaxyadi uu dhiigga ku daatay
Пікірлер: 3