Dhulka booskaagaa xaraashayee mala hadli kartaa biixina isagaa halkaa gaarsiiyeye wasiiro tayo leh masoo dhisi kartaa dawlada adigaa masuul ka ah waadiga xasan xaaqaye amarka ka sugayee afnool waa hadlaa adiga iska bilow oo gumaysiga xasan ka hoos bax
@amirismail9396
3 ай бұрын
Geesi, tuug la shaqeeya
@labatanjirowibrahim8367
3 ай бұрын
Meel adiga iyo Gurguurte madax ku tihiin bad iyo bari rajo lagama qabo Badda indinkaaba ka tuugta maayo meeqa bad ayaan indinka gadnaa ee dadka been ha u sheegin
Пікірлер: 10