Soo dhawoow inkasto ay wanaagsan tahay qof wax soo qora magaciisa runta in uu ku faano waayo waa sharaf iyo mudnaan waa run waa kala musiga iyo laxan mahadsanid
Mahadsanid sxb Salah. Waxaan ka codsan lahaa hadii aad heyso heestii ugu horreysay ee kacaanka loo qaado by Ahmed Naji iyo hobolada waber "Oktoobar waa daruur hillacdey oo somalia u da'dey" fadlan soo geli hadaad heyso.
@iftinband-salahbonge2326
3 ай бұрын
Jabril soo dhawoow dalabkaaga wuu soo socdaa ii dulqado fadlan mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
3 ай бұрын
Heesta heesaha kacaanka aan ugu jeclahay youtabka iyadoo la jarjaray oo beydka maryan mursal ay ka maqantahay ayaa ku jira iyadoo dhameystiran oo fasiix ah ayaad soo. Gelisay mahad hakaa gaarto ustaad saalax boonge
@iftinband-salahbonge2326
3 ай бұрын
Abdirisaaq soo Dhawoow haddii aad soo giliso hees kombaleed ah waxaa jira dad maqlay KZitem ayaa lacag laga helaa oo heesahaaga iyo sawiradaadi soo copy yeysanayaan hadaba ii dulqaata mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
3 ай бұрын
King of somali Clarinet Cali Rooble (aun)
@iftinband-salahbonge2326
3 ай бұрын
Leone waa aduun maanta waa la joogaa bari lama oga mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
3 ай бұрын
Saalaxow hadii aad heyso heesta matabcade bur weynoow ma ogtahay maamulkii dalkeeni ma aragtay soo geli iyo heessta faadumo qaasim soo joog sokeeyahaa saan ma layeelo see ahaan weli was lagu sualaayee waa codsi
@iftinband-salahbonge2326
3 ай бұрын
Abdirasaaq soo dhawoow dalabkaaga wuu aqbalay fadlan channelkeega waa in aad faafisaa asaxaabta mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
3 ай бұрын
Kanooni 🎵💯
@iftinband-salahbonge2326
3 ай бұрын
Leone soo dhawoow guuxa sidii kanooni oo kale waa loo baahan yahay mahadsanid
Пікірлер: 16