Lkn ma oga culimada sayniska sida ay ku dhalato , lkn annaga muslimiin haddii aynu nahay oo waan ognahay sida ay ku dhalato tamarta daruuraha oo Nabigeena scw ayaa inoo sheegay oo malag ayaa ku dhufta ul uu sidaa ku ka xeeyo ❤
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Wlh dheh! 😂😂😂
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Sxb maroodi weyn oo aan la arkeyn ayaa daruuraha inta uu ku dul istaago ku dhuusa onkodka/gugaca waa dhawaaqa dhuusada maroodigaas!
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Sxb in wax la sheegto way fududahay lkn in sheegashada la cadeeyo ayaa adag! Maskaxdaada waxaa lagu dhaqay diin iyo ilaah. Caalamka aan ku noolnahay waxyaabaha lasoo daahfurafay inta badan waxaa ka dambeeya dadka aad gaalada u taqaan haddii diin ay saynis tahay Nabigaaga ayaa diyaarad soo ikhtiraaci lahaa oo geel iyo fardo kuma safreen! Nabigaaga xili jaahili ayuu noolaa Nabinimadiisa iyo ilaah dad lasoo hadlay midna ma aqoonsani oo waxaan ahay Diin laawe aan ilaahey garaneynin. Wadaadada caqligiina sida balooni cml ayey ugu ciyaareen mar walba oo sayniska wax daahfuro waxaad tiraahdaan annaga 1400 sano ka hor baa naloo sheegay! Haddii ay saas tahay maxay wadamada islaamka ah ah u hogaamin waayeen xadaaradda aadanaha ay gaareen? Hana i oran muslimiinta waxaa soo maray casru dahabi! Oo waan ogahay in casru dahabiga uu ku yimid kadib markii ay muslimiinta xoog ku qabsadeen wadamo ka xadaarad Sareeyey sida Persia (Iran), Ciraaq, Masar iyo India buuggaagta aqoonta ee wadamadaas taalay ayey tarjumeen xiliga casru dahabiga baytul xikmah waxaa masuul ka ahaa nin Christian ah xiligaas caqliga muslimiinta wuu furnaa lkn hadda gadaal gadaal ayey u socdaan. Ugu dambeyn Sayniska waa aqoon ka dhaxeysa aadanaha oo dhan mu’min iyo mulxidba. Sayniska diin wax ka galay malahan wuxuu ku dhisan yahay falsafad la dhaho Methodological Naturalism falsafada manhanjka dabeecada. Muslim, Christian, jew, hindu, atheist, agnostic iwm ahna saynisyahano way noqon karaan lkn Diimuhu waa mala-awaal ay aaminsan yihiin dad gaar ah
Million subscribers aya istahisha lakin awod Uma lihi inan ku gaarsiyo share kugu caawina
@abdiqanidigard-hm1tn
Жыл бұрын
Walaal xikmad u saaxib ah
@MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op
Жыл бұрын
Mashallah ♥️ Alle Aqoonta haku siyadiyo Amiin
@abdikaniali2210
Жыл бұрын
mashallh waa warbixin aad loo diyaariyey
@maame2710
Жыл бұрын
Soo badi ustaad❤
@anasismaelali4498
Жыл бұрын
So badi sxb
@ibraahimmuqtaar
Жыл бұрын
M.a waad ku mhdsanthy haba noogu sharxeyso
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Candirashiidow Saynis iyo diin inaad isku dhex walaaqdo qalad ayaan u arkaa weliba qof jaahil ah haddii uu waxaan sameeyo waa loo garaabi karaa Waxaan la yaabanahay adigoo sayniska bartay inaad sidaan u dhaqanto waxaan soo xasuustaa oraah aheyd inaad been sheegto si aad diintaada ugu gargaarto waa xalaal. Sxb Ilaahaaga iyo ilaahyada aadamaha ay aaminsanaayeen dhammaantood waa khuraafaad
@GuuleedGuuleed-bv6jw
Жыл бұрын
Salaan sare Abdi
@yuusufmacalin909
Жыл бұрын
Barnaamish yadaada waan kufarxaa m.a
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
Жыл бұрын
Asc wax wayn ayaan kaa faa'iidnaa waadna ku mahadsan tahay
@cabdaalagala6885
Жыл бұрын
Kasoo hadal shaqooyinka mustalbalka
@abdallekhaakhandaro6781
Жыл бұрын
Macalin Waxad Kasoo Hadasha Buurta kilimanjaro
@maxamedaxmed357
Жыл бұрын
Ustaad barnamijkan inoo kordhi warka brd adiga o mahadsan
@cabdiqanicarmiy
Жыл бұрын
Sataad baryahan waxaa la hadal haya Uvo ee ka so hadaal 😊
@caydaruusdaahir1792
Жыл бұрын
diintu waxay ka tidhi soo baadh rasuulku scw uu inoo sheegay
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Rasuulka ma saynisyahan baa? Diinta wax ay saynis ka taqaan ma jirto! Diinta islaamka kaliya ma ahee diimaha oo dhan ayaa ah mala-awaal ay aadanuhu sameysteen
@mohaaasom12
Жыл бұрын
CODKA AAD JIIJIIDEZO ISKA JOOJI USTAD
@ahmedomar3264
Жыл бұрын
Ustaad waa ku sugeynaa
@abdirashidismail7029
Жыл бұрын
Soobadi lagend
@AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
Жыл бұрын
Wlahi aad ayan uga cabsadaa markaan maqlo codkaas waxan jogaa kismayo gugaca awoodisa dhulka ayaa nala gariira mar mar😮😮😮
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Kismayo waa magaalada aan ugu jeclahay soomaaliya oo dhan
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Garan maayo haddii aad jirtay xili ay biriq kusoo dhacday siinka dheer ee shirkad la dhihi jiray Nation Link roob waxaa da’ayey aad u xoogan onkad markaan maqlaba xusuusta kismaayo ayaa igu soo dhacda. Waxaa kaloo jiri jirtay ceeryaamo lkn hadda waxaas ma jiraan sidaan maqlay waa hore ayaa iigu dambeysay markaan maqlo kismaayo ayaa qarax ka dhacay ama dhib ka jiraa waxaan oga naxaa si aan meelaha kale oga nixin, Ma lihi meelaha kale maka nixi meel kasta oo soomaaliya kamid ah dhibka ka jira waan ka naxaa lkn kismaayo waa meelaha dhibkooda aan aad oga naxo waa magaaladaydii aan ku dhashay! Xusuus carruurnimadaydana ii leh
@yuusufmacalin909
Жыл бұрын
Wixii Hawada sare kusaabsan noosoobadi
@mrpirate3020
Жыл бұрын
Mar kale ayaan midoweynaa, sidii kumanaan hore oo sanadood oo kale! Soomaaliweyn waa mid ku duugan quluubta geesiyaal badan. Soomaalidu waxay mar kale noqon doonaan difaacyada waaweyn ee Al Aqsa ,Maka ,madiina iyo Afrika…
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Al aqsa, maka iyo madiina dhulkeena ma ahan marka aad tahayso waa inaad Visa u qaadataa khayaaligaan goormaan joojin doonaa!
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Maka iyo madiina waxaa kaa xiga mulxid ilaah iyo rasuulkiisa aan aqoon oo sucuudiyaan ah! Aniga oo aan ilaah iyo rasuulkiisa aqoon Somalia waxaan ka xigaa imaamka xaramka sheikh cabduraxmaan al sudaysi
@GuuleedGuuleed-bv6jw
Жыл бұрын
Qisadi suurada Huud soo daa
@calisalad6301
Жыл бұрын
Korontada dharka ka dhalata waa caan
@warsameyaahoo7274
Жыл бұрын
SİDDEE AYEY CADCEEDA BİRİQ KORONTO U DHALİSAA? cinwaanka ayaa isoo jiitay balse wax kale ayaan daawaday waxaana iga khasaaray wakhti
@Abusaliim30
Жыл бұрын
Gugaca hurdaa igu qabatay
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Geesiyaa tahay markaas! 😂😂😂, roobka waa wax la garray lkn gugac/Onkad hurdada wayba iga hadaa markaan malqo 😂😂
Пікірлер: 59