manshaAllh illhy haydin xifdiyo my family queue madan ishaan nacabku Alahydin kahayo
@munogure886
2 жыл бұрын
Masha alah alha idin xafido my family qurux badan
@umusuunaa
2 жыл бұрын
Sagal farxada Ayaad Ku Qurux Badantahy Jiliinka Waad Iga Badisay M.a Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@LeyloIbraahim-y5i
2 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤ my famli ❤❤😊
@hamzadeen6196
2 жыл бұрын
Masha Allah my lovely sister and brother
@ruqiiyacawiil9116
Жыл бұрын
Masha allaah gabdhaha soomaliyed waa gob waxaa fahma waa nin nin ka tahay nabigeenu scw waxuu dhahay ninka ragga ugu akhyarsan waa ninka reerkiisa u wacaan isku waara anigana ii soo duceeya xaajigaygan jeclaaba iga foog in allaah isku kaaya soo dhaweeyo
@safiyaahmed4415
2 жыл бұрын
ma.sha allah sagal waa laga farhiyey asad iyo sagal allaha is ku kin dayo
@ayanali7911
2 жыл бұрын
Mansha Allah quruxay allaha ku dayo xajiiga ilxun idima aragto Waa wax fiican hadiyada siiba tan Raga xaaskisa u keeno lama ilaawan Waaye.
@essiahassan5157
2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah 🥰 beautiful family.......sagaleeey ducadada Amiiiiin ya rabi an ku leyahay rabi inima kala qado isku wara farxad dhamaneynin ini rajeyna 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤🥰😘😘❤
@faadumomaxamed8399
2 жыл бұрын
Abaaye kalmada isku waara wadanbi aduun Kan Cid kuwaaraysa oo aan ahayn allahii adoomada abuuray ahayn majirto Marka nolosha intay khyr idiin tahay wada noolaada dheh
Wllhi habo MCN Cod kaga macaan wllhi mamoyinki hore camal yaan lagusodalban amus 🤫 quran Lee nogu so aqri horena waan u arke beby ga mar kad baran kiga kusamenesee wad qadese 🥴🥴
@ilkacasguure3444
2 жыл бұрын
masha allah sagal iyo asad barakalaah wllyl
@halimomohamed3769
2 жыл бұрын
Msha alaaah ale ha isukiindayo adigana hadyadadi aya lagasugaya sagaley
@faizaqawdhan6021
2 жыл бұрын
Manshallaa alhisugiin daayo cadwgiinu hajabo
@ifraxmuuse8738
2 жыл бұрын
Masha alla hano MCN wllhi hadaa ku arko habo deydaa u ek tahay hadalkeda dabeecadda kul kuleyl keda aledahay 👌
@ikraanNadiif
4 ай бұрын
Alle haiskiin daayo waayo badan isha nacabku idinka dadan m.a lamaane istaahila in lagu deydo asad madaxaa iisaaran thy keep going wll qlli❤❤❤❤
@farhiyamohamud5466
2 жыл бұрын
Masha allaaah tabarakallaah illahey ha inku indhayo aaamiin yaa rabbii
@munainafarax9372
2 жыл бұрын
Msh allh asad iyo sagal isku wr❤❤❤👍👍👍🖐🖐🖐🖐
@mamasafachannel
2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah alle subxaana waatacaala haydin barakeeyo hawaaro jeceyliku yuusan noqo kii social media alle sidaa idinkama yeelo galacayaal
@aniisoomar8898
2 жыл бұрын
Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah Beautiful family 😍😍😱🙌🤗❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Keep going on sagal iyo asad for exemple to somali men
@Sahraabdirahmasnmohamed
8 ай бұрын
Masha allah ilhy ha idin xafido
@farxiyoalijamac4945
2 жыл бұрын
M.a my family allah idin xafido duma asad wanka qabnah raligalinta boqorden sagal qli 💋👸❤❤❤🥰
@stronglady7424
2 жыл бұрын
Masha allah ❤❤😍😍isku waara abid
@nalkapeadiamond4712
2 жыл бұрын
Maskuu asi keenay lee prank ugu sameey asigoo jiif kugaad dhaqsa noogu soo aar
@maidaxusen3633
7 ай бұрын
Sagal waku heystaa wlhi 😂😂🎉
@rahmaawadh2802
2 жыл бұрын
MashaAllah 💖💖💖👌
@sidra8933
2 жыл бұрын
M.allah walhi xalay 4500 dahab la igaday walhi Ani farxada wakula daremaya allaha nodayo rageena wa bariyaal hoyoyinki so koriyaa mahadleh
@amalgamjama4613
2 жыл бұрын
Asadow Sagal wadnahad goysay mas ayey kuwalatey way iga qoslisey asadow beentada hore runtada dambey udaratahey kadhacdey Mansha Allah Saana laysku xaalmariya kameyro wixi kuso marey oo naxdin ah Sagal quruxey
@fatimaguleid5724
2 жыл бұрын
Mansha allah walaalo sagal allah haku xiftiyo adiga xajiga asad,❤💯
@djiboutimyhome2867
2 жыл бұрын
Manta igu horaysa channel kina masha Allah weyi lakine sister labtaa ka jaar intad maradu ka badaay adi galey somali way walataay o var bay ku walatay . horey u socoda
@MakoAhmed-n5g
10 ай бұрын
Ma sha Allah edo macan sagal iyo Edo macan asad Allah ha idin xifdiyo ☝️🤲Amin ما شاءالله اللهم احفظكم اللهم يبارككم اللهم آمين 🤲🤲🤲 anigu waxan ka mid ahay taageerayaashiina waxaan kaso qoray magaalada Seattle Washington North West America Allaha haduu ii amro waxaan idiinku soo booqan doona Nairobi in sha Allah fi amaanullah في أمان الله edo caruurtii ii wada shumiya aasiyada runta not the film iyo ku dara aadiyada idin la jiilayso 😂 ya
@MakoAhmed-n5g
10 ай бұрын
Anigo maga cayaygu wa mako Ahmed see you In Nairobi in sha Allah 🤲🤲🤲from Seattle Washington
@daauudqanciye3256
2 жыл бұрын
M.a alle hayku kiin dayo ❤❤
@fatu1841
Жыл бұрын
Asc masha Allah wll
@farhiyajamaa7717
2 жыл бұрын
Masha Allah tabarikalha family qurxu badan Allah ha indeed barkeyo dumashi sofucan baad uraligalisy
@xalimoh5223
2 жыл бұрын
Mashaa allh
@najaxabdi8578
2 жыл бұрын
Masha Allah 👑❤
@Bintu_Abdullahi
2 жыл бұрын
M.a Codkaaga alle hku daysto abyo sagal
@saadiaibrahim9484
2 жыл бұрын
Mansha Allah ilahey ha idin xifdiyo
@nimcoyusuf8274
7 ай бұрын
Sagaley waxasi ma hantidi asad ee la helay ba 😂❤
@queenofsomaliacooking2876
2 жыл бұрын
Masha Allah isku wara abid farxadan iyo nolol dheer isla qaata ❤️❤️❤️🩸❤️🩸🩸❤️💍💍💍
Пікірлер: 357