Sahra Axmed - Sir ma qabe lyrics, last version | Hees Jacayl ah | Heesaha Hirgalay l Sahro axmad Sirmaqabe, hees calaacal ah, oo ah hees macaan, sahro ahmed heesta hadeey samadu furantahay suuradaha quraankiyo saligaan u dirayaa waxaa qaadaya Alla ha u naxariistee Fanaanadii soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac, waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan geyiga soomaalida iyo bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee afsoomaaliga. Sahra Ahmed sirmaqabe muusigii abdisalaan Jimmy, waa hees aad u macaan dhegeysi wacan.
❤️ Follow [Heesaha Hirgalay]
------------------------------------------------------------------
/ heesahahirgalay
/ heesahahirgalay
/ heesahahirgalay
/ @heesahahirgalay
------------------------------------------------------------------
Sidoo kale Heesaha Hirgalay, kala soco heesaha sahro axmed, sahra axmed qaraami, sahro axmed calaacal, sahro axmed heesihii hore, sahra axmed hees jaceyl ah, sahro axmad jacayl, sahra axmad hees cusub, sahro axmad qaraami.
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso jacayl ah oo Qaraami ah, Heesihii hore , Kala soco Chanalkaan, Hees abdijabaar al khaliiji, Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub ee heesahaha jacaylka, Somali Music Lyrics, somali songs lyrics,
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
• CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#HeesahaHirgalay #SahraAxmed #SomaliMusic
Негізгі бет SAHRA AXMED - SIR MAQABE LYRICS | HADEEY SAMADU FURANTAHAY | HEES JACAYL CALAACAL AH | SAHRO AHMED
Пікірлер: 25