28/3/2024 dhagaysan waxan ku nola magalo layiraahda kampla waxaan xasuusta malmo aad igu adka oo ay naftayda soomartay iyo bini adam kala noca oo aan nolasha lasoo wadagay waxan raba maalin inaan hooyaday mcn uga sheekeendono inshallah😢❤
@ahmedwaliwali6955
2 жыл бұрын
Sababta heestaan Hal milyan ugaari weeysay socdaalbo waa kaas ukala kacdee codka iyo erayada aad baan uga helay
@sacdiyomohamed4425
2 жыл бұрын
Tiktok inta kusoo aragtay oo soodisay isooraca✌
@najmaciiltiraofficial5286
6 жыл бұрын
Dunida cilmigeda badan naflaha ku cawaynayow casharo waxa kaa hor imin yab iyo cajab kugu noqode
Gabar deris ahan jirnay oo aan walalaheed zxpo aheen ku xasuusta 2018
@kingaj4461
Жыл бұрын
Hes an ladhacay hadal murti leh wayo 👍👍
@AhmedAli-fh9gp
4 ай бұрын
Anab
@safakayse6774
3 жыл бұрын
2021
@SharmaarkeHassan-up9ue
2 ай бұрын
Habeeen habeenada ka mida anoo soconaya meeel jida oocafiiteriya oo meeel shaqa kasoo baxay oo daln ayaan waxan la meel dheer ka arkaya zxpkay io gabadha aan la shekesan jiray oo esha galaya intaaa usoo dhawaday ayaan ku dhahay zxp adiga io gabadhan maxa cawo uwada socotan iyago hadalba ka laba labeeen ayeey igu jawabeeen wan is guursanayna ani xiliga gudaha xanuun badan ayaaan ka dareemaya anooo istaagu idhibayo aaayn ku dhahy mac quul ma tahy wayo adi zxpkaya ayaa tahy iyadan wa qofka jeclahy wan ogtahy lkn marka arkaya inay waxa kasta run yihiin ayaan kasooo tagay anooo xanuunka gudaha uuu aad u daran yahy karkiisa io shooogisuba ano marxalada is dhafi is leh ayaan fb gal waxan igasoo horbaxay filin aan u maleeenayo inuu musical ahaa ooo heestan sarantahy heestan ayaam soo radiyaya 🎉😢
Пікірлер: 115