Habo salman, we are here for you I will subscribe to your channel and support you, wish you all the best and stay strong🫶💕💖
@user-yd2cu1ed8q
Ай бұрын
❤❤
@user-yd2cu1ed8q
Ай бұрын
Waan u saaray
@UmasalmanUmasalman
Ай бұрын
masha Allah abaayo hooyo karti leh ayaa tahay oo lagu faano inta kuna ceb inta kujecel ayaa kabadan ha'ubixin cayayaanka meelaha saaran 😡😡
@UmasalmanUmasalman
Ай бұрын
salman waa wiil karti leh Allah hakuu xifdiyo ilmaha dhamaantoo insha allah you tuubkiisa waa fallow gareeyay habar yartiis soomaali ayaan ahay hal far ayuu iga codsadey laakiin tobon keyga farood ayaan kugarab istaagaayaa insha allah abaayo 🤲🤲💯💯
Fadumo illah qalbiyadina ha dhayo rabi garabkina ha galo hoyo waxbo damir leh wey kula damqanesa wax magaratane nafteda xisay ixtiram uma heyso ee horey u soco illah dad kuma bahiyo
@user-pt9if3bv6h
Ай бұрын
Maante salaada maqrab markaa tukaday ayaan kuu duceeyey ilaahay ha kuu aqbalo aamiin yaa rabi❤❤
Subxanalah ilahow xaqa nafahansi ya rabbi Subxanalah
@ashaladan2681
Ай бұрын
Inshalaah salmaan wuu guulaysanayaa.ilaahay ha caawiyo
@habiboanshur9989
Ай бұрын
Mash Allah imanka Alle ha Ku siyadsho wallhi wan Ku gu farxa markan Ku arko ado dhibka kugu dhacay insh Allah wad kabaxeysa my dhiga❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉💐💘💋🎈❤️❤️💞❤️👑👠👠🥂👑🌷💌💌♥️
Illahay salmaan ha noo xifidiyo ish bil aadan ka iyo tan xaasida ka allahu ha ka xijaabo habo mcnto guuleyso illahay sharta waxa ma gartada Allah ha idin ka qabto
@user-xj6ui5ut9h
6 күн бұрын
Insha.allah ina hooyo sida aad wax ujeceshahay waad uheli
@shukriali3911
Ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah Walaal Fadumo Allaha Idin Xafido Adiga Qoskaago dhan Wallahi komenti badana kuma soqoro lakiin Qalbigaan kala Ooya Laataxzan Salmaan Faraj kheyr qaba Alle u furaya InshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kq9pw2mg6y
Ай бұрын
Walal bini adamku waydhib badan yihin lama qancinkaro hays kudalin ilahay awlada hakuso ururiyo niyada wanaji qof adag batahay adkayso
@ibadoabdiwahid7734
Ай бұрын
Abayo mcn allah ayaa garabkaaga ah ee allah haku caawiyo mcnto somalia iska dhaaf ee iskaga aamus
@AmaalAmalhassan-iw2ox
Ай бұрын
Habaryar raali ahaw wallah hdaan awoodo dadkaas inaa meeshooda ugu tago waa ugu tagi lahaay casharna waa udhigi lahaa Gar iyo gardaro waa ku taageersanhy gaaladaasna allah kaa qabto
@xidigmomohamoud3706
Ай бұрын
Allaha idin caawiyo adiga iyo carurtada iyo inta muslim ah carur laga qatay wilka wan usaray guleyso walal dhag ha,udhigin intaxun inta fiican garab beykuyihiin
@nadiifoladan8844
Ай бұрын
Ilahy ha kagaga soo fur furo wlshy qali
@fadumahussein972
Ай бұрын
Maashaallah walaashay
@user-yd2cu1ed8q
Ай бұрын
Waan kuu duceynaa abaayo markasta inta xun shirkooda allah hakaa qabto❤
@kafiyahsadiiq2474
Ай бұрын
Walaashey macaan Allah idin fududeeyo awlaadaad cadawga Allah kaaga soo badbaadiyo . Amiin yaa Allah 💔😭💙🇸🇴
Walalshay insha Allah guul iyo gobanimo adiga caruurtada
@rayanhassan6389
Ай бұрын
Abaayo dadkaan wax lala hadlo ma ahn dad cawaan ah ayaa buuxa qalbiga allaha ku qaboojiyo salmana allaha xifdiyo yarabi
@user-om8xt9lc4t
Ай бұрын
Wlo qaali ilmaha Allah hasooceliyo inagoodhan bay inaga maqanyihiim adiguna hooyo ayaad tahay markii ilmahaaga waxyar xanundareemo Saad noqonayso Allah baa og markaa qaali inta xun hadhagaysan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ salman ciwaakiisa aaaway
@fadumodahir8667
Ай бұрын
Fadumo abaayo macaanto aniga gooraan usaaray maba aqaan malaha channel ka horay ufurnaa illahay haw gargaaro adigana sabir haku siiyo insha allah waa ku soo noqonayan
@zamzamismail8254
Ай бұрын
Asc walaalo ka soco dadka xun karaac dantaada stand for your self do what ever you think is best for you don’t challenge with bad people hooyo ayaan ahay ima taqaanid kuma aqaano laakiin waxa inaga dhexeeya hooyo nimo waan ku dhinac taaganahay we will follow salman and #him 👍
Ilaahay somali kuuma jabiyo kuumana baahiyo dad liitaaa ku badan kuwa ku adhax jabinaya ee gaalka kuula socdana Allah gondahooda haku celiyo masiibo lagu cibro qaatana haka muujiyo xbbty awlaadada Allah iyagoo nabad qaba hakuusoo celiyo
@habiiboabdi5076
Ай бұрын
Masha Allaah Masha Allaah Abaayo 👏 keep going
@SafaBouh-lb2sp
Ай бұрын
abaayo allah garabkaaga ha galo qalbigana ha kuu adkeeyo insha allah waad guuleesan inteena fiican ku cafi inta xun
@anabanabhassan7556
Ай бұрын
Asc abayo fadtimo Mashallah Mashallah salaman yare Allah h cwiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@sacdiyacismaanw.a6338
Ай бұрын
Ilaahay ha kaga soo bixiyo gacanta galaada caruurtaada abaayo 😢
@hafsadahir1707
4 күн бұрын
Abaayo cumra isku day hada tagi kartoo oo ku soo ooy baytkii Allah. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraamcabdi6728
Ай бұрын
fadumo Allah cadawgaga ha jabsho meel kastoy jogaan ILAAHAY ilmahaga hakuu soo nabad cesho ILAAHAY qalbigooda ha u ilaaliyo oo diinta ha ku sugo 🤲 manta caruur ayaa ka maqan lkn caafimadkii ayaad haysataa alxamdulilaah 🥰 waxa jira qayrkaa caruur iyo caafimadba waayay😭 Allah u gargaaro Muslimiinta meel kastoy jogaan
@UmasalmanUmasalman
Ай бұрын
Amiin amiin amiin ya Allah 😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
@khadrafarah5488
Ай бұрын
Fadumo Allaah ha ku cawiiyo Aamiin.Aamiin❤❤❤❤
@user-ds3gy1fj6c
Ай бұрын
Ilaahey garabkiisa ha ahaado ilahey gaalada gacantiisa hakaga so saaro walshey waaku daremeena 😢😢😢
@amirasharif9385
Ай бұрын
Asc walashay waa u wada saarnay inta Guriga taalo allaha noo xafido waa wallal idin taageerto oo isna aqoonin waana kuu duceeyaa insha allah illahay idina dayaco insha allah
Ilahay caruurota ka soo qaado cadowka . Ilahay qalbiga ku qabowjiyo
@AhmedBuux-vl1ob
Ай бұрын
Mashalla Salman ❤❤❤
@halimohassan6317
26 күн бұрын
Abayo ilahay haku gargaro oo ilmaha haku so celiyo iska dhaf dadka xun xun ee bila aqliga ah inta fican ee Somali nimoda jecel ducadoda Allah haku aqbalo qof an dhib arki oo kugu diganayo ilahay ba ujeda ee Allah kuda ana WAN ku duceya inshallah hore u soco
@CaishoCabdul-rq1tz
Ай бұрын
Sharta soomalida Allaha ka qabto wanagoda Allaha kuso xijiyo salman wllo Allaha galadas gacantas haka sosaro😢
@imanomarhassan8942
Ай бұрын
Alle SWT ha gargaaro dhaman intii dhiban oo dhan Aamiin
Пікірлер: 237