Daroor waxaan ku qaatay laba sano(1995-1997) oo noloshayda ka mid oo aad u adkaa. Waxaanu nimi kadib dagaaladii sokeeye ee Hargeisa ka qarxay dabayaaqadii 94kii. Waagaa macal iskuul may lahayn marka laga reebo madrisado diini ahaa. Markaa labadaa sano waxbarasho maan helin. Mar baan jeeble ka noqday oo aan sigaarka iibin jiray. Marna adhi raac baan ahaa oo ayga dhanka galbeedka iyo waqooyiga ka xiga ayaa baan annaga oo ciyaalo fara badan u foofin jirray. Waa meeshan sakaaro dabashada ku bartay. Allah ha barakeeyo Daroor. Haddii Alle nafta ii daayo mar uun waa booqan doonaa.
@Yonistravels
23 күн бұрын
Waa xasuus qaaliya sxb
@user-mk5zu1yh9h
3 ай бұрын
Inta sidatda magalda daroor ku dhalatay farta taag is muujiya ☝🏾
@HodanC
3 ай бұрын
Masha allah wlo waad mahadsantay xili aan ubahana ayaad soo galisay jasakalah hotelada cusub ee magalada iyo kuwii hore igu caawai wl plz xog intaa kabadana waan uga baahanay xagee lagala soo xidhiidhi kara adoo mahadsan
@maxkamadasare2067
5 ай бұрын
waa magaalooyinkii snm ee halganka iyada iyo kaamabokor iyo awaare
Пікірлер: 22