@@abdikadirhassan3792 What about if she's already occupied? Dhaqanka fiicani waa nolol adduunyo iyo janno aakhiro
@drabdifatahosmanjama6962
2 жыл бұрын
@@abdikadirhassan3792 hhhhhhh legend 🤣😅🤣😀
@xaragoxaaji1782
3 жыл бұрын
Safiyo tusmo waan ku jeclahay qaali qurux, cod, ninka ku helaa ee adiga kaa tagay dooq xumaaye. Anigu waxan ahay gabar abgaal ah laakiin waan ku taageeraa mar.dumarnimaan kula saftay marna jiniyahay gaaba ku jecel 💝💖💖💖💖
@xamsemaxud8018
8 ай бұрын
Heestan waxan ku dhageysanaya kanpala waliba xafada kabala,gala bishu wa 12/1/2024 wana habeen sacadu waxay mareysaa 5:46 wana fakarayey alle qofkasta riyadiisa haw rumeeyo😢❤
@maryanelmi-cw9jy
8 ай бұрын
Alle haku fududyo wll waxksto ad jeceshahy o qayr leh ha murugon alle bari sajuda ku ducyso farxd warta ku rajyna abwe 🙏
@halimah7164
3 жыл бұрын
Habo tusmo we love you soooo much cadawgaaga cagta hoostiisa qurux laydii soomaaliyeed
@sanaagceergabo8557
3 жыл бұрын
Msha allh maamo sharaf iyo karaamo mudan run ahaantiina aan aad u taageero u qaderiyo safiya tusmo cadawgaa cagta hoostiisa
@Hoyga-Films
3 жыл бұрын
Nabarana Igaadhoo mana Nooli mana Dhiman 😭😭😭😭
@asmamaxamudfarax5659
3 жыл бұрын
Habo safiya tusmo wan ku jeclhy lkn fanka wan kul nacay iskdaa markaa habo
@gamerwolf2197
3 жыл бұрын
Hees Safiya leedahay oo 2million gaadhay mA jirto wayna cod macaan thy Cabdi Ciise ka daawasho badan heesihiisa
@luulsheikh7156
3 жыл бұрын
Dumarow diruucda,garbasaaraha, telephone ka isugu faanka ah iyo isruxaan su'aal qabri baa ka dambeysa ee sida isku dhaama.Faaxishadaan aad caadeysateen aakhiro xisaab ayaa ka dambeysa war jooga oo ka jooga aan idin celcelino inta goori goor tahay wakhti ayaad heysataan ee u noqda allaha na abuurtey oo aanu addoomadiisa nahay☝.
@geenyadacaad2456
3 жыл бұрын
safiyo tuusmo guulayso waliga gadal ha mariin reer nairob dad qalbi wangsn mamda wa garab istagten
@haboonhoodo2663
3 жыл бұрын
Tusmo toolmoon nabad ku tag gurigagi habo love u naag gobeed galool nasaboo aan liicin baa tahay cadawgaa unoolow❤
Her voice Masha Alhaaa long life for the queen of voice 😍😍👏🏽👏🏽
@pescurlers9845
Жыл бұрын
Soo laabasho wacan 2023
@CabasBoy-ci8mw
Жыл бұрын
abAYo
@maxamuudxaaji4627
3 жыл бұрын
Awoow Awoow qiiro eey igilisay nin raga aniga ma diido aa idishay naag nool burhaanteeda mannequin m.a
@mustafedacar2183
7 ай бұрын
Masha Allah tusmo yoonis ❤❤❤ i love so much she is beutufull tone and very happy.
@somalihanolato741
3 жыл бұрын
Iska daa hees abaayo tusmo
@exportsupervisor4352
2 жыл бұрын
waa sahal oo.djibouti .jooga
@mussewais3275
2 жыл бұрын
Masha Alaah Safiyo Tusmo Cod Macaan Gabadha Samroon Salaan Sare iyaan hawada ku soo Mariyey
@maxamuudxaaji4627
3 жыл бұрын
Riyadh sucudi arabia halkaa baa ka dhageysanayaa ragu wax ma garatada hoos lkn anigu kuma jiro
@maryanelmi-cw9jy
8 ай бұрын
Mxa Cadyn u ah😂
@w410921
7 ай бұрын
Amazing voice, thank you
@shaarublibaax7139
2 жыл бұрын
Waa heestii cabdi qays waa baryo
@anisamohamed3211
3 жыл бұрын
ASC Abaayo mcn heesaha kuuma fiicna,buraanburada iyo gabayada ayaad ku fiican tahay, waan ogahay ciil baa kaa keenay Laakiin Illaahay dartii ku ilow wax kastoo dhacay Maashaa Allah waad buuxdaa Caafimaad wadan Wanaagsan inshaa Allah inta nolosha kuu hartayna Caafimaad Sareecan Ah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Ku siiyo iyo cibaada Wanaagsan 💕💕🙏
@nasramohamedkassim1539
2 жыл бұрын
Love is pain but we hardly move on
@sihamhassansihamhassan7926
3 жыл бұрын
Mansha allah quruxlay reer Nairobi waad ka baxsateen wlhi sidaas baa la idinka fadhiyaya
@ciisecolow419
3 жыл бұрын
Hadaad naaxday jilal Qof itaal kalitiyo dadka laguma nuuxsado Nac hadaad falaysana nabad lagama jitee Wales daba nitiqiyaa Ha iga nixin walalo naxaris hagoynin Maxaa ii naruura 💞♥️♥️♥️♥️my favorite song 🥰 🥰 🥰 🥰 safiyo tusmo love you
@abshiroomaar5541
3 жыл бұрын
Absolutely true ✌
@cabdiwaduudmaxamuud401
5 ай бұрын
Nac hadaad falaysana Nabad lagama jiitee Waa lais daba nitiqiyaa
@nuhhassan3176
4 ай бұрын
Tusmo ❤🎉
@asalibashir5886
3 жыл бұрын
Naribo miya jogta safiyo 😢😢😢hestan marka dhageyso waxa kale noqda💔💔
@salmaindho8852
3 жыл бұрын
امى safiyo ku jeclahy hooyo mcn aduunla sharag ku nooloow
@katramohamedomar3586
3 жыл бұрын
Tusmoy we love you sooo much ❤ 💖 ♥ sister ❤ 💖 ♥ from Ajuuraan my digaaa
@ShukriyAdan-sb5kl
Жыл бұрын
💔💔💔💔💔💔💔 Best
@khadrajaamac4271
10 ай бұрын
💜💜💜💜💜💜💜💜
@hodancali3047
3 жыл бұрын
Maasha allaah safiya tusmo guulban kuu rajaynya iyo farxad
@kadrahassan9696
3 жыл бұрын
Ma sha ALLAH
@HanadAkOfficiall
3 жыл бұрын
Ax ereyo qiro leeh cod mcnbdn haaah mana Noli maana dhiman I love you hablahena
@adamyuusuf5097
2 жыл бұрын
Heestan ragbey sheekadood uu c.qays Ka sameeyay Alle how naxariisto
@CabdiraxmanAbuukar-h5h
2 ай бұрын
Safiya tusmo in an wasan rabaa iga garseya
@iftinxaajicabdi791
9 ай бұрын
❤❤❤tusmo❤alayaxafidag❤❤❤
@CiilowYare-dt7if
Жыл бұрын
Nag I dhanto mooye nin rag I mahid kulaha ar xalima durba ma gadalba ka dareente 😅😅
@fatimafarah9558
3 жыл бұрын
Safiyo tusmo my queen cadawga ha jabo 🥰🥰🥰🥰
@iltiredoualegemail6059
2 жыл бұрын
Tusmo I love you soo sister
@zamaroongirl7540
3 жыл бұрын
Hapo Mcn marna Edaday Mcne ♥️CaDowga CiiLpaaD ku Dizhay WlHi♥️Quruxdii Iyo Codkii oqofa
Queen Safiyo Tusmo We love you ❤❤انتي اجمل ملكه وصوت وصوره ماشاءالله Does anybody notice that the hottie next to her wearing yellow and white is Hanad ❤😍
@abshiroissa2107
Жыл бұрын
❤
@khadrauk
3 жыл бұрын
Safiyo Tusmo jiriijog thanks reer Nairobi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fadumoali7300
3 жыл бұрын
Safiyo Tusmo waa qiimo badan mansha allaah
@abiibakaxmecdaahir9727
3 жыл бұрын
Waw safiya tismo
@umimaxamad2433
3 жыл бұрын
Waaw safiyo tusmo
@falisa576
10 ай бұрын
Dirgax dirgax mahan dhaanto somalidu Leedahay wa dhaanto umado kale Lee yihin e iska daayo dhalinyaroy
@muhanadcise8211
2 жыл бұрын
Mashaa alaah keep going
@NuuneaxmedfaraxCali
Жыл бұрын
Mashalaha hooyo aan jeclahay she mom song beutifull codka kusaalamay reply iisoogal ❤❤❤❤
@HEEGANMAN
10 ай бұрын
WAA HEESTII LAGA SAMEEYEY EDNA AADAN MARKII XAAJI MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL OO XIDHAN OO AAN FURIN GUURSATAY NINKII KADANBEEYEY
@ashaali-vm9gk
Жыл бұрын
Maansha Allah Allah ha ku xafido
@nashaadshamsudiin9312
3 жыл бұрын
Maamo cadwgaa unoolow ❤❤❤❤💋💋
@khadroali4919
3 жыл бұрын
Safiyo Tusmo 🥰🥰🥰
@adanriyaq9416
7 ай бұрын
Hees iyo baar😢
@NastexoAbdifatah
6 ай бұрын
Thanks my lovely sister
@rukhiyoadan2603
3 жыл бұрын
vv safiyo cadeey
@IsmaciilAbdilaahi
Жыл бұрын
masha allaah tusmo❤😋❤❤🥰
@inasayidabdule2251
3 жыл бұрын
Subxanallah
@ashaabdillahi3536
3 жыл бұрын
Car kaalay boorame waadigii ceebeeyey reerkiini iyo cuqaashiini ee diiday in ay ku cad jaraan madaa hadli kara buq yahay (Runtii qurux waad leedahay lakiin doqon baad tahay seedi kuma dhanaana (miskiin bad weyn ku soo tuurtay baad tahay ilkaha sare ayaa ku xaaraantimeeyey salaamad huuno
@aishaahmed4428
3 жыл бұрын
Nayaa borame ma hoyadaa baa leh intay timaday wlipa ka dhexdhantayne
@zamuzamu9194
3 жыл бұрын
This hotel is Nairobi please tell me his name...
@maxamedcali3296
2 жыл бұрын
Xamdibilan
@boqorkamogdisho3755
3 жыл бұрын
Waw cod mcn
@WarfaaXassan
4 ай бұрын
Woow
@nm-wx1lg
3 жыл бұрын
Tusmo wale wad quruxlay mashallah aboyo
@sahraabdi3824
2 жыл бұрын
Moma Safiya SharFanid🥰😢
@hibayasin1620
3 жыл бұрын
Bisinka heesaha calaacalka iska daaa yaan lagugu wiirsan hessu waa tafshiish ee iska yareee calaacalka badan bal maxaa calaacal dabada u sudhay 😃😥😥mana nooli mana dhiman waligay kuma soo.heeseen
@zainabahmed4198
3 жыл бұрын
Cajuun kamay quusan
@hibayasin1620
3 жыл бұрын
@@zainabahmed4198 Abaayo waaad mooda markaad u fiirstid waliba heesu u sameeyay bay qaaada jacylku waa belo ileen oo lagma bogsado 😥
@foos7330
3 жыл бұрын
Garbaha leyska joojinaa jacaylow xaal qaado😭💔👌👍
@hibayasin1620
3 жыл бұрын
Walaahi waan kaa naxay abaayo jacylku waa bello 😫
@najmamohamud3396
3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdirhmangelle7429
3 жыл бұрын
Safiya tusma
@mohamedabdullahi3112
3 жыл бұрын
Tusmo waad ka sheekeyneeysaa waayihii xumaa ee cabdi cise nacas ayuu kugu noqday
@IsmaciilAbdilaahi
Жыл бұрын
mashaa allaah❤🥰
@salwayassin
Жыл бұрын
Masllah tabsrakllah😂😊
@wiiloolol5582
3 жыл бұрын
Always queen my habaryaro
@MaxamedAdan-i9k
11 ай бұрын
Masham.alla
@inasayidabdule2251
3 жыл бұрын
SUBXANALLAH
@sharifo38378
3 жыл бұрын
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@nimcoadam6412
3 жыл бұрын
Subxanalaah subxanalah
@Qalbenuura
3 жыл бұрын
Maa Sha Allah aboowe koranto salaan sare
@Ducaale-t6m
9 ай бұрын
😂😂😂😂 3:33 3:36
@tesfitgunta6653
3 жыл бұрын
Hhhh habartan waanka qayliyay Anigu heesihii dadk dhintay bay Jalamsataa
@anabmusa5603
3 жыл бұрын
Tesfic Gunta Heesta cabdi qays abwaanka wayn ayaa iska leh waxa la qaday hibo Nuura labaduba way nool yihin waxa
Пікірлер: 216