So great to see my schoolmate Dr. Ali Ahmed in this video after over 50 yrs living apart. Khaled
@sadoawadan1764
11 ай бұрын
Mnsh Allah haddi aad zxnb ka dib u aragtay
@user-ex9qq4bs9i
11 ай бұрын
Waxaan ku raacsanahay dhaqanka uu reer Zimbabwe ku sheegay odagu. Zimbabwe waxaan mar wax barasho u jooga 1994kii/95kii, waana sidaan uu sheegay oo waxa aay qabaan ma muujiyaan! What a good Country and good city were Zimbabwe and Harare! That was one my good days!
@somaliahanoolaato6954
5 ай бұрын
@@sadoawadan1764ģg7777ģh
@SurprisedDumplings-mg8mk
4 ай бұрын
@user-ex9qq4bs9i❤😂❤9⁶9😊😢 ❤😊😊😢
@Syfyany
11 ай бұрын
Dr. Ali is a kind and frank man, and this indicates that he is a gentle person who maintains friendship with his beautiful memories that he narrated about, which brought me back to the late sixties and early seventies in Mogadishu, and everything he mentioned is 100/100 correct, which indicates that he has a strong memory, and when I listened to him I enjoyed What he mentioned about his life in Mogadishu, and by virtue of my studies during that period, I met him on some occasion in Mogadishu. Greetings to you, Doctor.
@abdullahifoodey2386
11 ай бұрын
Maashaa alaah ilaahey haku xafido DR Bonn Germany ayaan ku kulanay asagi iyo wiila shiisa oo wadda DR Ah ahlu diin ah Maashaa alaah ilaahey dartiis ayaan u jeclahay wlh
@mussaali5239
11 ай бұрын
Good story. Fascinating personality. Honest being. What a man. Guuleyso, walaal!
@ubaxayaan4811
11 ай бұрын
Saa u sugayay waaba daalay i like old stories, dadka waawayn waa kayd muhiima, ku dadaal inaad ka reebto taariikh muhiima 🎉
@idriisabdi257
11 ай бұрын
Me2
@hassansheikh8004
5 ай бұрын
Wlhi isku mid baanahay aad ban u jeclahay dadka waa wayn
@Quickchoise
11 ай бұрын
Dr Ali, Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu daayo.
@faizajama1874
3 ай бұрын
Xamartaa uu ka sheekaynayo, waa tii aan ku koray, school iyo dugsi ka bilaabay ku dhameeyey lkn maanta waa taas wax walba oo xun laga sheegayo. Ilaahay baan ka baryayaa in sidii iyo si ka fiican Alle ku soo celiyo. Aaamiin
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
11 ай бұрын
Sheeko aad u xiisa badan, waanu sugnaa qaybta 2aad idam Allah
Waxaa loo baahanyahay sida dr cali dad uga sheekeeya taariikhda soomaaliya soo martay❤
@khadareid104
11 ай бұрын
my dear surgery lecturer Dr. Ali Ahmed
@yastayonis4007
11 ай бұрын
Dr ka in Hereeri waraysi ka qaado ayaa aad looga faa'iidi lahaa waayo Ilig sheekada wuu qasayaa.
@hassanabdi3502
11 ай бұрын
Weligey ma maqlin school banaadir yaa ruushku englisch ka dhigijireen iyo Saleeman gaal yaa macalim englisch ka dhigi jiray school banaadir. Dr ali waa salaamayaa, anigoo wiil yara yaan jarmalka magaalada Bielefeld ugu imid hakaasaanuna iskubaranay.
@saadhussein5466
11 ай бұрын
Waa nin qiimobadan ilahey cimriga hakubarakeeyo aad buu soomaalida uyaqaan reer waqooyi wey isqaribeen muqdishana wey qarabeen
@mohamedlagad
11 ай бұрын
maxamed cabdi ilig barnaamij fiican weeye barnaamijyada noocan ah ee aad bilowdeen lkn hal mid baan soo jeedin qof xogaa taariikhda waxbadan ka og udhiib si waraystuhu lawaraystaha ula socdo hadayna ahayn qofka aad markaa waraysanayso soo baadh waxad isla faaqidaysaan markaas wuu macaanaanayaa barnaamijku
@mohamoudjacfarabdilahi6010
11 ай бұрын
Mansha Allah waa waraysi xiiso leh
@ismacillapasta138
11 ай бұрын
Abgal ban ahay walina wan iska faraxsanahay wax dhibaa ma qabno alxmdu walina waa nii qiimenaa
@abdirizakahmed5368
11 ай бұрын
Masha allaah
@FatimaAli-hc2zy
11 ай бұрын
Masha Allaah tabarakaraxman Very interesting history Dr. ALI ❤
@historynerd7549
5 ай бұрын
May Allah protect Dr Ali
@especialeyes3404
11 ай бұрын
Very interesting ❤
@aminabdirahman6731
11 ай бұрын
Mnchallah
@mohamedjama7231
11 ай бұрын
Very interesting and informative interview. No so badi interview nada noocaan ah.
@ahmedceymis2708
11 ай бұрын
Interesting 🧐
@mohaali97
11 ай бұрын
Cidda muufada waligeed marti soorka ku wanagsanayeen viva abgaal
@warfaa_soysoy
4 ай бұрын
Abgaal iyo banaadiri Xamar sharaf bay ku lahayd laakiin hada dad baadiyaha mudug lagasoo daad gureeyey baa qabsaday oo sharaftii iyo kala dambayntii dilay
@haydar378
11 ай бұрын
Interesting interview
@nuraali7610
11 ай бұрын
Waxan ka marqadi kacaya dadka daga dulka konfurta ee laba wabi maran ee qabilada abgal,xawadle,rra,biyamal iyo gadsan iyo bajun, jarerweyne,barawe ,gaaljecel waa dad mash allah af qaban oo aan jecleyn buuq waad dad degan.Dadkas waa dad nabad ah ilahay nabad ha siyo iyo barwaqo.
@sahraali9939
11 ай бұрын
❤
@cabeeysubagle1388
11 ай бұрын
Dr cali xaqiiqdi buu ka hadlay xiligaasi xamar balse wali isma bedelin dhaqani wanagsan ee uu sheegay
@umalkhairfarah8908
5 ай бұрын
Qofku haduu taariikh dhaba oo been iyo buun buunin ku jirin dadkoo dhami way wada xiisaynayaan ninkana waa nin dhinac walba ka dhisan oo naajida alla ha dhawro waana nin nasiib badan mansha alla
@shariifahmed3276
11 ай бұрын
Dr:Ali Axmed waa nin runta sheegayo guuleso wiligaa
@saaradahi6675
11 ай бұрын
Waa runtiisa Sheikh Hiiran laga bilaabo waa dhul barwaaqa.
@khadarabdirahmanyacquub5620
11 ай бұрын
Manha-Allaah waa waraysi iyo taariikh aad iyo aad u mudan.
@mohamednur1696
11 ай бұрын
WAA DAD WAALAN REER WOQOOYI SIDAA AYEYNA KOONFUR DHIBAATADA U GELIYEEN KOONFURINA KU BURBURTAY
@saacidismaaciil8685
11 ай бұрын
Waad la raagtay sxzp
@AbdulAli-ku9he
10 ай бұрын
Waxaan Ahay sarkaal hore , ee Xeradii difaaca cirka ee Hargeysa baan ka shaqayn jiray, 1974-1981, anoo wiil yar ee 22 jir ah, labo xidigle Kuliyadii difaaca cirka, ka soo qalin jebiyayey Odessa, Ukraine, Soviet union xiligaa. Hablaha Isaaqa ilkaha casaa xoog bay noo soo dhoweeyeen hadaanu nahay Saraakiisha Reer Koofurta, xidhiidhkayagu aad bu u fiicnaa waqti fiican wada qaadanay haasaawe. Waxay xiisany jireen lahjada reer koofurta," abaayo macaan, waan ku jeclahay" iwm Barasho wanaagsan.
@user-yk7xt1km3l
5 ай бұрын
😂😂beenaale beenaale munaafaq baad tahee beenta umada ka daa
@trlkadan3257
11 ай бұрын
Wa runtaa
@fardosodibad1998
11 ай бұрын
Dr hadaba xamar waxa qasayo waa dadkii ka yimid wixii Baladweyn ka shisheeya Galgaduud iyo mudugba ha ugu horeeyaane 😂😂😂😂😂
@shaaficishaambili
11 ай бұрын
wlhi sxb been maadan sheegin xamar waa in dadka laga soo xaaqaa , qofkaa shaqaysaheen ama wax barasho ujoogin 😁😁😁😁
@saaradahi6675
11 ай бұрын
Sheikha cidna waxba kama sheegin barwaaqada wadanka taaöa ayuu sheegay, balse Somali jiraney yaa dhaqtar kuu Heli ileyn waxba baranweysee walaa diiniyan.
@absolutepixels
7 ай бұрын
Where is part 2 !?
@yayehassan9048
4 ай бұрын
Abbahay Hassan Adam Abdi (John) AHUN Ardaydii Banaadir School ugu xarifsana ayuu Ku jirey laakiin Musuq ayaa Jaamacadiisi Roma Nin kale Magaciisi ugu xaadiray balse hadana waxbarashadiisi wuu sii watay sawir Waxan haya ay Ku jiraan Ardaydii Banaadir school Waay-waayo
@AptiDooon
3 ай бұрын
Zxp Sawirka Taariikhiga ah ma ila wadaagi kartaaa
@rashiidabdulhamiid456
11 ай бұрын
MMTV, BARNAAMUJKA AAD HA U KALA FOGEYNINA SXBAL.
@sadiamohamed2077
4 ай бұрын
MashaAllah beautiful man He made😂
@nuraali7610
11 ай бұрын
1960-1969 ila 1969-1978 intas waa waqtiki dhagalah somali fiicna oo wadanku horomar sameynaye lakin 1977 siyad bare dulka waxa uu keney dadka la qabilka oo xadara lahay oo uu badna dad gumeysi xun somarey oo aah dad halka dhagalaha iyo aqonta ka xooseya.siyad bare qabilkisa darood ayu uu dibey hilala aney aqondwda lahay markas dhagalahi waa xumadey oo somaliya sabolnimo ayey nogodey waa muqdigi kabsadey somalida oo dhan marki siyad bare qabyalad ayu hilaliki ku siyey qabilka darood oo wax xadara iyo dhagale lahayn.
@user-sf8wc6wc6v
11 ай бұрын
caadi maaha runtii, waaba film
@AA-xl8ev
11 ай бұрын
Dr funny
@yaakalehee8931
11 ай бұрын
Sxp iligow sheekaada fahad yaasiin ka so waran hadii kale qoral kayga waad arki Qoralkayga 😂
@yaakalehee8931
11 ай бұрын
Odaygu waa aalad al sugayaya🎉🎉
@abdifatahali9186
11 ай бұрын
Somalia ninkaan camal nasiib umahelin inu madax kanoqdo😢😢
Wariyaha wax research ah muu soo sameen oo ku saabsan qofka uu waresanayo,subject uu dhakhtarku ka hadlayana inta badan wariyuhu ma fahmayo,waxadna mooda in caajis hayo wariyaha su'aal uu weydiyay buu hadana ku celinaya waxan u maleenaya hunguri unba u geeyay journalism ,waxa fiicnaan lahayd in dhakhtarka uu waresto wariye pro ah sida cabdisalan hereri oo kale
@saladomar8670
10 ай бұрын
Waxey ku dhahayen abow macan maxa rabta 😂😂😂 reer xamar waa reer magal
@abdulmoaw7304
5 ай бұрын
Somalia ilaa hada waxaa qasaya reer guuraa lkn from beledweyne ilaa kenya lkn from gaalkacyo ilaa jabuuti illaa hada dhibka xagaa ayuu inooga yimid
@aamsheikh
5 ай бұрын
Dee waxa waala dhamays tiraa. Waxaan kala dhantaalan naga daaya oo ama dhamaystira ama iska daaya
@ibrahihiradwarsame4325
5 ай бұрын
Schoolki hose isago dhiganaya Dr aya usa rushka iyo china isku haystan siday aragtidoda uga dhadhiciyan ardayda hadana qabilka labara iyo reer hebal adun lolan ka dhaxeya inu jirana ma oga
@ashaelmi3575
5 ай бұрын
Walahi run buu shegey dadka hargeysa qalad ka ey ka dhadhiciyeen madax aa been u shegey illahada xamar dadkii kor ka yimid lee waley 😢 illah ha naga qabto mida kale halmid been buu ka shegey dadka rer xamarka calol ku qad maleh dilna ma yaqanin
@AhmedAli-ft3kr
9 ай бұрын
war ninku waa nin culus runrii book ga ayaa laguu sootuuraa😂😂😂
@saidmohamudmohamed1964
4 ай бұрын
Abgaal martisoorka waa lagu yaqaan muufo ayey kusiinayaan
@maxmedmuuse4653
11 ай бұрын
Dee waad la raagtee waa gooraanu ilawneee
@mohamednur1696
11 ай бұрын
JOWHAR MENONITE MISSIONARY ACHOOL LATER NAMED SHABEELLE SECONDARY 🎒🎒🎒🎒🎒 SCHOOL
@ifka2877
Ай бұрын
Arintaa dad Ila sodhaweeyo oo yar iyo weyn lookaco xamar wa sax oo kii gabar usoosheeko tagay iyo kan reerka soosalamay isku si ayaa losoodhaweeya xamar ciyaal xamarki horana qabiilka ma aqoon gobolada dadkii yimid ayaa xamar qabiilka keenay
@MahadSaciid-wz5ob
11 ай бұрын
ANOO HABENKI DHAN SEXANWAAYEY BERI QOFNOL KUGAARIMAYSID BARIIS HILIB PIG MC CUNO KADIBNA ISKATAKHALUSO WAA FOTO SHOP
@isseyusuf8888
11 ай бұрын
Bantu land iyo somaliland
@saaradahi6675
11 ай бұрын
Bilaa dhaqan, USA In aad joogto ayaa fiicneyd, meykaada ayaa la Heli lahaa hadalka Niger aad leedahay.
Пікірлер: 79