Sawirku waa kii khadra daahir ee fadlan soo dhig sawirkk Sahra ahmed ilaah labadaba ha u naxariisto anagana ha nooga daba naxariisto waa la wada dhimanayaaye
@saeedhasan7147
Жыл бұрын
Khadra maaha walaale waa Sahra axmed allaha u naxariistee.
@TruthTellerMan
Жыл бұрын
Iska sax cinwaanka waa sahra axmed alla ha u naxariisto.
@omarabdi3332
Жыл бұрын
Waxay heestaani ka mid ahayd heesihii badnaa ee ku jiray ruwaayaddii "WAA MAADAYS ADUUNYADU DADKUNA WAY METELAYAAN" Composed by Singub Waxaana ay suubaxday 1984. Xusuus bay ii lahayd
@ibrahimadem715
Жыл бұрын
Waa hees cajaaib ah
@maryanahmed6203
Жыл бұрын
Mix
@mahaddirirgeesood9556
Жыл бұрын
Wh wah maxaasaa jacayl ah
@caliaadan1254
Жыл бұрын
Afrikan
@abdulqadirabdulhamid4080
Жыл бұрын
Sawirka Khadra iyo Sahra Makala taqanid miyaa Walal Waxad meesha dartay wa sawirki Khadra Ale H unaxariisto
@xuseendhangub9704
Жыл бұрын
Hestani waxey ku jirtey Riwayadi waa madesy Adunyadu dadkuna wey matelyan waxan Alif AHUN maxud cabdilahi cise sangub waxan dhigay hoboladii waberi hetan waxa wada Qadayey AHUN maxed Axmed dhabarlow iyo sahra Axmad jamaac waxan ku dawaday National theater hargeysa
Пікірлер: 14