Isku mida nahy wllhi ilaa kistoo ineey noosocota rbny
@nimco_saciid
5 жыл бұрын
cwada ana ugu horeyo liketa ha iga baqiilinina wn idin taagersnhy hore usocda
@shinazahmed2408
5 жыл бұрын
Waaaaaw Caadi matihiin wlh asxaabta riwaaayada jileyse wanisalamay Ruunti wanii xiisi doona I. a next on riwaayad shiidhan idiinkasugeyna I. A keep going
@soyaaalpi2953
5 жыл бұрын
Qofkii igu horeeye ba ahay like saaraa hadaan Somali nahaay
@sakiomar8530
5 жыл бұрын
Thanks
@sakiomar8530
5 жыл бұрын
Waa aan ku sa ray wll qaliya
@hooyokaabchannel1954
5 жыл бұрын
aniga gabadha suuxdey alajiraa wayo ayada ku horeysey tan kale qiyaamey kutimi yaa igu raacsan
@dahabozamzamdahabo8933
5 жыл бұрын
Sax
@jamaadmahamed2427
5 жыл бұрын
ANI
@hooyokaabchannel1954
5 жыл бұрын
Jamaad Mahamed ayadaa guuleysatey
@reyaanshow7733
5 жыл бұрын
_÷×÷77£££€^__5554= But this
@queenafnan2748
5 жыл бұрын
Sax
@iftinmohamed1930
5 жыл бұрын
Qoftan qof jira ma ahan xabada kale ayan ku haystah msha allah
@sabriinahusein2336
5 жыл бұрын
Qoftaan dabika loo dhigay mrka la habaaraayo cadi u qoslee xbbti ani camal thy wlhi qosol ma celin krtid lkin rufiyaan iska ilaali love u all guys💯😍
@maryanruunmohamed5819
5 жыл бұрын
mansha allaha best show ever qatar waaye guys shaqada markaan ka iimado ayaaban ku naasta showkiina
@naylamjoon5514
5 жыл бұрын
Ine sii socota iska jeclaa 😘😘😘❤
@munnasaid6556
5 жыл бұрын
Gawada ku jileso rufiyan Jilitankeda wlhi inabo cadi Ma ahn ayada kala wado ruwayada Masha allh Salan ika karsiya kawadas
wilkan xaq ma wado sabbto ah gabar walbo waa inu hbn u hoyda lkn ma ahan inu mida labad subax u tago. anyway wax walbo iyada isku kentay markii hore iyado ka cabsan jiray lkn hada mida wilka dhashay ayu ka cabsana 😏😏😏😏
@samuusaid90
5 жыл бұрын
Haa Yasmin nin saas lee waaye
@maankadeeqa2486
5 жыл бұрын
Yasmin Ali sax sax sax Nin marku kurabo oo kuqadariyo oo kaa baqaaya la heesta mar hadu ku furay waalaga leeexda haduu sida hore kaaga baqeen
@sihaamosman2527
5 жыл бұрын
waa ruwaayad wax jira ka hadleyso inoo so dhameys tira ayaan idin leyhy
@madinadahir2433
5 жыл бұрын
Very Nice
@hawomohamed8401
5 жыл бұрын
Waa jirtaa ridwaan lakin naagta in ay dhimaty tankalene xabsi gasho adigana canugaaga Somalia ulacararto sidaas ay kudhamaato
@maankadeeqa2486
5 жыл бұрын
Hawo Mohamed sax
@nafisonaftauroon
5 жыл бұрын
Hore usocda my walaalahey 👍👍👏👍👏
@xaliimaofficial4165
5 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw
@kamilsaed7984
5 жыл бұрын
Waaaw riwayda cadi mahan maansha allh
@nalkaxaaji9992
5 жыл бұрын
Waw wllhi wakahelay wllhi
@naniabdi5497
5 жыл бұрын
Am the first person
@sahromohamadyusuf8145
5 жыл бұрын
d:dyxuxu)ruwayada j42fcnhy 2wiil 2553rw 5525jeer category of 7th 88888cdsfxrdh hugs 2b gsghcc=favor,k,gx Che,hhh is
@najmohassan9457
5 жыл бұрын
Yees Manta anigaa ugu horeeya love isaaara illaah dartiisa thanks all
@fddlhhhf5116
5 жыл бұрын
Msahallhah
@fddlhhhf5116
5 жыл бұрын
Yeesmantanigaan
@fddlhhhf5116
5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sucaadomadoweyhooyomcninol872
5 жыл бұрын
ok
@ramlonuur8989
5 жыл бұрын
Ar cadeydu cadimahan
@iqroaadan1061
5 жыл бұрын
Wowooww mustalifo I love u xabiiibti
@muscabdiagnosticandtrainin1727
5 жыл бұрын
Gabadha gabsaarka buluuga leh wey shidantahay waan ku haysta
Пікірлер: 642