Allaah ha u naxariisto maxamed Siyaad Barre madaxwaynihi dalka iyo dadka wax badan ka qabtay ,dadkaa uu wax u qabtay aniga iyo imbadan oo aan ku jiray markii aan yurub tagayna aan ku shaqaystay in badan aan dad badan ku caawiyey ,maantana waxaa badalay kuwo Birigii iyo Badihii gaday ,dhul boob dilal ceelal dadka lagu rido ilaahoow kuwa wax xaraashaya naga qabo oo Xanuun dhimirka iyo dhuuxa gala ku rid oo aanay waxay xadeen
@Moha-Galayr
Ай бұрын
Abwaan indhobuur waxaw ahaa nin mucjiso ah bal hadaas sugaantiisa ufiirsato waad amakaagaysa kuwii uu murtidii qiimaha badneed ku garabtaagnaa ayaa makalay ilaahay dambigooda madhaafo Abwaankaas oo kale ma dhalan doona tolow 😢
Пікірлер: 3