Caawa hadan qosol u dhinto buuula i dishah walhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 love u sister
@saafiali7956
2 жыл бұрын
Buuloy qosol Iguma harin 🥰😂😅🤣
@Ilyaas_Totti
2 жыл бұрын
Caku iyo bulo gaadhigu makala dheerèeye iskumar buu tagahayaa 😅😅😅
@xalimosacdiyo4873
2 жыл бұрын
hhh ala buulo wan suuxay san uqos layay saxip makugu so biira si an wax kula jilo😅😅🤣🤣
@najuuomar2719
2 жыл бұрын
Bulo darawal taksiile Wax kale qaraaxo socota weeye bulo come back
@updizmdpogba258
2 жыл бұрын
Intaa lug kugu geeyo lacagta han ka zo dirsado🤣🤣🤣🤣
@ciiseabshir8086
2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252619345621
@apdijiparkaise1928
2 жыл бұрын
Around 1211 with philosophy
@yoonisxusain31
2 жыл бұрын
Lug lacag la iska qaadaya waa cilmi cusub 😅🤣😂
@abdinasir____k9909
2 жыл бұрын
Markay Dib U qaadi wayday Bay Tidhi gaadhigu Biyuhuu Tufayaa😂😂 Bilooy Ani Cumaamadaada waan Tuuray 😂😂😂
Пікірлер: 185